Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^^^ Loool, Abu Zubairi, sure, Allah-willing, in Garowe! . I like your choice of name; Abu Zubeiri lol. Iga badel Irani sxb. How about another name? Originally posted by General Duke: The man who spoke to the BBC carries little weight and the clan he created the court for have opposed it. The story kind of reminds me of the toxic waste story and Ramas. Nothing will change and in Galkacyu of all places. The clan courts are getting desperate. Oh, is it? Ok. We will see, we will see indeed. You say many things but they are yet to materialize. Remember the November 1st? Do you know what day it is today? It just may happen to be November 1st and we await your predictions to come true...I think we will even give you the coming days till the 11th of November, just to be sure whether your words really carry any weight. Now, talking about words carrying weight, the Man in Gaalkacyo who spoke in yesterday's BBC interview spoke to announce a new Court. This is an announcement and his co-founders have today pledged to establish the Court by creating a building that would host the Court. His co-founder made it clear today that the part of the beel he has consulted with is behind this idea wholeheartedly. In the coming days we would have to wait and see how the court idea develops. But you, you insist that nothing would happen in Gaalkacyo. Again we will see if you really know what you are talking about. The beel that has announced the Islamic court in Gaalkacyo is your very own and to test whether you have any connection and communication with your own beel, in the coming few days, if the idea of the Court goes ahead, then, it would mean you really aren't intouch with them or what you say about them has no relevance at all. In effect, your comments would become absolutely irrelevant. For your sake, let us hope you are true this time. PS; 1-Buur Hakaba wager, 2- Gaalkacyo Court wager.
  2. ^^^Lol. Amiin iyo Insha-Allahu. Adeer aniga howla kale ayaa i sugaya...sidii Sanaag Maxkamad Afar-irdood ah looga dhisi lahaa. ---- GAALKACYO : War Deg-Deg ah : Wasiiru-dawlihii Amniga oo Shaqadii laga joojiyay Posted to the Web Nov 01, 19:09 Gaalkacyo:-Wareegto uu goordhawayd soo saaray Cadde Muuse M/waynaha Puntland ayuu shaqadii kaga joojiyay Wasiiru-dawlihii Amniga C/wali Indhaguran , waxaana qoraalka shaqada looga joojiyay lagu sheegay in Dastuurka la waafajiyay shaqa jojinta Wasiirka. Ma jiraan wax tafaasiil ah oo laga bixiyay sababta keentay in shaqada laga joojiyo Wasiirkan oo iminka ku sugan magaalada Gaalkacyo iyadoo ay halkaasi ka yare jirto xiisad dhanka ammaanka ah , kadib markii qaar ka mid ah beel halkaasi datga ay sheegtay in ay Maxkamad u gaara ay samaysan ku dhawaaqayso taa soo ku xiran Maxkamadaha Muqdishi. Warka Maxkamada Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com
  3. ^^^ Juje, the man spoke of the political interest of the beesha. Anyone who isn't clear of his/her political interest and what political decisions would gain them doesn't know what is good for his beel. The time for clanist warlordism is over and thus the time for real politics is here.
  4. Nadiir Qorane oo u sheegay Shabkada Wararka Halgan in Beesha ---- ----- u dhan tahay Maxkamada Badbaado Posted to the Web Nov 01, 13:32 "....Mar aan la xiriirnay Magaalada Gaalkacyo oo aan isku daynaya inaan Waraysano Sh Cabduwahaab Maxamed Guray oo ka soo jeeda Beesha Maanta ku dhawaaqdey inay dhisteen Maxkamada ayaan inoo suurtoobin. Nadiir Qorane oo maanta Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Maamulka ka dhisan Puntlland uusan waxba dhaamin qabqablayaashii laga eryey Magaalada Muqdisho oo kuwa ka taliya Puntlland ay Qalinka wax ku xadaan. Shababkada Wararka Halgan oo la xiriirta Magaalada Gaalkacyo lana Hadashay Nadiir Qorane oo ah dadka Wax ka dhisay Maxkmadaan ayaa u sheegay in Beeshu u dhantahay." --> Halgan.net
  5. Originally posted by Sakhar: Paragon, I guess you need something more to chew on than this, something more heavy and stronger because this story is a misleading weak one but it has been blown out of all propotion. By whom? Not yet, brother, not yet. Lol, it only gets better. Puntland, Mr. Sakhar, is a qabiilist entity (a warlordism of some kind) that needs to be eliminated sxb. And by Allah, its elimination won't need blazing guns but its people would come to their senses and get rid of the corrupt Cade and Gaagaab. This is going to be a domino-effect, a snow-ball effect . Start with Galkacyo and the last domino would fall in Sanaag . But I say this reer Mudug are crazy folks don't expect anything from them and if Paragon bases his solely hope on them, then he can wait until he ages and grows really old! Try other Puntland communities. Sakhar, I don't interfere in local affairs. Reer Mudug waa dad waalan hadaad i leedahay, those are your own words. Aniga waxaan ku leeyahay, hadeyba Shareecada go'aansadeen in ay isku xukumaan, they are far from 'madness', instead they are very brave to take that decision in this day and age. Paragon what happened to your own clan court in Sanaag, give us your feedback! How many have been established yet? If not, are there any plans for new courts, maybe you could lead one in beautiful Sanaag! I can see myself Yusuf Indhacadde flown out to Sanaag, where he could deliver his jihad message and take in all the weaponary of the clan living there. Great ain't it Paragon. Priceless, I say. I can see the appeal, guess how it would be heading a whole clan in the pretence of religion! We want Islam but not clan based courts! Lol. Reer Sanaag would take Indha-cade in the place of Cade at any given day . How about that. Soon enough, they may, like reer Laas Caanood, announce they own court! Reer Sanaag are very peaceful, Sakhar. And they know damn well the costs of war and how to fight it. Thus many among them actually consider the UIC the blessing they've been awaiting. So do the rest of reer Puntland. The feedback is, anaga reera badanoo reer Puntland ah ayaan ka sii xageynaa . That gives us reer Sanaag enough time to political think ahead. Markii Boosaaso la soo gaaro ayaan Maxkamad for Sanaag ku dhawaaqeeyna .
  6. ^^^ Crazy movie. Throwing old Vinyl at the ghosts . Comic. Originally posted by Reality Check: I would like to forget that I saw SAW I ..lol I just taped Exorcist I, II and III. I'm still thinking about whether I should watch it by myself or not. Lol@The Exorcist. I love them, quite funny actually, especially the possessed little girl . Cute. Nothing scary enough is on the movie market yet; I shall hang around hoping some director would cater to my taste. Something that rarely happens.
  7. Originally posted by General Duke: ^^^This is a developing story, but are the majority of the clan supporting this? No The people of Galkacyu are religious and they want the Shariah, but that does not mean they want to come under the Mogadishu clan courts, no. Nayruus, there are many suldans, Islans from Mudug who do not agree with this so what will the suldan do fight all of them. Also dont insult us by saying Tigray fighters, Puntland has its own army. Actually, they want to come under people in Mogadishu. Why not, why should they not or is it somehow unimagible for Puntlanders to come under Mogadishu? Listen to the BBC interview and hear what the Ugaas has to say. He says unequivocally that they want to be part and parcel of Mogadishu Islamic Courts. Now, are we implying the words of the Ugaas are a lie? I hope not.
  8. ^^Absolutely. But we were expect blitzs in Buur Hakabo and not New Courts and corruption from the homebase itself. It is disasterious, very disasterious I tell ya .
  9. Originally posted by Oodweyne: Hello Folks , quote: Originally posted by Paragon ; PS: Duke should be happy today, his kinsmen(and the of C/Yussuf) have their own Islamic Court . Very happy addition to the coalition. Waryaa, Paragon , Waar waa ku sidee, sala-calee, Ma waxaad Doonaysaa in aad Gen. Duke aad ku furto "Another front" ; iyadoo waliba tii hore ee Baidaba ku taalay, ee Adeero Yeey nafta ku sasabayey Xabashi ayaa kaa difaaci doonta xoogagaa kuu soo qoryo-guranaya ee Xamar ka soo socda; ayuu wali shakhsiyan, la lagdamayaayee, sidii uu isaga dhaadhicin lahaa, in Mr. Melez Tigrey iyo Qawaamiirtiisii day-dayga ahaa ee uu u soo ururiyey, ay kursiga adeerkii u xejin doonaan.... Markaa, Paragonow , waxaad yeeleysaa, Adeer , Qodhaa iyo xeradaa, oo xilahaagu ku xidhaa, ka daa cayaayirka, Il Generale oo ha gilgilin; ninku nin xun maahe e, waxaase uun madax-maray, sidii uu u xejin lahaa Kursiga Adeerkii ; oo kadaa wadnaha ayaa go-i doone eh.... Regards, Oodweyne. Loooooooooool@OodWeyne. Adeer, sidaasaad igu ogtahay. Odeyga Duke ah, waa sidaad sheegtaye nin xun ma aha mar waanan ka nixin doonin oo soo daabici maayo war kale oo wadnaha gooya .
  10. Neyruus, thank you very much sxb for the link. Very good truly. Originally posted by muraad: War Jacaylbaro, aynu is diyaarinno waa la inaku soo socdaaye Lol, Muraad. Adeer waa la isa soo hayaa.
  11. ^^ maya maya Che. I am just updating the politics section with news from Puntland. I feel budhlaandays maanta . PS: Duke should be happy today, his kinsmen (and that of C/Yussuf) have their own Islamic Court . Very happy addition to the coalition.
  12. Cadde iyo Gagab oo isku eedeyay xatooyo 31 Oct 31, 2006, 10:08 Madaxwaynaha DGPL Maxmuud Muse Xirsi "Cadde" oo maanta ka hadley furitaanka kalfadhiga 17 aad ee golaha Baralamanka DGPL ayaa sheegey in Maaliyadii Puntland ay kala qateen wasiiradii iyo Agaasimayaasha Guud, Gagaab-na uu qayb ka yahay xatooyadan. Cadde Muse ayaa kalfadhiga hortiisa ka yiri si kaftan ku jiro aniga iyo Gagaab lacagtii aan qaadan jirey waxaan ku dhiseynaa Garoonka Bosaso. Dhinaca kale Gagaab ayaa sheegey in lacagaha dowlada la qaato ka hor inta aysan soo gaarin wasaaradiisa ama Bangiga Dowlada isaga oo tilaamey in hadii wax lagu qabto iyo hadii kaleba ay Xatooyo tahay. Wasiirka Maaliyada Mr.Gagaab oo ka jawaabaya hadal ahaa in guux dadweyne uu jiro ayaa sheegey in dadwaynuhu uusan dambiga laheyn balse dowlada ay wax weyn ka khaldanyihiin ayna taariikhdu qori doonto cidii wax xadey isla markaana aysan wax tareyn in dad dowlada ka tirsan ay Internet-ka dacaayado ku qoraan. Madaxwaynaha DGPL Cadde Muse iyo wasiirkiisa Maaliyada ayaan looga baran is cambaareynta noocaan oo kale ah madaama ay heshiis ku yihiin howlo ka badan dakhliga ka soo gala kaabayaasha dhaqaale ee Puntland. Isha wararka: Garowe Online, Garowe ----- Cadde Muuse "waxaa ku bixinaynaa 300 boqol oo kun ee nala ka rabo 200 oo aad nagu xamanayseen aniga iyo Gaagaab boqol aan ugu darro" Garoowe, Waxaa maanata si rasimya loo furay kal fadhigii golaha baarlamanka Puntland furitaankaakii iyo sugaan kala duwan oo halkaas lagu soo bandhigay ka dib ayaa waxaa halkaas ka hadlay gudomiyha baarlamanka wuxuna hadalka ku soo dhaweeyey madaxwaynaha Puntland Cadde Muuse Boqor. Cadde Muuse oo halkaas ka hadaly ayaa waxaa uu sheegay wixii uu ku saabsanaa safarkoodii mudada labada bilood ku dhow ah qaatay waxaana uu golaha hortooda ka sheegay sheegay ina heshiis la soo galeen 40 sharikadood ayna si dhakhsa ah u imaan doonaan gobolada Puntland. Waaxa kale oo uu sheegay inay la soo heshiiyeen shirkaddii dhisi lahayd Airporka magaaladda boosaaso waxa ayna noo sheegeen in anaga doonayaan 300 kun oo dollar waxanan rabnaa buu yiri inaan ku bixino labadii boqol oo aad nagu xamanayseen aniga iyo Gaagaab iyo boqol aan ku daro. "waxaa ku bixinaynaa 300 boqol oo kun ee nala ka rabo 200 oo aad nagu xamanayseen aniga iyo Gaagaab boqol aan ugu darro" ayuu Cadde Muuse Mar uu ka hadalyey golaha wasiiradda Puntland ayuu sheegay in ay jiraan wasiirada qaar tuugaa lagana saari doono maamulka lana sixi doono khaladka xaga mamula ku jira. "wasiirada qaar tuugo ah aa jira waana laga saarayaa maamulka, qaldka jirana waa la sixi doonaa" ayuu yiri Cadde Muuse oo aan markaas cara baabin wasiirada wax xaday iyo waxay xadeen toona. Cadde oo ekaa nin aan nin ku dhaafin khodbadiisa maanta ayaa baarlamaankana waxa uu sheegay inay ku jiraan dhawr qurmiye, waxaanu sheegay inay ka takhalusi doonaan. Beri ayaa si rasmiya waxaa u furmi doona kaldhiga,waxaana rasmi ah loo guda gali doona ajandaha kal fadhiga. Khod badda madaxweynaha ee maanta ayaa si aad ah magaalada Garoowe looga hadal hayaa, waxaana dadka siyaasada ka faaloodaa sheegayaan guud ahaan hadalka Cadde Muuse uu ahaa mid ka arradan dhinaca dublamaansiyada, waxaanu u ekaan nin la hadalya ilma uu dhalay oo uu iskool ku canaananayo. Max'ud Max'ed Jaamac (Amooroos) Waayaha.net,Garoowe,Soomaaliya
  13. Che- Lol. We can't have another Puntlander leader having the same heart condition . But seriously, it is still early to say anything. Rumour has it that the police are surrounding the place these new 'Islamists' were meeting: Hotel Kaah. It has been reported that shots were fired and no one knows the situation clearly. Just like you, I hope, if this news is anything to go by, the transition to Courts system would be a smooth one; instability is undesirable. Cambaro, Wa Caleykumu Salaam, Sister, as I have mentioned already, things are not quite clear. This announcement could have something to do with the Courts in Mogadishu or it could be the work of a non-consultative group speaking own behalf of the residents of N/Gaalkayo, without any mandate from the people themselves. But according to some news reports, the announcement is indeed representative of one of the sub-clans that occupy N/GaalKacyo. To some extent, it was reported that the Ugaas of this sub-clan named Ugaas Axmed Muuse has blessed the announcement and thus, the whole affair is based on the willingness of the sub-clan. This rules out any involvement of Mogadishu Courts in announcement. As Ceelbuurnet says: Waxaa la sheegay in Ugaas Axmed Muuse, oo ka mid ah Isimadda Dhaqanke ee Beeshaasi, oo maanta isagoo ku sugan Magaalladda Gaalkacayo u waramay saxaafadda , ayaa sheegay inay si rasmi ahaan ugu dhawaaqeen Maxkamad Islaami ah oo loogu magac-daray Maxkamadda Islaamka ee Badbaado --> Continues
  14. GAALKACYO : War Deg-Deg ah : Cadde Muuse oo Furitaanka Golaha Wakiilada Puntland si deg-deg ah uga baxay iyadoo laga cabsi qabo in magaalada Gaalkacyo looga dhawaaqo Maxkamad Islaami ah Posted to the Web Oct 31, 10:20 Garoowe:-Cadde Muuse Xirsi M/waynaha DG Puntland ayaa goordhawayd si degdeg ah uga baxay xili uusan dhamaan furitaanka Golaha Wakiilada DG Puntland wuxuuna sheegay in uu soo gaaray war degdeg ah oo sheegaya in magaalada Gaalkacyo ay arini ka jirto islamarkaasna uu si degdeg ah halkaasi ku gaarayo. Warar laga helayo magaaladaasi ayaa sheegaya in Waqooyiga Gaalkacyo uu iminka ka socdo kulan ballaaran oo looga arin sanayo sidii looga dhawaaqi lahaa Maxkamad Islaami ah kaa soo ay leeyihiin qaar ka mid ah beelaha Waqooyiga Gaalkacyo iyo dad la afkaar ah. Warku wuxuu intaasi ku darayaa in aan wali kulankan oo muddo socday aan la isku afgaran magaca Maxkamada iyo in ay ku biiri doonto Maxkamadaha Muqdisho iyo waliba inta ay ka talin doonto. Kala soco Puntlandpost war bixin dheeraad ah oo warkan ku saabsan ----> PuntlandPost Beesha W/Gaalkacyo degto oo maanta deegaanada Puntland uga dhawaaqday maxkamad Islaami ah oo hoos tegeysa golaha maxkamadaha Maxkamad Islaami ah oo loogu magacdaray maxkamada islaamiga ah ee Badbaado ayaa maanta looga dhawaaqay W/Gaalkacyo, iyadoo maxkamadaasina ay sameysteen beeshan oo ka tirsan beelaha ugu waaweyn [qabiilka Puntland u badan] oo iyadu heyb ahaan degta deegaanada hoos taga maamulka Puntland ee uu madaxda ka yahay Jen. Cadde Muuse Xirsi. ---> Deyniile Here's Shabelle's take: Maxkamad islaami ah oo lagaga dhawaaqay Mag. Galkacyo Mogadishu 31, Oct.06 ( Sh.M.Network) Odayaasha ka soo jeeda Waqooyiga magaalada Galkacyo ayaa beeniyay in ay jirto Maxkamad islami ah oo ay dhisteen dad ka soo jeeda waqooyiga magaalada Galkacyo, iyadoo la sheegay in Maxkamad islaami ah looga dhawaaqay K/magaalada Galkacyo, oo lagu baahinayo ilaa waqooyiga magaalada Galkacyo..... ---> Shabelle
  15. Paragon

    Talks off!

    Fair enough. Thus, we await . (in silence and contemplation)
  16. Paragon

    Talks off!

    I am in no rush to prove anything, I have confidance in the information and experience that Allah has given me with age. Brother, I am sure you do possess accumulated wisdom derived from age and experience, however thus far, no information you've provided has been useful in understanding the political shift that is taking place at home. I hope this time around, for the sake of your word, your information becomes true. Judging from the emphasis you've placed on Nov. 1st, I say, what happens from the 1st of November would be a defining moment for your wisdom. I am not in any way rushing to war or further bloodshed, but I am truly curious as to how well connected you are to the TFG camp, from which your information originates. Fingers crossed; let us hope there is no war, and let us hope the TFG finds another 'clever' way of handling the situation in which it has found itself at this moment in time.
  17. Paragon

    Talks off!

    ^^Adeer, bal TFGda waxey isku heyso hala arkee, hadey cirka tiirar nagaga hayaan iyo iyo daad naga moosayaanba, ha soo daayaan. Bootada badan weyba na dhibtey lately. Waa mar uu Horn, intuu noo booteeyo wadna kur kur nagu rido iyo mar uu Duke, noo cagajuleeyo oo weliba nagu yiraahdo 'war TFG waa sida gorgorka qumaatiga u duula oo kale . Sidaa aawadeed, inta UIC lagu soo dego ayaa mid mid samaawaadka loola kacayaa . Cidina Baqa-ku-maal habeen kasta kuma hoyan kareyso ee bal waxaad lasoo xuurtamaysaan soo dadeja, sxbyaal. Dhurwaa baa laga hayaa 'waa la ordaa, waa la ordaa, oo waxaadan Calaf ku lahayn baa cad laga goostaa'. Marka TFGdu iyo Ethiopianka u taliyaba amba Buurhakaba haku soo ordaan amba haka sii ordaan, hadalkii haree Ina Libaax ayaa sugaya 'waa la sugaa waa la sugaa, wuxuu Illaaheey ku siiyaa la suggaa'. TFGyey soo jabaqlee Wallee jabbaa ku sugaya .
  18. Paragon

    Talks off!

    ^^ I can't wait. I am all excited .
  19. Somaliwide.Net Xerada Ciidanka Dowlada KMG Ah Ee Manaas Oo La Sheegayo In Uu Maanta Dagaal Ka Dhacay, Malayshiyadii Joogtayna Ay Kala Yaacday... Baydhaba, 10/29/2006 - Wararka ka imanaya Baydhabo ayaa sheegayo in maanta lagu kala cararay xerada ciidanka dowlada KMG ah ee Manaas oo ku taalay duleedka magaalada Baydhabo. Kala cararka xerada ay ku kala carareen maleeshiyaadkii dowlada KMG ah ayaa waxaa sababay kadib markii maleeshiyaadkii ay ula baxeen qaab qabiil iyadoo halkaasi ay isku rasaaseeyeen maleeshiyadii ka socotay dhanka madaxweynaha iyo kuwa beelaha Digil iyo Mirifle oo ku wada sugnaa xeradan. Isku dhacan ayaa sababay geeri iyo dhaawac, iyadoo maleeshiyaadkii beesha madaxweynaha ay isaga soo baxeen xerada Manaas iyagoo soo gaaray magaalada Baydhabo, halka kuwii Digil iyo Mirifle ay xerada guleedkeeda dufaac ka galeen. Madaxda sarsare ee dowlada KMG ah ayaa hada ku mashquulsan sidii loo xalin lahaa dhibaatada ka dhacday xeradan oo laga baqayo inay faraha ka baxdo, waxaana lagu wadaa in la is hor fariisiyo labada taliye ee kala hogaaminayey maleeshiyaadkan. Magaalada Baydhabo ayaa waxey ku jiraa fowdo aanan lagaran karin meesha ay ku danbeyneyso, iyadoo walina ay socdaan dhaqdhaqaaqii ciidanka Itoobiyaanka ee magaaladan. Xasan Cali Wehliye Wabishabeele Muqdisho qoraa@hotmail.com Xigasho: wabishabeele.com Publish Date: 10/29/2006 Last Updated: 10/29/2006 Source: Somaliwide + Shabelle Somalia: Three people die in Baidoa as Sheik Sharif speaks in Bur Hakaba Aweys Osman Yusuf Mogadishu 29, Oct.06 ( Sh.M.Network) Three people were dead after an exchange of gunshots between Somalia’s federal government forces and residential militias in Manas military camp, on the edge of Baidoa, the government’s temporary base. The exchange of fire happened following a dispute between the government forces and Manas residential militias over “Khat”, narcotic leaves commonly used in Somalia that was brought to the area. Two of the dead were members of militias and the third was a government soldier. About ten battlewagons and number of the government troops have immediately deserted the camp in fear of vengeance attacks from the militias in the residence.
  20. Val: Yes, I thought as much. Ridiculous and illogical! Very adamant, aren't you? I am leaving you alone lady before I end up in a zoo, being fed 'dry bread'.
  21. ^^ Horn, ninkan MMA ah wuxuu yaqaan suufinimadii siyaarada lagu urursan jirey ee Kitaab-gaabka ahayd, fasixi jirtayna quraafaadka iyo gabdhaha naaska-qaawan ee gar-xirka ku xarragooda . Waxa indha-shareerka kugu direy Allaa og MMA, balse aad iyo aad ayaan uga xumahay in hablihii aad qaararka daawan jirtey dar Alle isku dadeen. Hadaadse dooneysid in aad dharka ka daadisid; waa adiga iyo yeelkaa. Xaruumihii Suufiyada ee Diinsoor amba Baydhabo wakhtigoodii dhamaa, sunuud iyo magac kaaga soo baxana waa habeenkii xalay oo tagey. Marka, fad ama fadin waa lagu fadsiin.
  22. If you get aroused at every turn or if you can't control urselves, then why don't we see more of you chasing 'uncovered' women around town with your weenies? Eh? Ridiculous and illogical, is all I can say. Val, you must be a man to come to such conclusion. Judging with logic that which hasn't been felt (cannot be felt) or experianced by you, seems to go against the appropriate use of logic, don't you think? Isn't it abit too much to dictate to men (as opposed to their natural disposition), how they should at first feel when they see half-clothed women, and secondly, how they should control their reactions?