oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. nuune;923531 wrote: Who are the HAG things, maxey yihiin, jallaato miyaa, I have being hearing this word for a long time now,I have even seen you writing so many times whether HAG exist or not, or whether you support them or not, but who are they exactly, what do they normally comprise, maxxey qabtaan, xafiiskooda muxuu yahay, book iyo qalin mey heestaan, again, what is the word HAG, again, wallaahi waaban yaabanahey, anigu eraygan baan la yaabanahay and not press releases I can even release a press if I want and call it SUQAAR, or SAGAARO press release.
  2. Nuune and Xaaji lol the HAG folks said so in the press release dee.
  3. Somalia;923517 wrote: Good luck guys. Soomaalina waa is taqaanaa markey noqoto dagaal marka raga ilmaha iyo maxasta ka carari doonoow joojiya colaadda iyo hurinta dagaalka Sokeeye'' :eek:
  4. ''Waxaan si xoogan uga soo horjeednaa shirka ka furmey magaalada Kismaayo waxaanan u aragnaa shir lagu soo nooleynaayo dagaalkii sokeeye 1991kii waxaan ka digeynaa in dagaal sokeeye oo cusub eysan jirin cid soomaali oo ku faa’iido doonto hadaan la joojin buunka colaadeed ee la afuufaayo.Micnaha federaalka ma ah in nin ku dhashay oo ka yimid Garoowe, Garisa iyo Jigjiga uu xukumo magaalada Kismaayo midka ku dhashay Kismaayo, Buulo Gaduud, Goobweyn, Huusingoow, Jilib, Jamaame iyo Baardheere, Afmadow, Buurdhuubo, Garbahaare, Baydhabo iyo Luuqna uu marti ka noqdo waxaan ka digeynaa in dulmiga la joojiyo iyo colaada iyo dagaal ooganimdda dib loo soo celinaayo.Bal waxaan Soomaaliweyn weydiineynaa xagee ku dhasheen dadka Kismaayo leh maamul aan u sameyneynaa waa Darwiish, Axmed Madoobe iyo Maxamed Abshir Walde ma reer Kismaayoodaa. Haddii ragaas iyo kuwa la midka aan la jooojin waxaa imaaneyso in Barre Hiiraale, Axmed Cumar Jees , Yuusuf Indha Cade, Goobaale, Cismaan Caato iyo kuwa la midka ahna ay qoryahooda soo qaataan ileen sheekaddu waa ninkii xoog leh ayaa la dhagaysanayaa marka SOOMAALIYA yaan colaad cusub loo horseedin-'' '' Waxaan ka digeynaa in colaadaha iyo abaabulka colaadeed ee ka socda magaalooyinka Kismaayo, Nayroobi, Garoowe , Boosaaso, iyo Gaalkacyo hadaan la joojin la eedi doono Soomaalina waa is taqaanaa markey noqoto dagaal marka raga ilmaha iyo maxasta ka carari doonoow joojiya colaadda iyo hurinta dagaalka Sokeeye'' http://somaliweyn.org/qurbajoogto-hawiyehawiye-diaspora-forum-oo-baaq-digniin-culus-kasoo-saarey-xaalada-dalka-soomaaliya/
  5. Odey;923458 wrote: This is a sad case to be honest. As If rear Somaliland did not cause atrocities during the Siyaad Barre Era. Shall we list them here? Dhagaweeyne and Tanzania were instrumental in the massacres in Mudug which by some estimates were a lot higher than the whole of Somaliland. This being just a few of them. Let us not also forget Reer Somaliland made up the largest number in the Military Junta that sat just below Siyaad Barre. Ali Samatr was but one of these guys. Talk about pot calling the kettle black!. If justice is what you want, remember the rest of Somalis also faced similar if not worse fate during those years and you were integral part of the system. A lot of your kin will be in the dock shortly. Open up pandora's box at your own peril. The only reason you are picking on this chap is because his family is not amongst the big Tribes of Somalia or you would have had a huge response by now. I wholeheartedly support the government in their attempt to help General Ali Samatar. Either justice for all, or none! well said
  6. Road repairing in K4 Waxaa saakay xiran isgoyska ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ee Km4, iyadoo aroornimadii hore ee saakay lagu arkayay askar ka tirsan ciidamada Dowladda oo isgoyska gaaf wareegaya, gawaari iyo Catarabiilaro ay leeyihiin Turkiga, kuwaasi oo saakay isgoyska ka wada howlo lagu dayactiray wadada hareeraheeda. Gaadiidka BL-ka iyo gawaarida kale ayaa iyagu saakay marayay waddooyinka qarda-jeexa ah ee dhex mara xaafadaha ku dhow isgoyskaasi, kaddib markii ciidamada ammaanka Dowladda ay ka leexinayeen goobaha uu dayactirka ka socdo. Shaqaale isugu jira Soomaali iyo Turki oo howlaha dayactirka ah si wadajir ah u qabanayay ayaa iyagu si gaar ah u dayactirayay marshabiyeediga oo ay ku dhisayeen biro, shamiindo iyo qalabyo kale, iyadoona lagu dhisayay qalab casri ah oo aan weli horay loogu arag dalka. Dhinaca kale mashruuca lagu mataaneynayo Muqdisho iyo Stanbul ayaa soo gaaray heerkii ugu sareeyay, kaddib markii howlaha lagu dayactirayo waddooyinka Muqdisho ay soo gaareen waddooyinka mashquulkoodu aadka u badan yahay. Mashruucaan oo Dowladda u qaabilsan hay'adda TIKA ayaa waxay la kaashaneysaa maamulka Gobolka Banaadir, iyadoona tallaabadani ay ka dhalatay booqashadii Ra'iisal Wasaaraha Turkiga uu ku yimid Muqdisho iyo kulamadii ka dhacay magaalada Istanbul ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.
  7. nabadoon Al i have to inform my people in everywhere, that the imam is coming!!!
  8. Jacaylbaro;923418 wrote: If it is the summer, it is very hot in Hargeisa ........ really in xamar its rainy season i believe
  9. Waranle ninkii abwaan iyo maadey hubkaas uu dhiiba ayaaba ah nin qaxar ah. LOOOL
  10. excellent, xiin and zack baa la karbashahaya LOOOOL
  11. the summer is the best nooh, rainy season...
  12. Eedo Juxa im going to Xamar and hargeysa inshallah
  13. just booked the ticket to somalia this summer, yeeeeeeeeyyyyyyy