
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
Million consider Christmas shoplifting Thursday, December 11 08:16 am Print Story Almost a million Britons admit they would consider shoplifting presents this Christmas. Skip related content Related photos / videos Million consider Christmas shoplifting Figures also show there has been a 30 per cent surge in the number of thefts from shops over the last year. Cambridgeshire police chief Julie Spence has warned that the financial strain of Christmas could tempt families to steal gifts for their children. In a podcast on her force website, she said: "The pressures of buying presents are greater than ever. Trying to explain to children at Christmas that the present they most wanted won't be arriving is difficult. "Some are also tempted to try to get for nothing what would otherwise cost them a lot of money. They try shoplifting. You may have seen the headlines saying it's on the increase. "The other name for it is stealing. No matter how sympathetic some shop owners may be - or even police officers called to make an arrest - the fact is that a crime has been committed." She added: "The penalty, quite rightly, is an appearance before the courts and often a heavy fine. Whatever happens, it will cost you far more than you stole." Police in Cambridgeshire said they had noted an increase in first-time offenders in cases of shoplifting this year as the financial gloom grows. ITN
-
^Don't come to London or the UK if you are not so humourous enough. My advise to N. Americans is to stay where they are; encountering them in a tube carriage isn't appreciated either. Loud bunch!
-
^'Wakhtiga is beddelayiyo, bidix midig, bidix midig ula soco' said the singer .
-
So the economic downturn has hit Somaliland's two parties? Was that Kulmiye bailing out Qaran?
-
Badhan ma adaa Somaliland ka dhigay? Edab darro!
-
Interesting captions....
-
Anigu kolleey bahda aan ka dhashay waxa na yareeyey waa Garaadkoo na habaaray markii aan diidnay geel aan ol ole dagaal ku soo dhacnay inoo bahweynta la qaysanno (waayo isagaa markii hore yiri nin waloow waxaad soo dhacdo adigaa leh); Intuu tusbaxiisii afka ka jaray ayuuna yiri: 'usbax la gooyay ayaan idinka dhigay. Sidaa darteed, waxaa la yiri markuu nin inaga mid ah dhinto, 6 kalaa raacda! Edeb-darradayadii hore uma noqon doonno, waxaanan ku leeyahay boqorka: hambalyo, hambalyo, hambalyo! There. Because I am a good boy .
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Paragon replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^JB, haaheey. Habeen walba halkii lagu riyoodo weerar laguma qaado wallee, or else caga-gubyaa lala kulmayaa lol. -
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Paragon replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waxani waa laab-la-kac aan natiija waarta keeni doonin ee maa laga joogo! Hadda maxaa Gaalkacyo yaalla oo weerar loogu qaadayaa? Maxaa keenay in ONLFta weerar iyaguna lagu qaado? Waa maxay istiritaajiyadda ka dambeysa waran-fudaydkani? Things just don't add up; Al-Shabaab leadership must not repeat the same mistake the UIC has made! -
Ciid wanaagsan, dhamaantiin.
-
^War ninyow dagaal suugaaneed oon dad badani ogayn ayaa socda lol.
-
Somalia1, are you still using the pretext that you are writing a book on '77 war? Lol. Anyway, how's living in Peru compared to Havana? You know the Fidel you fled from is no longer in power. Perhaps you should go back and show your patrioticism in the old country.
-
Somalia1, are you still using the pretext that you are writing a book on '77 war? Lol. Anyway, how's living in Peru compared to Havana? You know the Fidel you fled from is no longer in power. Perhaps you should go back and show your patrioticism in the old country.
-
Somalia1, are you still using the pretext that you are writing a book on '77 war? Lol. Anyway, how's living in Peru compared to Havana? You know the Fidel you fled from is no longer in power. Perhaps you should go back and show your patrioticism in the old country.
-
Geel Vs Mallaay!
-
Dhoodaan says: Oo Korama baarqabo Jacayl qooqu wada saaqay Oo Qaalmihi caashaqdoo Laba nirgood heestay Oo guuxu beeytari noqdoo Sidii durbaan yeeray Oo debtu waa muusikee Xaawda lala yaabay Oo reer magaal iyo sakhraan Weerar ku caddeeyey Oo islaama reer baaddiya ah Laysku laynaayo Oo haama ciir iyo khamradii Laysku tuuraayo Soo hadana maad garan! Ama Habar nin ay caashaqdiyo Guur u fidhaneeyso Oo uu nin waalani habeen Dhagax ku soo tuuray Oo orodka xaabxaabsatoo Meela badan jiidhay oo toban furaashiyo sariir Hoos galgalaneeysa Oo mootta dheereeysa iyo Gaadhi kale fuushay Oo suuqa caanaha tagtayoo Muufa soo gadatay.... Ar muxuu belo isku jacburiyey lol. Have a listen. Don't die of laughter . Jacbur Audio 1 Jacbur 2
-
Gabyaagu waxa uu ku jiray dugsigii tababarka bilayska (scoala polizia) halkaasi oo ay ku daranyaysnaayeen. Iyadoo sidaasi xaal yahay ha arko bisad ka qaraabanaysa jikada dugsiga, markaas ayuu bisaddii uga warramay dhammaan dhibka jira. Wuxuu yidhi: Bisadyahay mid saranseertayoo soo luntaad tahaye Sanka waxaad la raacraacaysaa waa suxuun marane Sargab iyo haddaad moodday hilib sahankii kaa guurye Saansaanka aad noogu timi saaka lala yaabye Sicirbararka soortiyo cuntada waad la socotaaye Toban shilin nin saadkiisu yahay saami iyo qayba Oo uu sedkii baasto yahay suugo laga dhaarshay Saxariirka gaajada raggaa sabarku qaansoobay Iyaguba suluug bay qabaan dhega ka seexdeene Saxariyo ka tage kaadiduu sayro aadmiguye Suuliga ma galo baan ku iri sababo awgoode Safkii malagyadaan taaganahay saafiga ahaaye Salaadaha shanta ah wayso qura waan ku suganaaye Siduu xaal yahaan kuugu dhigay sadarro waawayne Warka waxaan u saafsaafayaa yaanay soo noqone Rag saruuradoobaa jiroon kaa sasabayaaye Intaan seeflabood naga mid ahi gowrac kugu sayrin Sararaha kuwaaga ah intaan solayga loo giijin Soof-daran habow baa tahee suuqa orodoo tag! Maxamed Ismaaciil Buraale Source
-
^Thanks fellas. Don't you just love when a man gets grumpy and grunts in Jacbur gabay. Classic stuff comes out .
-
Next time he should e-mail himself as an attachment. Much neater .
-
Sheekooy sheeko! Sheeka xariir! Shilin baa dhuustay Nice story, eh?
-
^The singer? Alla maxaad aroos uu ka heesayo tagtay .
-
Duqsi Aan Joonyad Dul Saaray Jacbur aan jacbur saaray, Duqsi aan joonyad dulsaaray. Digaagad jaawi u dhiibayoo Saarka soo jebinaysa. Jirjiroole gaboobayoo Lacag jeebka ku haysta. Komishan jaahil ahaayoo, Xisaabtay jacbursheen, Ka jar been lagu oogay, Soo jawaaba la leeyay. Xisbi qiiro jibaysanoo Isagoo jiqilaystay Joojiyaay la leeyay. Mirqaan buuraha jiidhayoo, Jebis weyn ka baqaaya, Jawaan joonyad xambaartay, Jaas galbeedi la dheelay. Jacaylkii xisbiyoobay, Jaambad gaaban ku boobay Jilba joog ku liqeen. In dhawaydba ma jiifsan, Markuu jaafa jirqaayo, Foodkii joog lagu miisay. Ma jin baa lagu doortay, Natiijadan jaahwareersan, Jiidanaysa inkaaro, Kursi jorj la horgeeyay, Car janjeedhi la leeyay, mid juqaalshay dhegaha midna jiib raminaayo, midna jeeb madhan gaadhay midna jeel ka baqaayo baan jahwareeryada oogan, laysu jaakirayaaye. Nabaddu jalxad weeyee, Car kumaa jebinaaya. source
-
How do somalians look like? Check what they have to say...
Paragon replied to finestsista2005's topic in General
Loool. Ibti, have you ever heard of Dhoodaan's Jacbur? If you do then flying apes in a boat would sound quite plausible . -
^Lol, get out of our ocean young lady. I like cats before they don't give a hoot! Dogs I don't like; they like sucking up to people. NGONGE, Lol. Actually, it's a stray cat . I think I provided the better food that's why it didn't come back .