oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Alpha Blondy;935713 wrote: YES! MAXA CUSUB? PS3 baaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaby! my brand new PS3 was delivered by some distance aunt from London. 3 new games. NO MORE boredom. new hair cut! i shave it all off. work was ok. my friend came back from UK and we had a nice lunch in gulled bar. prove it by challenging me in Fifa tonight
  2. Xubno ka mid ah Beesha ******** ayaa Muqdisho ka wada olole ballaaran oo ka dhan ah qorshe Siyaasiga Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan loogu magacaabi rabo xilka Safaarada Nairobi, iyadoo dhaq dhaqaaqan siyaasadeed uu soo kordhay labadii maalmood ee u dambeysay. Warar ay heleyso daajis.com ayaa sheegaya in shirar gaar gaar ah oo ka socda qaar ka mid ah Hotelada Muqdisho ay ka wadaan xubno ka mid ah waxgaradka, culumaa’udiinka, duubabka, siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada beesha ********, kaasoo ay ugu soo horjeedaan ololaha xilka Safiirnimo loogu magacaabayo Mr Axmed Cabdislaaan. Ololahan oo ay horboodayaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa waxaa gadaal ka riixeysa Marwada Ra’iisul Wasaaraha Drs Caasho Xaaji Cilmi, waxaana qorshuhu yahay in Safiir Maxamed Cali Ameeriko xilka looga qaado. Xubnaha Beesha ******** ee shirarka ku leh Muqdisho ayaa ku tilmaamay qorshayaasha socda ee la doonayo in xilka beesha lagu wareejisto mid xadgudub ku ah awood qeybsiga dowladda ku dhisan tahay ee 4.5, taasoo ay sheegeen in booska kaliya ee beesha xilligan ka heysato uu yahay Safaarada Kenya, halka xilalkii kale ay mudneyd sida Gudoomiyaha Gobolka iyo Duqa magaalada Muqdisho aan lagu siin wax muhiimad ah, horayna beesha uga tanaasushay xilal ay xaq u laheyd. Dhinaca kale warar soo baxaya ayaa sheegaya in maalmaha soo socda lagu qabanayo mid ka mid ah Hotelada Muqdisho kulan ballaaran oo ay isugu imaanayaan qeybaha kala duwan ee Beesha ********, kaasoo ay uga soo horjeedaan in qorshaha lagu duudsiin rabo beesha ee ku saabsan booska Safaarada Soomaaliya ee Kenya. Shirkan oo la filayo inay ka soo qeyb galaan ku dhowaad kun ruux ayaa sida warar hoose sheegayaan lagu wadaa in laga soo saaro baaq beesha uga soo horjeedo dhaq dhaqaaqyada siyasadeed ee ka dhanka ah kursiga Beesha ku leedahay xilka Safaarada Kenya. Inkastoo dowladda Soomaaliya waayihii u dambeeyay waday is bedelo, ayaa hadana is bedeladaas dadka Soomaaliyed soo dhoweeyeen, halka dadka qaarna ay dhaliileen, maadaama is bedeladaas ay noqdee kuwo dadkii la bedelay iyo kuwii lagu soo bedelay howshii socotay ay dib u dhac ku yimaadeen, maadaama is bedeladaas ay saameyn badan ku yeesheen howlihii socday. Axmed Cabdisalaan ayaa ka mid ah wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo booqasho ku maraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Si kastaba Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Maxamed Cali Ameeriko ayaa wax badan ka soo qabtay howsha Safaarada Soomaaliya ee Kenya, isagoo noqday mas’uulkii u horeeyay ee hanti Soomaaliya caalamka uga maqneyd soo celiyay, waxaana waajibaadki uu u hayay qaranka uu sanadkii hore u dhaawacmay, markii uu shil galay, iyadoo haatan oo uu dhaawiciisa ka soo kabsanayo la doonayo in loogu abaal gudo in xilka laga qaado.
  3. xaaji is he a politician or a sheikh the dude seem to be confused of his role. fitnah qabe weeye
  4. miskiin-macruuf-aqiyaar;935531 wrote: a midget with a midget taalo. looooooooooooooooooooooooooooool
  5. disgusting this iley waa garac, the statue is located in the same soil where thousands of our aabayaal got killed defending the nation
  6. Apophis;935515 wrote: I don't know sxb, it seems to be working for you in Mogadishu lmao nothing has started yet inaar
  7. Waranle_Warrior;935514 wrote: Loooool @ Gabal's looted their properties, ma moorayaantii Xamaroo karaa Gabals lool, waar adigaaba dadka caayayee aint that true tho? mala is indha tiraa?
  8. LOL@dameer rarato hadaad uu maleysay inaad ii caaysay ima caaynin hadaba! Camel lovers live in 34 places in the jubbas plus kismaayo, adiga meeqa qeybood baad ka joogta jubboyinka maanta? sxb Gabbal baa gurigaada ka haysta maxaad meesha ku haaysaba! every local in banaadir is included in the maamul ha is wareerin abaa!
  9. waar there used to be a high number of planders in kismayo back in the days not anymore, they fled to puntland saaxibkeena Gabbal looted their properties. marka this attempt of sidelinings is not a wise thing it will backfire on y'all
  10. Apophis;935494 wrote: That's what the evidence shows. The camel lovers live in a few insignificant tuulos and thus are as relevant as OGs in Hiiraanland. lmao, so where do puntlanders live in the jubbas?
  11. Apophis;935488 wrote: Majority rules, minority rights wait are you telling me there are more puntlanders in kismayo and the jubbas than camel lovers? :eek:
  12. i was in jaaliyadda camel lover today having shaah, they said the presidency is most likely going to madoobe's clan, while gedo and puntland is going to share the vicepresident post and the mayor is going to be from puntland as well. Camel lovers are mad as hell threatening to sign a treaty with Al shabaab.
  13. Apophis;935472 wrote: I don't know tbh. I know less than you think I know. lmao i see.
  14. i see what you're trying to do here yaa Apo Well the beel was already against the project as i said good that their guy finally have come to his senses.
  15. yes it is irrelevant since beesha wasn't supporting the formation in the beginning.
  16. Munaasibad Xarigga looga Jarayay Warshad Cusub oo soo saarta Agabka Dhismaha kala duwan oo dhawaan Dalka la keenay ayaa Maanta xarigga laga Jaray. Warshaddan oo la Magac Baxday Rajo Construction Company ayaa waxaa ay waxaa soo saaraysa Qalabka Dhismaha oo kala duwan gaar ahaana Bulukeetiga Casriga ah iyo Dhagaxyada loo yaqaano Interlock oo lagu dhisayo Wadooyinka ay maraan Dadka iyo weliba Guryaha Ugu horeynba waxaa halkaa ka hadlay Cabdicasiis Maxamed Xasan (Cabdicasiis Dhega Weyne) oo ah Maamulaha Warshadda oo Sharaxaad ka bixiyay Qalabkan cusub ee ay dalka keeneen iyo sida ay u doonayaan in ay uga qayb qaataan Doorka kaga aaddan dib u dhiska dalka. Cabdicasiis ayaa farta ku fiiqay in iyagoo tixgelinaya baaqii Xukuumadda ee ahaa in Ganacsatada Soomaaliyeed Dalka ay dib u dhisaan isla markaana ay Maalgaliyaan ay suurta gashay in Warshad Cusub oo la jaan qaadaysa Dhismayaasha Caalamka in ay Dalka keenaan. Mudane Dhega wene oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in iminka ay soo saareen Bulukeetiyo ka Tayo wanaagsan kuwii Soomaalida ay hore u Isticmaali jirtay kaasoo aan kaaga baahneyn in aad Salaaxdo , isla markaana ay sameeyaan Dhagaxyo la is gel gelinayo oo shub ka samaysan ( Interlock) kuwaasoo Mustaqbalka dhow iyo kan fogba anfacaya Dadka qaata. Waxaa isaguna halkaa ka hadlay Maamule ku Xigeenka Warshaddaas Cabdikariin Maxamuud Ibraahim oo sheegay in Halkii Saac ay Warshadoodu soo saari karto 900 Boqol oo Bulukeeti ah oo Casri ah iyo Tiro aan intaa ka yareyn oo Dhagaxyada Interlock-ga loo yaqaano kuwaasoo uu sheegay in Bilic ahaan iyo Tayo ahaanba ay ka wanaagsan yihiin Qalabkii Dhismo ee hore dalka looga Isticmaali jiray. Cabdikariim ayaa hoosta ka xarriiqay Dhagaxa Interlock waxaa uu Fududeynayaa Fiilooyinka Dhulka la mariyo ee loo adeegsado Fiilooyinka Koronta iyo Inter-net-ka kaaso Dhagaxa Interlock markaad Doonta ka qaadi karta kuna soo celin karta isagoona u sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay sidoo kale keeneen Qalabyo loo adeegsado Qasida Shamiintada iyo Wiishash Dhaa dheer oo loo adeegsan karo Dhismayaashii Awal gacan isugu Dhiibka ahaa. Ugu dambayntii ayuu Maamulku sheegay in marka hore ay *****li doonaan Baahida Dhismaha Magaalada Muqdisho kaddibna ay u gudbin doonaan Gobolada kale ee Dalka. Eng Yu oo ka mid ah Injineerada Warshaddaas Rakibtay una Dhashey Wadanka Shiinaha haatana halkaan u jooga Tababarka Shaqaalaha Soomaaliyeed ee Qalabkaas ku shaqeynaya oo isaguna halkaa ka hadlay ayaa sheegay in Qalabkaan uu yahay Farsamadii u dambaysey ee Shiinaha iminka wax loogu Dhiso isagoona u rajeeyay Muqdisho iyo Soomaaliyaba in ay ka faa’ideystaan Qalabkan casriga ah ee Teknoolajiyada Caalamka ee Dhismaha la Jaan qaadaya.