Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^Lol. War nin sarar iyo garab la siiyaan ahay juxa, ma nin dufanta loo quuraan ahay? Dufan kute. Ma cay beey i qarineeysaa taloow?
  2. Gheele, Lol. Gardarro aan geed ku soo gabbad lahayn baad waddaa.
  3. ^Loooooooooooool Juxa walaahi Libaaxad baa tahay. Mise waad googleeysey? Waxaanan la heleynin baan doondoonayaa.
  4. ^Lol. Ma fahmayaan adeer. Ibti...you wouldn't understand it Adeer. Lily, jini anaa ka fiyoow... Singing is a sign of wellness dear. Thanks for asking. Hawdy Val, how are you faring my dear? Still eco-resting?
  5. Cawaale, Qaasim raggeedii buu ahaa. G.N, ninkaa Qaasim ahi waa raggeedii Walle, kama xishoon jirin in uu qirto kolkii la sito. Macaan iyo qadhaadh is classic. My favourite part is markuu leeyahay: Nin majiiro keliyuun qabsaday hay maleeynina e Matalooyin tallantaaliyaan Maandhow leeyahaye Marbaan ahay muddeec camal sanoon maagista aqoone Marna macangag laayaan ahoo miiggan baan ahaye Mar baan ahay Muftiga saahidnimo Mowlaca u gala e Marna makhaawi waasho khamriga miista baan ahaye marbaan ahay murtiyo baanisaba madadaxda reeraha e Ooy weliba muuna iyo dulqaad igu mjeertaane Marna reer magaal loofaroon muuqan baan ahaye Mar baan ahay xaaraan maqdaca marin jadiinkiiye Marna tuug mu'diya baan ahoon maal Rasuul bixine
  6. Dabayl weeye aduunyadu, nimba maalinbeey, ahaa ehee, nimba maalin beey dardartaa. I daaya i daaya, idaaya! *Gets up humming*
  7. ^What's your fetish then, Siren? Being a pain on someone's tits?
  8. Adam Zaylac...lucky you. Listen to this stuff. Classic. I just found it after almost 12 years of searching for it. It takes back back home in an instance. Bulliyey, shimbiryahay, bulliyeey It's so picturesque.... xaax
  9. I thought this was a how-to to another topic. Mar haddeey cunto tahay sorry...I just had hilib geel... findhicilkaan hayaa.
  10. Axmed Ismaaciil Diiriye ninkii la odhan jiray ee Qaasim[1] ku magacdheeraa ayaa 1974kii gabay mariyey. Gabaygaasi wuxuu ahaa mid qabyaaladeed, Soomaali badanna wax ka sheegaya. Sidaad arki doonto Qaasim gabayga wuxuu ka billaabay Eyle iyo Siwaaqroonta xumi ha i suryeeyeene. Eyle waa tol Soomaaliyeed oo koonfurta dalka ku badan oo ku abtirsada beesha Jareer Weyne, Siwaaqroona waa niman ********** ah oo bariga Soomaaliya dega. Dhoodaan oo xilligaa Hargaysa joogay ayuu gabaygaasi gaadhay. Kolkii uu dhagaystay ayuu wuxuu u tagay Cali Cilmi Afyare. Wuxuu ku yidhi “war ninku Siwaaqroon ayuu garaacay, faalooyinka kalena iyagaa ayunbay ku imanayaane u jawaab.” Cali haye waan u jawaabi ayuu yidhi. Muddo ayuu Dhoodaan is celiyey oo uu sugay jawaabta Cali Cilmi Afyare. Isagoon wali wax hadal ah ka maqal Cali ayuu Dhoodaan wuxuu arkay gabaygii Qaasim oo laysla fandhaaliyey oo si daran ugu faafay Xamar iyo Hargaysa. Gabadhu gabadhii ayey ku casuuntay, darawalku darawalkii ayuu ku casuumay, sarkaalku sarkaalkii ayuu ku casuumay, dibjirkuna dibjirkii ayuu ku casuumay. Sidoo kale Dhoodaan wuxuu arkay dadkii oo gabaygaa xiisad ka qaaday. Kolkaa waxay badday inuu jawaabo. Gabaygii Qaasim oo dhan iyo kii Dhoodaan oo in badani maqan tahay ayaan hoose kusoo qaadanaynaa si dulucdu kuugu ambabaxdo. Halkan guji si aad u akhriso gabayada Source: Doollo.com
  11. Originally posted by Gaax-Nuug: War hedde adba dhowr jeeb baad qaxwe doonataye ii sug! Midda kale eed tidhi Cumar Jees baa reero barqanaya is dhiiba yidhi, horta ficilkaasi wuu ka suuroo baa reerahanaga. Laakin adigu si kale ayaad u macnaysaye waa geesinimo. Usheeg. Waxaa la yiraahdaa fursad kuu furan markaa oo keliya? Lol@dhiiba
  12. Lol. I found it chuckle-worthy. Is that strange? There is no bigger pleasure than having to see a bunch of Somalis fighting tooth and nail to uphold the so-called 'ethics' of it all.
  13. BOB: Paragon Raggeedii waaye dadkaas ee ka leexo... Just remember almost all the beautiful girls in Garissa...almost all the supuus that used to attend NEP Girls...walikuwa nani? Lol. Waryaa BOB I know where you are going with the NEP girls mentioning. Yes, I guilty as charged when it comes to shuttles from County High (Ciyaalka Dabeesha) aka Barracks Boys to that beautiful destination. But in my defence, I had acquaintances awaiting - and pretty ones too. That was all there was to it. I mean can you swear that you haven't been tempted to jump fence when you lived near there in the infamous 'cubes'? Ofcourse ofcourse, their girls are absolutely stunning and as good natured as any proper Somali girl should be. I am proud for them. Heck, the girls of the OG (whether in Qabri Dahare or Saaqqaa) are simply the prettiest girls in all of Somali inhabited lands Qurbaha included. Ayeeydeey (May Allah rest her soul) baa ah reer Cabdillaha itoobiya ah oo anagaa ka guursaney oo weey naga guursadeen marka inaan amaano hablahaa waa XAQ! Laakin arrinta yare aniga iyo adiga ina dhextaal sidii ciyaalka xaafadda ayaan ugu kala baxeeynaa. Nuune isagu waa laguu yaqaan oo Dheekkaa Harjaa ayuu sokor tumun tumun ku iibin jirey markeey Kaakacaayda C.yahan waarikoow u baahdaan. Marka goortaad aragtaba waxbuu iibinayaa. Waxuuba i soo xusuusiyey nin Libooye-Kiinya bacadle ku haysan jirey oo markaad calal ka iibsan weydo ku qaylin jirey: 'warwareegtooy, wax ma gadatooy, Wallee lagu arag!' Isaga halkaa inoo daa haynoo joogo, illeen markaa rabno ayaan dhahaynaa, sidii Cabdillaahi Loow lagu yiri ee uu ka xanaaqay kolkii nin ayeey isku reer yihiin oo damcay inuu loorigiisa u amaano yiri, intuu gaariga birtiisa ka shanqariyey '...War bilsansanaa, Alloow yaa Bilaawe ka tunta'. For the rest of Somali maxamed posting in this topic, Bilcaan is absolutely harmless, hech, why would my bro call his beloved relative 'ninyoow bilcaantii heblaayo ahayd ma bad qabtaa?[/b] To use the word wrongly, as some do in here, is utterly unacceptable.
  14. Lol@Sangailu looool. I had a friend oo halkaa ka yimi we had to call him sangailu. His adeer (kaplow qoriyow) was hell on legs. Alla muxuu cirmar qabtay! FB, Maybe I should put Nuune's Ina Abooy dialect on youtube too. 'War awoowgii lagubyahaw, geela geela ka duw, geelaadu gandi buu qabaaye.' But I must admit nuune's ina aabooy don't have a dialect to speak of...they sound neutral Somali somehow.... I like the Cabdalle, Reer Wajir, M.Subeer, T.cade dialects ...when I hear them speak I feel right at Gubo Sagaaro...iyo Daad-Shoor. I need to go visit Southall soon. 'Aaay, booshad soo rid adi'
  15. Originally posted by xiinfaniin: ^Sidee baaanan weli u wadin! Abtigiis baa gabay caatta inta soo allifay yiri is dhiiba wuxuuba isoo xasuusiyey Ahmed C Jees iyo 1991-- Hal Malyan oo qof magaalo ay kusoo qaxday inta hor fariistay yiri isa soo dhiiba Lol. War ma berigii la soo jabay baa ee jidka Habaar Waalid dharka dadkii kala haray baa? Cumar Jees sheegtaye, ma ogtahay waagaa inuu yahay markuu baxay magaca: General of the Jungle. Guess who that is?
  16. War horta muxuu sheegey? Anigu taasaanba is weydiiyey.
  17. It's a dhaqan-celis project for fish and chips and sujui kids I guess.
  18. Lol. Oo weli ma waddaan? Yaa la sitaa taloow?
  19. Originally posted by Dhubad.: Great idea, this led me to from ZAYLAC to Harare by the above guy. Thanks for sharing with us NGONGE and count me in . I am thinking of walking home. From London all the way to Maakhir. How many years or months will it take me? Oh yeah, the degmo thing...not so bad.
  20. Lol@ilkahaan kaa gub! Waa Cabdalle asli ah... lo'leey waaxid. Nuune's geeljire families are more rageedii Of course naag waa bilcaan. Yacni ka bacdi maxeey sheegi? Waa wada washeensi.
  21. Paragon

    Muna's Murder

    ^Took me sometime to find it but got it now. I must go to specsavers again, I suppose.