xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Qarax caawa ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Posted to the Web Nov 09, 18:21 Gaalkacyo:-Waxaa caawa qarax lala beegsaday Hotel ku yaal xaafada Wadajir ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo qarax oo sida la sheegayo ahaa Bam gac meed ayaa waxaa ka dhashay khasaaro nafeed, ilaa 5 qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawac waxaan dhamaantood loola cararay Isbitaal ku yaal Koonfurt Gaalkacyo. Hotelka Embassy ayaa waxaa deganaaa wafti uu hogaaminayo wasiiru-dawlaha arrimaha gudaha ee DFKM C/rashiid M. Xidig iyo Taliyaha ciidanka Booliska DFKM Jen Cabdicawaale Qaybdiid Wixii faahfaahin ah dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu.
  2. nuune, i know how to get to Paragon's qol marka asagii baan mooday in la shiddeeyey
  3. Paragon, qooransaday, and this is what i found: Chat with singles in your area now! Chat with teens & make new friends.
  4. Originally posted by Mr.Paragon: I kept a clean house. This one is SOL's Xaggee ku yaallaa adeerow
  5. lool @ buyer's remorse Ma qolka Paragon baa hadda layku xantaa
  6. @distancing This forum houses many bitter folks who have habitually engaged fraudulent activities spreading misinformation about PL & TFG relationship. The article I posted shows that PL & TFG are in sync. If there are disagreements these disagreements are process in nature, and this meeting will address such misunderstanding in a constructive manner. The caravan has produced Sharif, a man who will be arriving Turkiyaa soon, a great nation whose support Somalia needs.
  7. Nayrobi: Madaxweynaha Puntland & Raysalwasaaraha Soomaaliya oo wada hadalo ku yeelan doono magaalada Nayrobi. Nayrobi(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed oo hada ku sugan magaalada Nayrobi, kana qeybgalaya wada hadalo ku saabsan horumarinta Puntland ayaa kula kulmaya magaalada Nayroobi, Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Mr, Cumar C/rishiid Cali Sharmaake oo ay isla soo qaadi doonaan waxyaabo kala gedisan. Madaxweynaha Puntland ayaa kala hadlaya Raysalwasaare Sharmaake hirgalinta heshiiskii lugu saxiixay magaalada Gaalkacyo 23-kii Ogoosto, isla markaasna ay muhiimad leedahay in si deg deg ah ay Puntland ku hesho, Xuquuqaha uga maqan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Raysalwasaraha Soomaaliya ayaa saacadaha nagu soo aadan gaaraya magaalada Nayrobi, isagoo ka imaan doona dalka Iskutaga Imaaraatka Carabta, oo uu wada hadalo kula soo yeeshay Siyaasiin Soomaaliyeed iyo Madaxda dalkaas oo ay arrimo kala gedisan isla soo qaadeen. Dr, C/rixmaan wuxuu hordhigi doonaa Raysalwasaaraha Soomaaliya heshiis lasheegay in uu dhexmaray dawladda KMG ah iyo dawladda Jabuuti oo jabinaya heshiiskii labada dhinac ee Puntland & dawladda Faderaalka ee Soomaaliya horay udhexmaray, waxaana uu weydiisan doonaa Raysalwasaaraha Soomaaliya kala cadeyn dhab ah oo ku aadan arrimahaasi. Diblumasiinta ka qeybgalaysa wada hadaladasi ayaa ka kala socon doona dhinacyada Puntland & Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayadoo ay dhinaca Puntland joogaan Wasiirka Arrimaha gudaha, Dowladaha Hoose & Horumarinta Reer Miyiga Jeneraal C/laahi Axmed Jaamac (Ilka-Jiir) iyo Wasiiro kale oo dhamaantood arrimahooda laga hadlayo. Arrimaha Macaadiinta ama Shidaalka ayaa sidoo kale lafilayaa in wada hadalada Nayroobi lugu soo qaado, ayadoo uu Madaxweynaha Puntland la socdo Agaasimaha Bartolka Puntland Ciise Dhoola-Waa oo toos uhoos yimaada Aqalka Madaxtooyad Puntland, maadama aysan Wasaarad Batrol jirin. Wada hadalada dhinacyada ayaa lafilayaa in marka ay soo dhamadaan ay Saxaafad warbixin ka siin doonaan, sida ay sheegayaan Tafaasiilaad Madax banaan, waxaana dhinacyadu ay yihiin kuwa wada hadaladoodu ay gari doonaan qodobo badan oo aan horay loo soo qaadin, balse ay markan Puntland uaragtay kuwa aan laga tagikarin.
  8. Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole iyo wafdi la socda oo u dhoofay dalka Kenya Posted to the Web Nov 08, 14:13 Garoowe:-Madaxweynaha DGPL Dr.Cabdiraxmaan Faroole iyo wafdi uu hor kacayo ayaa dhawaan ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Conoco Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha gudaha Gen.C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka Jiir) iyo xubno ka tirsan Golaha wasiirada Madaxweynaha Puntlland Dr.Faroole oo saxaafada la hadlay inta uusan dhoofin ayaa waxaa uu sheegay in safarkiisa uu qaadan doono mudo usbuuc ah,intii uu ka dhoofayey madaxweynaha garoonka diyaaradaha ee Conoco ayaa ilaalada madaxtooyada waxaa ay aad u adkeeyeen amaanka garoonka iyo wadooyinka soo gala. Madaxweynaha Puntlland Dr.Faroole ayaa sheegay in magaalada Nairobi uu kula kulmi doono xubno ka tirsan beesha caalamka waxaan uu xusaby in uu kala soo hadli doono arimo uu xubnahaas kala hadalay mar uu safar ku kala bixiyey dalalka Ingriiska iyo Maraykanka Masuuliyiin iskugu jirta 2 Gole ayaa waxaa ay wafdiga Madaxweynaha Puntlland ku sii sagootiyeen Garoonka Conoco , dadweyne iyo qaar ka mid ah ururada bulshada ayaa ka qaybqaatay siisagootinka wafdiga madaxweynaha DGPL Dr Faroole.
  9. Iyadoo dhinaca kalena guddoomiyaha golaha Wakiilada,Md.C/raxmaan Cirro,isagana la sheegay intii aanu safarka ugu bixin dalka Finland toddobaadkii hore uu soo magacaabay shanta xildhibaan ee ururka baarlamaanada dalalka Afrika uga meteli doona, hase yeeshee nooma ay suurto gelin in aanu helno magacyada shanta xildhibaan ee Wakiilada ee ka qayb geli doona shirka baarlamaanada Afrika oo dhowaan qabsoomi doona. xaaji x bal halkaa noo faah-faahi
  10. Reerkiinnu baradha maaha, dhib na kuma qabaan PL. Warkaagan markay aqriyyeenna, gabay bay boosaaso kasoo direen. waxay yiraahdeen pm baan kuugu soo dirayyaa
  11. What victory requires, a lecture from Somali Muslim Scholars
  12. One can clearly see through the façade of nationalism duke dons on. The call for Puntland to assume the responsibility of entire nation without consultation of other stakeholders is pure nonsense. There is a tfg which PL is part of it. It has transitional arrangement, which spells out the composition of Federal Republic of Somalia, and where its capital is, and in which region. Puntland is a signatory of the said arrangement and will not pull out because of the protests of the some remnants of old man, who are still bitter about Ina Yusuf hasty departure. Somalia needs a constructive dialogue, not a reactionary talk.
  13. Originally posted by Jacaylbaro: he could be Col. Dalbac himself u know ,,, Some said the same thing about PL's Cowke
  14. lool@ S*S. xikmad xumo ku haysee, makala fogin
  15. ^^you edited but that is ok. my observation shall stand
  16. ^^Asaga iyo kumaandooskuu sheegayaaba isbitaalkii hargeysay kasoo baxsadeen
  17. ^^eye rolling is for the womenfolk S*S
  18. Originally posted by Jacaylbaro: Xaajigu xagee buu Siyaad barre ku arkay ?? ,,, Ma cid reer SL oon Siyaad arag baa jirta? Xatta Ibtisaam baa aragtay
  19. lool@kubeerto car kubeeto ha garto
  20. ^^war weli xaajiga iyo kumaandooskuu hoggaaminayyey ma ninkii waallaa bay daba socdaan
  21. ^^Some one called me this morning about this incident. Insha Allah we will find some xog and see what is going. I understand their grieve, Paragon. The protests and clannish wailings from men whom I thought are rational, educated and thinking men, and experienced, that I don’t understand. Even worse, the expectation that I would do the same thing they did is beyond insult really.
  22. Qardho yaa ka qarmuun, oo qariib yaa uga liita Haddaad arag kii S*S ahaa oo xanaaq bastii la ah
  23. Paragon, brother, with all honest I do not get Aw Tusbaxle & Jafe01 protests. What is it all about? Is it one of the following? 1-that five Somalis are arrested on arrival from Yemen, and one of them died in custody by PL (because I am )? Is that the shame I must write essays about? 2-that five men are arrested and handed over to Ethiopian authority? Is that true? For if it’s true it surely warrants advocacy from our part to persuade involved authority to not do so. 3-that Faroole asserted that Somalis from Ethiopia have no right in living in Puntland? Is that a shame on me, or one's opinion which most people would see it as a flop? Isn't significant portion of Faroole's own base fit that category of 'somalis from Ethiopia'? On point 1, I believe there are ways to persuade that Faroole's authority to 1) bring these men before court, or 2) release them, and 3) explain the death of the man who died in their custody. On point 2, PL including its minister of interior says that these men are in their custody, and they will never hand them over to Ethiopia. They even explained the reason of their arrests. Now, am I supposed to accept the claim of an online persona, and throw the assertions of the Puntland authority without seeing any substantiation? On point 3, although I have not had the chance to listen to Faroole's speech, saying Somalis in Ethiopia does not belong to Puntland is nonsense and everyone can see it. Also many people who are occupying in Faroole's administration are from reserve area...hence what he said does not really reflect the reality on the ground. We all know that it cannot be translated into a policy, even if Faroole tries it. I don’t feel ashamed because Faroole said something like that really, nor do I feel compelled to express indignation on the arrest of men whoever they are as long they are NOT handed over to Ethiopia or any other foreign entity. ONLF is NOT Aw Tusbaxle , Jafe01, and others. ONLF is larger than online personas aan xikmad haba yaraatee lahayn at least that is what i blv.