
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
Dhoodaan must be celeberated for his mastery of homour and commic -- Some of his commic poems can be called the funniest and the most liked ones by the younger generations. I for one love to listen to his poetry, and every time I listen to this poem - It brightens the day. JACBURKII DHOODAAN War horta ninyahaw anigu waan jeclaadaye Gabadhbaan jeclahay oo i jecel, mana jeclaadeene Haddii ay i jeclaatana ma rabo inaan jeclaadaaye Ninkii ay jeclaatana la waa inuu jeclaadaaye Kii aan jeclayn waa iyadu inay jeclaataaye Jacaylkagya iyo keedu waa laba jeclaadoone Gabadh jinaha dhuudhuuban waa inaan jeclaadaaye Tu naasuhu janjeedhaan waa inaan jeclaadaaye Middii jeer la moodoo dhan waa inaan jeclaadaaye Garoobtii i soo jiidha waa inaan jeclaadaaye Islaan baradho jiidaysa waa inaan jeclaadaaye Duqdii jaadka gadaneysay waa inaan jeclaadaaye Habar jeenyo buurbuuran waa inaan jeclaadaaye Wadaaddaanse jeclaadee dharraar macawsta i siisay Gurigeeda waagaan tegee ay shaaha ii karisay Haasawaheedii kolkuu sooba madhan waayey Feedhka iyo tantoomada sideer uguma boobeene Kolkay qaad i siinweydey ayuu mawdku ka adeegay. Ninkii dumar jeclaadaase wuu yara ammaantaaye Adna waxaaban kuu soo fekeray hadallo dhaadheere Midabka iyo quruxdaadan ayaan yarahe faalleyne Gabadhyahay casaantaadu waa dhuxullo meygaage Afkaagana madowgiisu waa nuuraddoo kale e Sidaa aawadeed baan jacayl kuugu soo kacaye Guurna waaban kaa doonaya sidaa dharraatiiye Timahaygu siday yihiin eed cirrada moodo Duqdnimiyo gabow igama aha oo wayska dhalankaye Adiguna carruurbaad tihiyo sida dhallaankiiye Isku qayrna waa nahay anuun baa laba Gu! kaa weeyne Sanadkii Daraawiishtii baan dhoocillo ahayne Dhallinyaro inaan nahay dadkuba waa ogsoonyahaye Inan iyo barbaar baan nahaye waan lagaranayne Raggaa kale juuq ha u odhan aniga mooyaane Kii kula hadlana waa inaan feedh ka badiyaaye Haddii layga kaa dhaco waxbaan sahayan doonaaye Dameer dhagaxa waa inaan gurtoo qaylo kiciyaaye Naagtana ka iga qaada waa inaan ka dhuuntaaye Ninuu ciil lafaha buuxiyoo dibinta ruugaaya Oo luqanta hoogaamiyo gegi xarriiqaaya Haddii kii xumaantaa ku falay weliba maad maagtid Sidii laba digaag sow ilkaa layska cuni maayo.
-
Read this lovely poem he wrote about Miss Right... ------ Dumarku waxay ku roon yihiin inay damac lahaadaane.! Waa inaanay da;weynayn middaad guur u dayataaye.! Dabci waa inay leedahoo waana dabataaye.! Waa inay dulqaad badan tahoo daacad kuu tahaye.! Deriskeeda waa inay xaqdhawr ugu dedaashaaye.! Doorkaad wax fari waa inaan lagu daduucayne.! Waa inaanay ehelka u darrayn duul xigaale ahe.! Waa inaanay ubadkana dayicin dhab u daryeeshaaye.! Waa inaanay kaa dudin markaad yae is diiddaane.! Waa inaanay xidid kaa dacweyn doodna kuu qabinee.! Waa inay dareen lexejecliyo doojin leedahaye.! Waa inay diyaafadin xarrago dookh u leedahaye.! Waa inay darmaan gaarriyo daran ahaataaye.! Duhur iyo habeen waa inay kuu diyaar tahaye.! Waa inay gacalo diiranoo debecsanaataaye.! Waa inay sidii daawad geel kugu dul reentaaye.! Waa inay ku deeqsiin kartaa waxadan doonayne.! Waa inay doc haasaawin iyo duluc lahaataaye.! Aqalkay dugsido waa inuun lagu dangiigaaye.! Waa inuu ku daartaa udgoon deerka ka horowe.! Derinteeda waa inaad tebtaa sida dalxiiskiiye.! Dar Ilaahay waa inaad qalbiga ugu ducaysaaye.!
-
My Pick for today is the creative DHOODAAN and his poem - XAAJADU 1. Waagii hummaajidu ahayd halabadii guusha 2. Xaajadii huluulaha gashee haatuf ka adeegay 3. Xaajadii halaagguba ka dhacay ee huqdiga reebtay 4. Xaajadii hurgumadeedu ay heerka culus gaadhay 5. Xaajadii hadhkii loo fadhiyay geeda hoos badan leh 6. Xaajadii habeenkii ardaa lagaga haasaaway 7. Xaajadii horseedkiyo ergadu waayo ku harraaday 8. Xaajadii halyay daacadiyo hanaddo loo soocay 9. Xaajadii cirroole hufiyo hebelo loo doonay 10. Xaajadii markay hoga gashaba la isku haaraamay 11. Xaajadii hagaag diidayee lagu heshiin waayay 12. Xaajadii hirgali wayday ee hadal ka soo daashay 13. Xaajadii hagoog iyo waxay sir u hullaabnaydba 14. Markay hoos u jiidaan waxay kor u hayaantaaba 15. Hunfe iyo waxay qoomamiyo hibasho keentaaba 16. Belo ka hiig lahayd iyo waxay baas la huguntaaba 17. Markuu heedaddawgii batee dhiidhi huri wayday 18. Hurdufkiyo haraatida markii rag isku haaneeday 19. Ninkii libinta soo hoyin lahaa hiilka-se u baahday 20. Habarwacadkuu ula tagee hilibka soo mooday 21. Ee hurwaynka say ula dhacshaan kaga hadhee diiday 22. Halgaaddii isaga loo wadiyo hootadii nacabku 23. Nimankii hagraday maalinkay hanatayee laysay 24. Habboonaatayey wuxuu u yidhi jeerki gabay hawle 25. Isba dhinaca hoo maydabuu maalintaa hadayee 26. Anna waa habkiisee waxaan haatan leeyahaye 27. Maansadaan haloosin jiriyo qayladaan huriyay 28. Ha u liicinaay waxaan hayoon dhab u hanuunshaaba 29. Marna Xabashi huura leh Lixlaha kula haliilaaba 30. Marna hagar u daayoon rasaas ka haqab waayaaba 31. Marna badaw hunguri doonayaa harag u jiidaaba 32. Marna haatuf been sheegayaa hadal dhacsiiyaaba 33. Marna laba hadraysaa cidlada ku hindisoodaanba 34. Marna horintii jaadka u fadhiday male habeeyaanba 35. Marna kii dharaar loo hanjabay uu ka haajiraba 36. Marna kii hublayn waayayee heerki lagu dhaafay 37. Soomalidu maxay noo hayaan socoto haybshaanbee? 38. Hambalaalaqsanidaan arkiyo hirarka ay fuushay 39. Iyo sidaan jid loo haysan iyo hilinka ay doontay 40. Hiinraagga feedhaha waxaan hiririgleeyaaba 41. Kolla waxaan hammiga fooraroon hadalka daayaaba 42. Kol waxaan halmaan aawadii huga illaawaaba 43. Kolla waxaan is haadraaciyoon maadda la hintaabe 44. Kol waxaan hiyiga wayraxoon gacal huruufaaba 45. Kolna hoobadnimo jiibiyo gabay ku heesaaba 46. Kol waxaan higgaad ay fahmaan hogatusiiyaaba 47. Kolla tixaan higaagga u xidhiyo haar ku dumiyaaba 48. Halgan saasa taaggay waxaan soo huddamiyaaba 49. Waxay dhadiyo haydh-haydh madaw ku humbullaataaba 50. Hummaaggaa waxaan fiiriyoon daba huleelaaba 51. Dhankay ugu hubleeyaan waxaan ula hashleeyaaba 52. Himbiriirsi oohina waxaan daba hiqleeyaaba 53. Kol haddii dadkaygii hurdee hoorri dhacay toosay 54. Horta anigu holac aan qabiyo hibashaday dayne 55. Eeggaanan haadaa dhacayn halacsi mooyaane 56. Oo naftii aan haaraami jiray hiif u celinayne 57. Oo inaan hawoodiyo karaa inaan hadaaqaaye 58. Nimanyohow hambaabiray haddee heganka u taagan 59. Hantatoobsanayee maanta saan ugu hadhuub qaadnay 60. Inkastoon hannaanku u ekayn kaynu ku hungownay 61. Himmadaan la soo boodnay waa loo hanwayn yahaye 62. Hayaankaan raraynaana waa geeddi hawl badane 63. Dhexda inuu hadhsado kii rabow waa ban hoolane 64. Oo kii haro biya ah moodiyow waa harraad kulule 65. Oo kii hoyasho guri doonayow waa cidla’ u hadafe 66. Kii hadimo diidayow waa naftaa huride 67. Kii xoola haabhaabanow kuma hodmaysaane 68. Kii hadaaf xarrago maagganow haaruftaad bixine 69. Hayeeshee halaaggiyo innagoon halasahaa jiidhin 70. Hawd iyo Jabuutiba xornimo waa ka habartoodee 71. Oo haynraaf dhulkoodii gabiyo heecay bay noqone 72. Wixii lagu harriinshaana waa hoo adays gabaye 73. Ruuxii huleelee ka taga hogobka ciiddiisa 74. Hayntoroshka uu maganta u noqduu abid ka hoosayne 75. Hamuuntiyo dadkaan sheegayow waxaan haliilayno 76. Waa dalkeenna hooyoo xornimo lagu hoggaanshaaye 77. Markaan hibada guushiyo sadkaan u hanqal taagayno 78. Cadaw inaad hankaagtaan raboo idinla heesaaya 79. Oon ka lala hardamayoon ahayn la is hujuumaayo 80. Oo hadimmadiinnii wadaa qodaya haadaane 81. Nacabkii hoggaan kugu xidhee heerya kugu qaata 82. Hantidana bannaan kaa tubee hoygi kaa bixiya 83. Iyo wixii ku hoosaasiyaa waa isla halkiiyee 84. Ha u kala hambaynina dagaal haayirkiyo tuugga 85. Oo sidaa xornimo aan helliyo hodan ku raadceeya
-
Aren't we forgetting something here? Since when did kissing become part of our tendancies? What the hell! It ain't funny nor fashionable - Why pretend to be what you are not - for Allaah's sake.
-
I have a plan to move to Tibet. God knows how things will go.
-
Farah -- What I meant to convey was that, Cambridge is academically few blocks further from Guildhall. Places such as Oxford, Cambridge and LSE are up few ladders than Guildhall. Oops I forgot to inform you that Guildhall is no longer Guildhall but "London Metrolopolitan University". A cosy name isn't it?
-
LoL Shujui - That was a homourous poem sxb. Thank you very much for sharing it wit us.
-
Thank you all for the songs, lovely and unique songs. Nuna - Sister, I am never out of love. What can i say, I love being inlove - I always get a source of love from somewhere. thankx
-
Brother OG_Moti - Thank you very much for such an intelligent response to Sister Taqwa. I don't think I need to answer to both majdi and Taqwa coz you gave them a fair answer. Thankx sxb - your analysis is correct.
-
Farah, Sxb I know you write for fun and well. I have seen many good writtings you've done, of which others forumers didn't see. The case is not directed at you but others, who might take advantage of what one posts here. Just a precaution, thats all it is.
-
Strictly no Ethiopian please! I'd rather kill an ethiopian chick instead of dating. I hate'em ethios *******s
-
Jaaluut - waad is sheegtey sxb - lagu garay. Mayee waa Xamaladagare, hadaaftimo, xiingalool, shimbiraale iyo ceelaayo lol.
-
Ethiopia - the traditional number one enemy. It has been our enemy from the 13th century.
-
Dear brother Shaqsii, Well, you’ve only repeated what I’ve already mentioned in the topic’s title. The title clearly says “Do we need the evil old?” It doesn’t say do we need the old; I have made exceptions as to whom the society needn’t most. We simply can’t debate about things that are not in doubt at all. What we need is old men who are as visionary as Mandela and Kwame Inkrumah, but unfortunately, we have none of the likes in our society. So, should we as the youth whose future is at stake, shall we advocate for the very evil old men who set out to bleak our fate? Most of the arguments brought forward by the youth who advocate for the old arent alternatives to this decade old crisis in which we’re swimming. You said in your post that “The old/New Leaders in Somalia have done little to show they care for their people. They have often amassed wealth of staggering proportions, just for themselves, family and next of keen. And everyday innocent people still die of both hunger and bullets” If I might ask, do you have any young leader in your list apart from the 13 founders of the SYL? There hasn’t been a single patriotic younger leader since the days of independence. For sure we have a young warlord but not a young Somali leader with an ability to better things for Somalia and Somalis. Some of us are always criticizing every move made by any young Somali that has something to do with self-help. Will there be a time in this lifetime when we will all agree on the welfare of our people and country? There seem to be a great competition among ourselves. And we always compete with anyone whom we suspect of doing any good, coz we think they will gain something out of the good things they will do for Somalis. This selfishness is what the old generations have mastered and learnt, succeeded to instill the youth. Their influences are apparent in all our responses, actions and criticisms. Brother shaqsii, These were your words "...these include high levels of illiteracy among young, lack of self-confidence, societal attitudes towards political leadership qualities, qabiil oriented family structures that are very apparent even when you talk to youngest ones and finally the lack of resources to seek office. Also the new attitudes picked by today’s youth and the constant assimilation, which are eroding their values, and culture synonymous with mindless violence and thuggery doesnt give much encouragement and hope..." On the above words, you are wisdomous and correct but, have you ever thought of the duties of your country upon your shoulder?
-
LoL Jazera -- Thats what i feared most. I can't have a copy my essay submitted by another. That might amount to the so-called !plagiarism!, I hate that word. Nowadays the educators have an advance way of detecting plagiarism. Visit www.plagiarism.com
-
Welcome Miss jamilia - Farah, where is Cambridge situated, did you asked? Well, it is few blocks away from guildhall lol. J/k -- I suppose that question is best answered by Jamilia, the mathematician. God I hated maths
-
LoL -- Cutie ----- I use to dance to that tune babe. "Watchout boy! She is a man eater!" lol They use to interpret it into a different way --- But those kinda songs are my fav'rites too ..... I will post some more of the same kind later --- Mac salaam 4 now
-
Love is: Warankii Jacaylkaa, Walal wadnaha iiga taagtoo, Wadnaha iiga taagtoo, anigu waano yeeli mahaye, Waana yeeli mahaye, walal waxa la iiga wacayaa, waxa la iiga wacayaa, halkey weris ay kunooshahay. ------ Some say simply LUST+TENDERNESS+RESPONSIBILITY = LOVE I think there is alittle more to that than the above formula of love....
-
lol Hibo. For men, emotions and feelings can be disregarded all together. When marriage comes, a contract is signed based soley on reproduction agreements and purposes. The males fertilises the egg and the females womb. Simple as that. No need for emotional fuss and unnecessary feeling. PS: Contracts take place between all, regardless of colour and creed, so long as they are the same species.
-
It use to stand for "Does he/she has the same mentality as ours?" I think thats what it stands for....not sure
-
Manala Garaadbaa? two words, they are. hehehe
-
If Lakkad is becoming BARWAAQO's brother, and Barwaaqo is becoming Lakkad's sister!!!! I am not going near her ....I wont even glance her ...I know what is good for me! Anoo nabad u joogo maxaa lakkad qoorta ii gashey, no way! loool
-
Seperation of powers! meaning what? The right to power The right to wealth and The right to equality? I have have an essay along those lines - i'll see if i can post it.
-
Hehehehe U cought me eh? I was trying to cheat
-
I found this, about the origin of Somalis interesting