Naxar Nugaaleed

Nomads
  • Content Count

    5,348
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Naxar Nugaaleed

  1. Kuwa U Adeegaya Maamulka Hargeysa Ee Ku Sugan Magaalada Laascaanood Oo Dumar Iyo Dhallinyaro U Xidhxidhay Maxaad Magaalada U Nadiifinaysaan May 18, 2008 By:Jidbaale.com Laascaanood (Jidbaale.com) Markii ay ardayda dugsiyadu u soo dareereen xuska maalintii qashin gurka ee 18ka May, kuwa u adeegaya maamulka Hargeysa waxay isku dayeen inay cudud malateri u adeegsadaan sidii ay isu hor taagi lahaayeen kacdoonka ay shacabka magaalada iyo ardayda dugsiyaduba ay ku doonayeen inay maalinta qashin gurka, inay ku nadiifiyaan wadooyinka magaalada qaarkood, hase ahaatee kuwa u adeegaya maamulka Hargeysa markii ay awoodi kari waayeen inay is hor taagaan waxay miciin bideen inay dumarkii iyo carruurtii xidhxidhaan. Sida la rumaysan yahay ilaa hada waxay xidheen sagaal qof oo isugu jira dumar iyo dhallinyaradii iyagu iskood isu abaabulay, isla markaasina doonayeen inay maalintaasi si weyn u xusaan, magaaladana intii itaalkood ah ay ka nadiifiyaan qashinka, hase ahaatee arrintani waxay argagax iyo quusba ku riday kuwa deegaanka u dhashay ee iyagu doonayey inay maamulka Hargeysa iskaga iibiyaan cabudhinta shacabkooda..... Tallaabadan ay shacabka ugu xooga sheeganayaan waxay cadaynaysaa sida aan maamullkaasi looga rabin magaalada Laascaanood, sidaasi waxaa yidhi 'Mid ka mid ah kuwa u adeegaya maamulka Hargeysa, balse u dhashay deegaanka'.... Waxaa kaloo ay wararku intaasi ku darayaan in ay ilaa haatan doonayaan inay soo qabqabtaan kuwii iyagu hawshan abaabulkeeda iyo isku dubaridkeeda iska lahaa, waxaana ila hadaa muuqanaya dareeno ka dhashay is hor taagan iyo cabudhinta lagu la kacay shacabka isu xilqaamay nadiifinta magaaladooda... Wixii hadba ka soo kordha kala socda jidbaale.com Jidbaale.com
  2. Ardayda Magaalada Laascaanood Oo Saaka U Dareeray Maalintii Qashinka Gurka 18ka May Iyo Kuwa U Adeega Maamulka Hargeysa Oo Iska Hor Imaad Dhexmaray May 18, 2008 By:Jidbaale.com Laascaanood (Jidbaale.com) Saaka subaxnimadii qiyaastii markii ay ahayd ilaa 7:30 subaxnimo dhamaan ardayda dugsiyada magaalada Laascaanood waxay u dareereen xusitaanka maalintii qashin gurka ee 18ka May, oo sannad walba la go'aansaday in maalintaasi si weyn looga xuso, meelaha nadaafad daradu ka jirtana ay shacabku xoogooda u hibeeyaan. Hadaba markii ay arrintaasi ka war helleen kuwa u adeega maamulka Hargeysa ee iskii u ildaran, ayaa waxay bilaabeen inay is hor taagaana xoogna ku muquuniyaan, balse taasi umay suura galin maleeshiyaadka u adeegayey Maamulka Hargeysa, waxaanay ardaydii oo ay iskaashanayaan shacabka degan magaaladu ay ku adkaysteen sidii ay wadooyinka uga nadiifin lahaayeen qashinkan sida xad dhaafka ah u yaalla. Kuwa u adeega maamulka Hargeysa oo iyagu og in aysan marna shacabka xalaasha ah ee reer Laascaanood aysan doonaynin diyaarna u ahayn in ay aqbalaan maamulkaasi Hargeysa, isku daygoodii ahaa inay shacabka iyo ardayda is hortaagaan wuxuu noqday mid ay ku fashilmeen. Waxaanay ardaydu ku dhawaaqayeen waa maalintii qashin gurka iyo nadiifinta magaalada, hase ahaatee erayadaasi waxay noqdeen kuwo damqay kuwii u adeegayey maamulka Hargeysa ee isagu haatan foodda iskula jira. Jidbaale.com Laascaanood Soomaaliya
  3. looooooooooooooooooooooooooooooooooool @ "Ciidamada illaahay dartiis u raran". wale wax kaley uu raranyahin
  4. only if you promise to stay a dhabo-dhilif for eriterians and the bin ladens of the arab world long after the ethios leave your mind.
  5. getting a little delusional my friend about events.
  6. you an Agist MMA, what do have against octogenarian malis? for a country of whose life expectancy for men is less then 45, we should be proud of a man who 70-80. Also, for a mali who gives a lot of lip service to Somali patriotism, you easily disregard a somali or even an african tradition of respect for your elders.
  7. its a silly belief on the part of the secessionist and extrimest that some kind change with the international community will some how magically uplift them. Time and again they are proven wrong. For the secessionist, they have not found a single supporter, a single one for nearly two decades. Not even of that international pariah state Eritrea or Morocco witch is the only none AU member state in Africa (a situation they could have taken advantage of). Not that of their closest friend in Africa, ethiopia. Not even the former colonial master which same in the highest position of that so called government declared they were the orphans of their monarch. Yet here, red sea, fellow secessionist parade every chat session in london and washington as a historic visit that will change the fate of those dusty racks you call cities. the recognition of this state will lead to our recognition, blah, blah, blah. Eritrea went, western sahara went by, East timor went by and so did Kosovo. Grab at straws all you like , its silly to argue with insanity for you will here tomorrow again with miss cleo magic ball, telling us why tomorrow is the day. Truth, however, is that no state, no leader of America, liberal or conservative will join your cause. Your best chances are with government of Somalia you despise so much. As for those extremist, to get international backing against them or even american backing to fight, if even necessary, requires very little. And to think Obama would support them, is a colossal misunderstanding of the ideological compass of America.
  8. ....and a few minutes later, the run!
  9. most Somalis could use dhaqan celis, by the way the word dhaqan means culture or tradition not religion muster mujahid.
  10. Balayo, marna wad amaaniysa odeyga marna wad caayeysa, i feel compiled to defend the old man now. How silly of you though, to say you have gauged the will of the people of SSC by a flag you hoisted in a building in Las caaanod. If this is the standard, then the Somali flag was there longer, and still remains in most parts Sool, Cayn and Sanaag. Your Flag was burned in Las Canood but not the Somali Flag. Lastly, the Somali currency is used as far as Burco, sense that is the currency of Somalia, does that mean Burco is not part of Somaliland?
  11. Who are they going to fight? Sometimes i wish you would stop with all this pretense. Xaabsade is nothing, he is for rent. Fuad his been chased from Xudun every time he tries to go back to his own native village. No my friend, xaabsade and fuad are of no consequence, the bigger fish to fry are troops from burco and hargeisa. Where was the chaos that you speak of before you administration reached that peaceful city? Is it not a self fulfilling prophesy that you created, that the Garaads and the elders of that region warned you about. When they were saying stop the aggression and you admin invaded those regions, guess your troops were not blood thirsty but now that these Garaad are doing what they told you they would do, they are blood thirsty.
  12. sitting all the way in hargeisa, or God knows where, how did you ever ascertain what the people of SSC have chosen. are you a mind reader or you have a magic ball.
  13. Originally posted by PlayMaker: quote:These extremist need to be stopped in their track. How can they justify killing innocent school teachers and civilians Well how do you justify childrens getting their throats slid in front of their mothers? or imams getting killed murdered in masjids on daily basis? al-shababs you can call them whatever names you choose them but i am telling you right now those young men are heroes in my book and it's unfortunate cowards like you guys called them terrorists...You guys rather be slaves and watch your family members get raped, robed and murdered.. punch of cowards with fadhi ku dirir.. Thats all thanks lunatics you are cheerleading for. But blame were it is. Only moryans in mogadishu, the ones with the religious cloaks or those working for warlords benefit from anarchy, mischief and the condition of the poor people of that city.
  14. Originally posted by LANDER: The propaganda minister for Abdulahi Yusuf is parading Obama? Sort of defies logic does it not No it does not, just shows your inability to comprehend logic. LIberal or conservative, all Americans are against extremism and terrorism. Listening to one of the mans speeches would have enlightened you but i guess your too lazy for that. Somali interest, as far as the Somali government is concerned, is served by any sane leader of America, right wing or left wing.
  15. Which part of this was a town hall meeting?