Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^^Perhaps it is only advisable not to laugh at the joke just yet. Madaxweynah DFKM C/llaahi Yusuf Axmed oo ku sii jeeda dalka Jabuuti Posted to the Web Dec 19, 12:42 Baydhabo:-Madaxweynah DFKM C/llaahi Yusuf Axmed ayaa warar soo baxay ay sheegayaan in uu ku sii jeeda Magaalada Jabuuti iyadoo dalka Jabuuti ay saaka wada gaareen Ra´iisul Wasaare Nuur Cadde iyo Gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoraynta garabka Jabuuti Sheikh Shariif Sheikh Axmed iaydoo la filayo 3 masuul in dowlada Jabuuti ay kulan siin doonto. Madaxweynaha Jabuuti Ismail Cumar Gelle ayaa qorshaynaya in saaca daha soo socda uu Madaxweyne Yuusuf u soo *** doono diyaarada khaas ah oo ka qaadi doonta Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. Ilaa hadda lama garanayo in Ururka IGAD uu meel dhexe iskugu keeni doono madaxda TFI oo khilaaf xooggan uu soo kala dhexgalay,dhinaca kale wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ra´iisul Wasaaraha cusub ee uu magacaabay C/llaahi Yuusuf Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma dheere ) uu ku howlan yahay siddii uu u magacaabi lahaa Gole Wasiiro ah ,waxaa muuqata in aan weli wax xal ah ah loo hellin khilaafka u dhexeeya madaxda sare ee DFKM iyo weliba xubnaha Golaha Baarlamaankaba Ilaa hadda lama yaqaano xubaha ku wehelin doona safarka Madaxweynaha DFKM C/llaahi Yuusuf Axmed oo la filayo in uu gaaro dalka Jabuuti saacadaha ama maalmaha food nagu soo haya. A/cawaale Halgan.net I was telling Thiery just 2 nights ago that the President of Djibouti and the Shariif should play the role of peace-makers between the estranged TFG leaders. I'm glad it's happening this way.
  2. Impeaching the oldman is equal to the opening of Pandora's box. Literally.
  3. The mother of all ironies; the architect of his own downfall! My goodness!
  4. Koolkat: Ariboowe - Aribaaye Aribaawe Bari laga reysey! Bariis caana leh iyo baasto suuga leh iyo qudaar bawlad ah ayaa baladkan yiil. . One of my relatives use to say about Kismaayo. I like markeey reer Bariga waliba gabdhaha ay yiraahdaan 'wallaale' ..from a girl to a guy. Just so endearing .
  5. ^OK. Aniga iyo BOB iyo Nuune will form an efficient brigand around the coastal area. Halkaad mari lahaydeen ayaa la rabaa . Haneefah, war la'aan baa ku haysa. I've done the research and it confirms my tuhun about Islaamaha Ayuutada: they are loaded .
  6. Paragon

    I Like This

    ^ I'll go do my research, yarta. Maxaa macaaneeyey cuntada golaha mingiska laga keeno? Lol. Perfect thesis topic . Talking of Golaha, let me veer off to the Gosha. Here's Kuusoow Kunturwaaroow doing his thing. Erm he's more like slapping something.. what I don't know . Watch that dance ...lol.
  7. And this is just the tip of the ice-burg sxbyaal. The interests/factors involved in this latest saga are many, and one can easily predict what'll happen in the near future. Somalia's volatile now, nimanyahow. Watch with care.
  8. ^ . Haye, you are so nice to them. Considering? Lool@Koolkat. Maya, xabiibi lee dheh and he should spent the rest of his melting . Lool@MsDD... 'isha ayaan kugu hayaa lady'. Sounds like a threat that marrying off to one of their own is the ultimate punishment . Adna, I bet you shriek inside when you spot him looking at you with an 'il-gur'
  9. ^Anigu waxaan qabaa in nimankan loolanka ka dhaxeeyo in la dhexdhexaadiyo runtii. There's alot at state to carry on with this internal fights. The peace process should be given more importance. Waa sideey anigu ila tahay. Inkastoo xaalku uu cakkiran yahay hadana waa in la kala roonaado - for the sake of the people. To continue this cheap political point-scoring on both sides is fatal. Really fatal.
  10. Clever trick though, isn't it? I gotta work on one now. Target: Islaamaha Ayuutada. They're filthy rich!
  11. ^Waxaas ka baxa nimanyahow ee ragga oodda ha laga qaado... ma cusbaa indhaha laysu marinayaa? Hala daayo kalluumeeysatada.
  12. Waxbaa ka dhacay wallee. Odeygii Yey ahaa 'O' ayuu caawa ku jiraa. Nuur Cade, rageedi iga dheh. Gaari qolof moos ah ayuu waddooyinkii ku qubay. Wiil hoog lol.
  13. Lool. Adoo Odeyga jaanis sii nooh. See camal waaye; xaa maraxad isaga dhigee...waa loo il jebiyaa ... il jabis weji-kaduud ah [QAC!] ..'OK aboowe' inaa dhahdid ay aheed . Anyway, anigu I use to know Odey Cabdi Yare ku magac dheer and if you end up calling him 'Adeer'... adaa la adaa aan ku dhahay. He'll say 'Adeerkaa haku cuno!' and believe you me that is putting it mildly lol.
  14. Paragon

    I Like This

    Haha Haneefah iyo Cabdiyo, idinkaaba ugu daran. Midna waxay tiri wax weyn baa haya, midna waa taa 'Jacayl aan lagu la wadin' soo dalbatay . Hoos ayaa rasaasta laysugu dhigayaa sow ma aha? Waa yahay. Ninka tiiraanyada la taahayo aan iska ahaado . Lool@Kootkat. At least the food tasted good, eh? You sound like Ciyaal wiido but in a nice way. Dhuuni
  15. Paragon

    I Like This

    ^Why are you smiling, Cabdiyaay?
  16. Tasted like chicken, kute. Is it xalaal horta?
  17. Paragon

    I Like This

    Nuur Cade iyo Riyaad igu la joogtaye
  18. ^ . I shouldn't have bragged up there, soo ma aha? Sorry, faankaa iga fakaday. Adigu weligaa hilib ugaar ma aadan cunin? You are missing out young lady .
  19. Paragon

    I Like This

    Lol, Haneefah. You know I didn't get to the doon question you asked shalay. I will tell you what the doon ay siddo. The song was said to have been sang for Saar or Mingis, wadaaddo, booraamo or ruuxaamo ceremonies and thus to calm the possessing Jin who is said to love Jaawi ama foox would be promised, 'is deji', your jaawi is on its way, it's coming with the doonta. Hence: Baddaa doonbaa mareeyso, Doonbaa mareeysoo, Jaawibeey siddaayee... Similarly, there's another related song, which I am sure you've heard of beryihii hore that goes: soo dagee, soo dageey saarkii duleedee Soo dageey muxuu doonayaayoo, doonayaa Talow muxuu doonayaayoo, doonayaa.. To which the Jin would apparently reply: Waxaan doonayaayoon, doonayaa, Dahab iyo xariir baan doonayaa If you ask me that is one materialistic Jini I don't want to possess me . Anyway, these songs made into the mainstream music stage because of their rythmes. Hadda waad garatay waxay doontu siddo ayaan filayaa?
  20. ^You are giving us ideas, man. Come to think of it, it's not a bad idea but logistical problems would hinder multitude of f&c shops popping all over Hargeysa. No linking roads. Haneefa, yes but you know it's cold here too; erm it can get to 4 at night. So it's always advisable to stay in . Cadaan, ice-fishing? I watched Stephen Fry's America programme doing some ice-fishing in frozen MN, and it was really an impressive past time. Such freshness and solitude is good for the soul - just the cold makes one shiver.
  21. ^Yup. It was 1.13 two days ago and the pound rose a cent that day. They say we should start worrying when 1 Euro equals to 98p. I hope we don't get to that. And may the £=$ exchange get back to it's old rate . It costs dearly currently... .