Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Strategically, what do the military analysts call this sort of affront? War on all fronts. And indeed that seems the coordination of wars by anti-UIC groups. Bu'ale, Buur-Hakaba and now, Caabudwaaq. Well, all I can say is that these anti-UIC groups have been planning this coordination for sometime, testing the fences of the UIC through incursion to Buur-kaba and other similar tactics.War is war; there are bound to be losers and winners. However, what a timing of all the days.
  2. ^^Lol, nuune. Waa runtaa ninyahow, dadkani miyirkiibaa dooni laga saarey sxb. Waana sidaad sheegtay e', sidii ciyaal aad nacnac ka xoogtey ayey oohin la eedaamaan markaad kaga soo hor jeedsato xaqdarada ay ku taagan yihiin. Qabiil iyo tol baa la yahay ayeey ugu takri falaan wanaaga iyo runtaba. Al-qaeda iyo Al-Itixaad waxaa lagu sheegaa ninkii diida in Ethiopian iyo gaalada la midka ah oo kana amar qaadan waaya. Waxaa cajiib ah oo uu war igu soo gaarey in shirkii lagu qabtey Addis Ababa maalin dhoweyd uu Ethiopianku C/Yussuf iyo mas'uuliyiin ka socda Somalia ku amray in ay ciidamada ka kala qaadaan Aricadeeye. Warkani websiteyada aan kor ku xusey in aaney soo tabin ayey u badan tahay, balse waxaan marnaba qarsoomi karin in talaabo weliba oo ay qaadaan TFGda, Puntland iyo Somalilandba ay tahay mid lagu fuliyo 'amar' toos ah oo ka yimaada Addis Ababa. Waxa markii hore ay Ethiopia isugu fiirsaneysey labada ciidan ee isku hor fadhiya Aricadeeye waxa ay ahayd cabsi ay ka qabto hadii dagaal uusan samayn Puntland iyo Somaliland, koboca ay kobci karaan iyo khatar ay ku noqon karaan danaha Ethiopia. Sidaa darteed ayey Ethiopia u kala taageeri jirtey labada dhinacba, si ay iyagu isu hardiyaan sidaasna ku awood-darroodaan. Hasa-yeeshe, maanta oo ay Midowga Maxaakimta awood ku yeesheen dalk Somalia, dagaalkii iyo dabintii Ethiopia u maleegi jirtey labadan dalka waxay ay ku hogaamin doontaa Midowga Maxaakimta; waa lafa geri iyagaa laysku jabshaa. Marka xaalku waa sidaas, websiteyadanna waxa ay hada ka dib ka qaygeli doonaan war-xumatashiil iyo marin-habaabin loola dan-leeyahay in lagu gumeysto umada Soomaaliyeed. Waxaana inta badan qora oo wararka ku soo daabaca dad ay iyaga la tahay in runta loo juujuubo hadba sida ay iyaga la tahay. Aniguse, waxaan oran lahaa, xaqii afka laga xiraa feeruhuu ka dilaacaa. Mar dhow, qolyahan beenta ka baayac-mushtara suuqa ayaa ka xirmayaa; waxaana soo fuudsaareysa ciqaab tan ugu xun. Bal aan aragno sidey u adkeystaan markaa. Illeen geeridu xaq weeyaan gaalo iyo Isaame, markay qabriga la gasho bal aan aragno in beentu wax tarto.
  3. ^Brother, apology accept and accept mine. Caf iyo musaamax, I hope. PS: Sophist, thanks for pointing that out.
  4. ^^Nuune sxb, waa war sal iyo raad aan laheyn. A propaganda soundbit, if you like. Indhahaa cusbo laysky marinayaa iyadoo gabalkuba dhicin.
  5. saakay Muqdisho gaarsiisay hub iyo saanad kale Posted to the Web Oct 17, 13:19 Muqdisho (PP) - Warar lagu kalsoon yahay oo ay Puntlandpost ka helayso ilo wareedyo ka ag-dhow Maxkamadaha balse diiday inay magacyadooda xusaan ayaa sheegaya in Maxkamaduhu ay sameysanayaan gawaarida dagaalka oo aad u fara badan. Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan in Geerash weyn oo ku agdhow Hotelka Ramadaan oo ay daggan yihiin Mas'uuliyiinta Maxkamadaha ay ak socoto sameynta gawaarida tiknikada loo yaqaan oo lagu rakibayo qoryaha culculus, lamana garanayo xilligaan sababta ay u sameynayaan Maxkamaduhu tikniko cusub. Dhanka kale, waxaa jira in ilo wareedyo kale oo ku dhow Maxkamadaha ay sheegeen in saakay aroortii hore ay ka soo dagtay garoonka caalamiga ah ee Muqdisho diyaarad nooca milateriga ah oo u siday Maxkamadaha saanad milateri oo aad u fara badan, waxaana la sheegay inay diyaaraddu ahayd mid aan calaamad gaar ah lahayn. Lama garanayo dalka ay sida tooska ah uga timid balse warar hoose ayaa qeexaya inay ka keentay hubka dhanka dalka Eritrea oo ay gacansaar aad u weyn la leeyihiin Maxkamadaha Midoobay, waxaana dowladda Eritrea ay soo gaarsiisay Maxkamadaha dhowr jeer oo hore saanad milateri oo aad u fara badan. Maxkamadaha ayaa dhanka kale waxay inta badan inkiraan hubka ay ka helaan dalalka ay saaxiibbada yihiin sida Eritrea iyo kuwo kale oo ay qaarkood uga yimaadeen dhaqaale kala duwan oo ay kula dagaalameen hoggaamiyeyaashii laga eryay Magaalada Muqdisho ee caasimadda ah. --- , No other websites report this so-called large scale preparations of the courts, except only few ones (Allpuntland, GedoNet, Puntlandpost et al.). The mystry and the shenanigans of their reportage, the 'xawaashayn' of their news articles is highly notable. If you spoke to the editors of these sites, they would tell you, in a clasically paranoid manner, that in the skies of Mogadishu there flies a very unknow object, which has the saansaan of Eritrean laafyo. Xaaruunta Qaybiska Buufiska iga dheh.
  6. ^^ People like me, what are people like me? Or better still, what is your definition of person non grata? Be nice now and do me the service of explaning.
  7. ^^ Do you even know what persona non grata stands for? I have this feeling that you are using it because it sounds very clever thing to say . Tryng looking up the dictionary, man. PS: Me and you cannot engage in anything man, I only engage selec few, you ren't one of those I engage. Not engaging you would thus be a pleasure. Please, avoid adressing me, will you?
  8. ^^ You're not answering the question. Again, where is the mass you speak of? Nin bilis ah oo aad ooga faana kaluun dabatada, ugaarsata iyo beer-qodotada ayaa beri wadaduu ku caraabi jirey Sagaaro ka wiswisleysey. Shibbuu isaga yiri, mindhaa maalintii labaad ayuu isla dariiqii soo maray, isla tii Sagaaro ahayd ayaa inta orod is baacisey wiswis meel fog kasii tiri. Sagaaro waxay is leedahay ninku yuusan ku ugaaransan; mariid gamuun xaniinkii yuusan ku haleelin sargaf ha noqotee. Ninkuna ugaarta aad ayuu uga faana oo ab iyo isir toona uma laha duurjoog la ugaarsado. Maaliinkii sadexaad ayuu sidii hore cagta soo mariyey isla tubtii uu ku caraabi jirey, mindhaa Sigaaradiibaa halkaa sii carareysaa oo weliba wiswistii aanan dayn. Ninku waa nasab, Sagaarada sababta ay u carartey ayuu aad uga caroodey. Hadal waxaa laga hayaa in uu yiri; Mindhaa, illeen Sagaaro soo ima barato . [edit] Aniguna, halkan ayayba i damaaciyeen in ay arrin gobbaad iagala dooddaan. Wallee kani illeen ima barto.
  9. ^^^ Where are the masses you speak of, son? Show me! [edit] About reer-Gedo iyo Hiiraale, sxb raggaa inagaa isnaqaan, aniguse kuwa adigoo kale ah ayaan baran waayey. I haven't changed my stance waa haduu caqli wax fahma kugu jiro. Kaftanka aan Horn iyo Allamagan la kaftamo adiga kaa weyn, wax magarato yahay.
  10. Give it up the people of Puntland welcome this deal Correction; the people of Puntland who would welcome this deal are known. Reer Nugaal nor Calmadow dont welcome it- don't you read their opinions in their respective websites? PS: evidence is going to be available soon.
  11. ^^ Waryaa hooy! nacnacda naga daa . Hada shabele keliya aan idho u leedahay miyaad igu leedahay? Calaa kuli xaal, I cant find where it read 'mass' even in Somali in the link you have provided. The only thing it says is 'ciidamo labo weji leh' or 'two phases of troops'. Two phases could be 1 phase made up of 5 or 10 men and another phase of the same number! I can hardly call that 'mass defection' as you would have us believe .
  12. Adeer taa waa raxmad Illaah. Hadii aan Kismayo lagu diririn, waa lagu heshiin karaa - waana ku filantahay dadkoo dhan. Sidaaseey adiga ila tahay. A more cosmopolitcan, multi-clan and ethnic Kismayo sounds pretty good place to live. Insha_Allah Dagaal waa laga maarmi doonaa.
  13. Hehehehehehe HornAfrique. You got me, Adeer. Anigu koley horaan u iri Reer-Gedo si sahal ah kuma haraan, koleyna wey soo rogaal celin doonan si kastaba ha ahaatee. Marka horta taa iga qora. Tan labaad, nimanyahow, dagaalka noo soo dedeja! Hal mar keliya inooga dhigana, illeen rasaasta iyo qashirka, iyo baaruuda oonkeeda ayaan dhararayaa. Waana siduu Allamagan sheegey e', anigu koleyba idinka kama dheeri. Balse, dhiigkar ma qabo . Marka rag Bu'aale ciimado isku biirsadey marna kama welwelo ee waxaa ii daran in Kismaayo lagu diriro oo laga dhigo galgelin dameer, hilfaha laysku laabo. Maatida qaxeysa, daba-minshaar qooqaya iyo p10 dubmurxiska ah ayaa ka dhiidhiyaa sxbyaal. Horn, wait adiga... Soon sheekadu wey is badali doontaaye. Adiga iyara sug un aan ishaartee .
  14. Waxaana muuqata in ardaygu uu maalin walba uu u dhexeeyo saddex duni oo aan isku nidaam aheyn, gaar ahaan marka aan joogno Yurub. Saddexdaas duni waa GURIGA, DUGSIGA iyo BULSHADA. Waxaa la oran karaa mid walba oo ka mid ah sadexdaas duni ee uu ardaygu maalin walba la xiriiro waxaa ka dhexeeyo dagaal iyo khilaaf joogto ah, mid kastana si ka duwan midka kale ayuu wax u qiimeeyaa. Mid walba oo saddexdaas ka mid ah waxa uu ardayga ka dalbadaa wax ka duwan midka kale. Sababtaas ayey u adkaataa nolosha iyo barbaarinta carruurta iyo waxbarashada ardayda, gaar ahaan haddii uu ardaygaasi yahay mid ajbani ku ah bulshada uu ku dhex nool yahay. Guriga waxa uu kula kulmaa waalidka iyo walaalaha, dugsiga waxaa uu la kulmaa macalimiinta iyo ardayda kale, bulshada waxa uu kula kulmaa saaxiibada, deyriska, iyo bulshada guud ee suuqa. </text-align Daraasadani waa mid aad muhiim u ah, una baahan in waxtarkeeda iyo tala-siintada Soomaalida oo dhami ka wada faaideysato. Ma aanan arag shaqsi Soomaali ah oo sida Dr-kan isugu taxalujiyey cilmi-baaristan khuseysa waxbaradasha Caruurta Soomaaliyeed, waana daradadii ugu horeysey oo aan oran karo waxa ay jamcisey dhibaatooyinka cadada badan ee qoysaska iyo caruurtoodaba ka haysta la qabsashada iyo ka meel keenida waxbarashada dalalka Yurub. Insha-Allah ma labaad ayaan yara milicsan doonaa qoraalka dakhtar kasi aan uga dhiibto fikradahayga iyagoo faahfaahsan.
  15. ^^^Lool@shay baar. Awoowe, qosolka kixkixleeya kifaaxa leh. Waanan fiyoobahay inadeer, ee thanks for caring .
  16. MMA: N.B, I still don't understand why you are early cheering the guy who fuleynimo ugu cararay Kismaayo, wanting him back, but at the same time against his cohorts of Seeraar and Goobaale. Maxaa Goobaale, Seeraar iyo Indhamadoowaba ugu soo horjeedaa oo aad kan kale ula jirtaa maadaama afartoodaba isku meel ka wada yimaadeen? MMA, I don't know in aad xasuusato early 1990s markii dad aad u badan oo Moorgan hogaamiyo Kismaayo kusoo jabeen. Waxaa dhacday in xitaa Kismaayo laysaga dabayimi oo ay kabtey meeday ka dhacdey. When Morgan was ousted, I remember how so many hallucinated of his come back: Morganaa afmadow gaareey, Morgan wuxuu u jiraa Kismaayo in yar - Xitaa heer waxey gaartey nalagu yiraahdo Morgan baa Kismaayo kolonyo Dameero ah ku qabsan doona. Waa sidey inoo sheegeene, Dameero xiin maleh sidaa darteed, saqda dhexe ayuu Morgan Kismaayo qabsanayaa - iyagoo ku heysta gama'sanyihiin. If stories and fantasies of those who support Warlords teach us anything, they teach us that their fantasies get more bizare by the year. The point here is that Warlord waa ku daayey; waa la cirib gooyey. The misfortune here is that the filth that has been rid of Somalia, Baydhabo ayey isku urursadeen. Since the Warlord Parliament was relocated to Baydhabo, around 58 locals have been killed by the troops loyal to the president and now reer Baydhabo have been made a target of the UIC by C/Yussuf's intentional invitations of Ethiopians and Warlords to Baydhabo. I hope in aan reer Baydhabo waxba soo gaarin, magaaladana burbur hor leh helin.
  17. art, I am sorry mate. The Puntland entity has really got Range Resources by the balls. Why? Because, culturally, no clan leader can give you that which belongs to another. This is a basic denominator in all Somali dealings. Cade is amassing wealth for his sub-sub-clan and as long as companies like Range Resources are willing to give money in advance - most probably because they lack knowledge in how Somalis deal with each other - he would maintain that there exist a state called Puntland, capable of entering contractual agreements with foreign companies. To be quite honest, the entity that is Puntland is purely based on perceived interest of clans that have a common ancestor. The day that percieved interest in commonality disappears, each clan will look after its own interests. That is the raw fact here. But since Cade himself isn't well-informed of Somali customs and laws (Xeer), which has made him bad-mouth other clans on several occassions, expect worse from the deal. Now he has gone beyond bad-mouthing elders of certain clans and decided to sell their land without their knowledge and consultation. Whatever happens, I am sure a deal done with Cade is a deal lost. So art, my advice is sell your shares while you still have time. Because as things are going, you may end up wasting all your shares on speculative future gains. Think about it, do you want to lose your nest-egg in investing in risky ventures such as this one? Range Resources is selling you and many others dreams; dreams that are bound to turn nightmares. Mark my words, nightmares.
  18. I see my friend, The General Leach back to his old habits, the same old daba-dhilifleyn. I am often reminded of the likes of The General Leach when I read the colonial history of Africa. I can picture half-naked Africans waiting in bays and ports awaiting for the White Master's feet to touch the ground so that they could kiss it. These men had the inferiority complex and an added natural disposition to please other men, from whites to rich and powerful men. So The General Leach, your syndrome is not new in the history of servitude, if anything, the only thing that is is the emergence of Warlordism, whose Bosses you have served so well. Now, although I wouldnt suggest you know anything about Cade, because you are so busy laying the red carpet for his next visit to London, but I would suggest, you think-for the first time ahead of yourself- because this Boss of yours and his dodgy Range Resources, are out of luck. Search for another Boss to serve before it is too late. As Somalis say Bakeyle intuu bur ku jiruu bur deydeydaa, so apply the same philosophy. On the other point of toxic waste, the accusations come from within Puntland my man. Ramaas Political Party isn't really a mogadishu based party is it? Nor did I add a word of mine to the accusation. It is also your brothers in Boosaaso who are making the accusations. C'mon now, atleast be consistant. You are a clannist so stick with it and praise your fellow clansmen even when they state the truth. Fabrication? Nah, you dont get it! Never ever will, probably. Example:For months people, thousands in their numbers, saw Ethiopians in Somalia. Yet all the time you claim -no Ethiopians in Somalia! You called it fabrication! And that makes your view worthless to me.
  19. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Originally posted by General Duke: Dear All, not long ago Yusuf Garad made up the infamous story about lesbians in Bossaso. That story was proven to be untrue and without merit. ........ Capital sentences have rarely been carried out in Puntland. When they are, a firing squad is used. Sapa-AFP. The last time I knew SAPA was a warbaahin laga lee yahay Koonfur Afrika, and AFP was a French news agency. Marka, our honourable Jananka, what does Yuusuf Garaad has to do with this? Was he the publisher of Qaran , which the foreign agencies wararka kasoo xigteen that time? Kix kix kix....MMA walaahi waad iga qoslisey. GD, waa siduu Mansa Munsa yiri: dab dhaxmooday iga dheh. Sxb, intaad Yuusuf Garaad maqaaxiyada West London ku yaal sidii shirqool loo gelin lahaa uga shireysaan, tacabkii waa tacab go'ay. For God's sake, I know the guy's position and opinion is dispised by many Puntlanders and others in Xamar, but that shouldn't warrant such enmity towards him. For your information, I have actually come to think that Yussuf Garad is a champ to provoke the reactions such as the one you show in this thread.