Waranle_Warrior

Nomads
  • Content Count

    978
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Waranle_Warrior


  1. Warar ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu diiday in Ra'iisul Wasaare u magacaabo shaqsi ka soo jeeda Puntland

    Am I reading this right? Did the President really said this as Jawhar reports.

     

    Nominating the post for anyone is one thing but striking off and out-rightly crossing any candidate from certain Somali clan for being that clan is akin to hosting hostility. It's big prejudice from the President's part if indeed he said that as reported and will not lead to an easy path to get along with this certain community as they will not trust him.

     

    The President needs to get 101 clan politiks as he seems to be making big gaffes and massive miscalculations before he even began his journey to Somali politics.


  2. Maamulka Puntland oo ku talisay in Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya laga dhigo ruux ku cusub siyaasadda oo aan xukuumadihii hore ka mid noqon

     

    Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Maamul goboleedka Puntland ayaa ka digay in loo magacaabo ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya mas'uul horay uga soo mid noqday xukuumadihii dalka soo maray, iyagoo ku taliyeen in lasoo magacaabo ruux cusub oo aan kasoo mid noqon xukuumadihii hore.

     

    Wasiir ku xigeenka wasaaradda dekadaha Puntland, Cabdishakuur Mire Aadan ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay idaaadda Risaala oo ka mid ah kuwa ka howl-gala magaalada Muqdisho.

     

    "Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh waxaan ugu baaqaynaa inuu ra'iisul wasaare u soo xusho ruux sidiisa oo kale saaxada siyaasadda Soomaaliya ku cusub," ayuu yiri wasiir ku xigeenka dekedaha maamulka Puntland oo ka mid ah Soomaaliya.

     

    Puntland oo ah maamul ka tirsan Soomaaliya, ayaa waxay horay uga digeen in loo doorto xilka madaxnimo ee Soomaaliya mas'uuliyiintii hore, iyagoo xilligaas ku hanjabay inay qaadan doonaan go'aan iyaga u gaar ah, kaasoo ay ku sheegeen inay aayahooda kaga tashan doonaan.

     

    Ma uusan sheegin wasiir ku xigeenka Puntland in haddii lasoo magacaabo ra'iisul wasaare aysan ku qanacsanayn ay qaadan doonaan tallaabo la mid ah tii ay horay u sheegeen xilligii doorashada madaxweyaha Soomaaliya.

     

    Hadalkan kasoo baxay Puntland ayaa wuxuu imaanayaa xilli lagu wado in dhawaan uu madaxweynaha Soomaaliya soo magacaabo ra'iisul wasaare uu dalku yeesho, inkastoo aan la ogeyn cidda sida rasmiga ah loogu xulan doono xilkaas oo ah mid aad loo sugayo.

     

    Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

    maxuseen@hiiraan.com

    Muqdisho, Soomaaliya


  3. Waa arin aad ufiican. This shows Somalia has changed and matured a great deal, even Shariif Ahmed's last speech was a momentous one, a most welcome. Somalia shall rise, a new day and a new beginning insha'llah.

     

    Madaxwaynaha cusubna ilaahay haloo duceeyo si aas unoqdo midkoo fiican, uuna nagu noqon sida kuwa badan oo dadkaan maskinta soo marsaday oo bacda laga dhuuqsado.


  4. All this men are running for the top post? What a crazy number this is and they are so serious that each and everyone of them paid 10K. I think this is good project and a lucrative business, Somalia should throw a Presidential election every year. The number adds to a sum of a quarter of a million US dollar, that's massive dough, it can fund few schools or orphanages. Lacag fiican ayaa laga sameeyay in one day.

     

     

    This money should go to a good cause - build schools. Nimankaana waa fiicanyihiin, next year haladhoho there is another election.


  5. Does anyone remember during early days of fleeing civil war in the 90's, living as refugees in neighboring East African countries, when people crawled out of their residences in the middle of the night hiding and made their way to the city to make illegal cheap or even free long distance calls to relatives in Europe or America?


  6. Why do I feel that people are getting overexcited and giving far too much credit to this man than he deserves. Calm down batigiis.

     

    If he wins the world will not turn upside down, we have seen worse and people dealt with them, but if he's good and serves the people he will indeed earn respect from the masses but if not then he will be removed by a sword.


  7. Its not only offensive but racist system. The worst kind of 'legalised' racism in the name of reconciliation but only led to more divisions and clan bigotry.

     

    Barring certain tribes to run for certain posts is nothing but pure racism.


  8. Caawale Sxb waan kusheegay sidee ila muuqato aniga ama qof kasta ee cqli saliim ah ula muuqan karto? Marka adiga sideey kuula muuqataa ?

     

    Aniga waxaanba kusii dari karaa ninkaan daacad oowba ahaay, 2 sano kahor uuba sheegay isagoo shacab iska ah oo dowladna kujirin uuyiri, Etoobiya oorkaa lagu kacsanaa meeshaan ee dowlada A/Y aa laga soo horjeedaa, Putlanddna waa tagay burcad badeedka lagu xirxiraa, ninkaas cadaanka a wuxuu rabaa in Somalia lakala gooyo oo secession-ka Somalilnd ayuu taageeraa. Warkaan wax qaldan ma ujeedo, marki uu dhahaayay warkaana shacab caadi uu iska ahaa kadina dowlda uu kashaqeeyay PM-na noqday. Shariif Ahmedna runtuu kasheegay, isagaas ahaay qofkii dhihi jiray USA iyo Ethiopia maa raali galinaa mase ilaahay markii danbena USA/Ethiopia caadi unoqatay in laraali galiyo.

     

    Marka adiga warkaan kolay waa dhageesatay ee tafsiirtaada nasii, tasfiirtaada xiiso uqabaayee


  9. ^Cawaal, warkaan aniga waxaan maqlay marku uu siyaasada Somalia soo galay mar udhaw, caadi uuna ila ahaa, marka hada sidee si xun ula arki karaa?

     

    Adiga hadii aad horay umaqashay sidi marki hore uu kula ahaa si kaduwan muu kula yahay hada, mase qabiilkina layahay kadib Shariifka markuu PM kadhigay?

     

    Mase hadaa website-yada lagu soo daabacay ka aragtay iyagoo kadhigaa oo kuqoray 'SIR CULUS' :D