Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Meat= man's food. Fcuk the vegeterians . PS: Money, incase you come to London, a good feast on meat at Tayo (in Whitechapel) is on me. They make meat, the good meat.
  2. I got flu. A nasty one. Avoiding the net lest it becomes cyber-borne .
  3. ^Lol. Oz watch MR IBU's same scenario, around >04:10 http://www.youtube.com/watch?v=m3Xmi6rJ9kQ
  4. ^Lool. Oo maxaa i hayn kara? Mindhaa 'fever' anti-SL la yiraahdo ayaa igu soo hor leh? Waxa igu daartay garan maayo! Ooraydh, folks. I am off. Till next time, jaw!
  5. ^Nope. That's not the case always. Sometimes anoo Politics inaan ka hadlo doonayo ayaan Troll corner gelgelin ka dhigan karayaa. Nothing to it. After all, this thread is called the 'troll corner' and it's philosophy is 'anything goes'. So adiga stop your cyber snobbering and leave A&T do his thing. Garadaase? PS: Mise your reminder of what this section is was a defence for SL? Suurta gal!
  6. ^It depends on one's mood sxb.
  7. If they wouldn't say it loud in your presence, then how did you hear it? Did someone tell you that's what they say? Sorry to nitpick, but I am that mood maanta.
  8. Originally posted by STOIC: The scrawny Britain got knocked off by the big Dawg USA........can I have some of that Mandazi? We got some reer Xamaar (light skin once) here in Atl that sell the manadazi, but I tell you it is a poor attempt of Mandazi. Stop being a died racist, STIOC .
  9. ^Home is the word. Xiin, Ducaysane, iyo hablahayaga qiimaha iyo qaayaha leh, maca salaam iyo nooli kulante. Till next time, adios!
  10. Thanks Ducaysane. Rageedi iyo nus baad tahay. Hal taako oo raganimana ku darso .
  11. Lol@Haneefa. Now, let me talk to be nephew Ducaysane: Adeer, arrinku waa xasaasiye inaga masax, indhaha Odeyaasha uma roonee
  12. ^She you want to know the correct accent too? Again I can tell you lol. Haneefah, waxaan maqlay in aad dhakhtarnimada baratide adigu maad na dawayn? Qofyahay your future private hospital ayaan patients u doondoonayaa maad na tiraahdid, aan liiska Buukkaan Socodka (out-patients) isku darnee? Inkastoon fiyoownahay, hadana qaraaba kiilka waa laysku leeyahay .
  13. Ibti, Ibti, what will I enjoy? I am not following you dear? Haneefah, Oo yaa naga fiyoow? Ma adinka? Boloh boloh!
  14. ^Waa seeydigeey dee. Waan kala xishoonnaa, inan baan beri ku daray .
  15. ^You want to know? I can tell you, you know? Ducaysane, shib ii dheh sxb .
  16. ^Lol@don't encourage With that I am off to my 'lafuulo ma rinto'
  17. Sophist, Alleey lehe Jiidaali waa Haneefah la geeyo ma is iri MsDD, waa wada Roomantigaase, balse Laas Qorey waa halkuu kii Boodhari gabadhuu jeclaa ka guursaday ka yimi weeye. Nothing gets more romantic than that Haneefah, walaal waxay khamiiiska aad sheegeyso? Ma wax kalaad ii weeydey? Hal hala ii loogo billaa caleek
  18. ^Haneefah, Lool@reer Maakhir wey soo dhigteen . Maya walaal, LX, waa place holder, ma garatay? Anuu wax ila wadaa. Ha walwalin baan ku iri; waxba inaga halaabi maayaan :
  19. ^She, aan si raxmadi ku dheehan tahay, kuna ladhan tahay, kuna qasan tahay kuu weeydiiye, berigaagi hore maxaad ahaan jirtay? I shudder to ponder. The way you are treating Ibti makes want to accept her minyaro application .
  20. ^Hahahaha Malagiis galyoow mooyaale
  21. Originally posted by Ms DD: ^^ Is that the only criteria to measure against a town nowadays? Looks beautiful though. Wouldnt mind having a muddul and doon yar to last me till my dying days. It's very romantic, nooh .
  22. Sinsaaryona ku dadab, qoor sagaarona ku qabo Ilaahanne, illeen waa ninkii goor hore igu Maakhir anaa kaa lehe .
  23. LX, Lol. War ina adeer, nin wax ila doondoonayaan kuu haystaye waa maxay is bannadkani? La yiri: Baadida nin baa kula daydaya daalna kaa badane Aanan doonahayn in aad heshaa daa'in ebedkaayee Dadkuna moodi duul wada dhashoon wax u dahsoonayn Ee LX-oow bal fagaaraha iiga bax inadeer, dabinta ninbeey u daadsanayde .
  24. ^Lol. Xiin, sorry sorry! Ookiyaalaheey bus igaga duushaye .