Waranle_Warrior

Nomads
  • Content Count

    978
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Waranle_Warrior


  1. Sxb dadkan leh waa nala dulmiyay ama Somalia dooni mayno ee dhibta sheeganaya ma ahan reer SOOL,SANAAG,CAYN, AWDAL IYO SAAHIL. Nimankaa waxbaa naloo gaystay iyo dowladi Somalia ayaa naleeysay ma ay lahan. Marka reerka wax tabanaya inay boor isku qariska dayaan, SL ayaa naliyirahdaa iyo ciid isku kicinta intaad kabaxdaan, miiska wadahadalka soo fariista oo waxaad tabanaysaa iyo wixii la idiin geeystay kahadla.

     

    Beenti waa dhamaatay ay Somali isu sheegi jirtay, maalmahan runtaa la isu sheegaayay, waad aragtay Abdi Qaybdiidba waxaa layiri xafada aad kajoogtid Galkacyo maamul goboleed manoqon karto, marka idinka runtaa la idiin sheegayaa oo dadka SL dagan oo dhan waxba taban mayaan Somaliyana waxba uma gaysan ee inta wax tabanaysaa dhinac isu beeyra oo waxaad tabanaysaan kala hadla dowlada Somalia.


  2. Actually the forces in Kismayo are way more than that, Colonel Garamgaram who leads the wing of the H-group had over 1500 forces taking over Alshabab base in the city setting baracks at Qudbiya Jabarti strategic location that overlooks both the port and the Airport. Only few months ago over 1000 fully armed men joined him from Kudhaa and Caanoole with Awil Sandweyne after the fall of Kudhaa. And the other wing of Raaskambooni has over 3500 forces and located in different locations of the city. All form part of Raaskambooni and that's only the number in the city of Kismayo but not those still in the remote areas of Jubbada House, in training or in Afmadow. Don't listen to the lies of Allcaasimda or Dayniile.com.

     

    Magaalada anagaa lahadalnee nawaydii. Why do you think Ahmed Blacky was confidently quiet about the whole issue or Faroole did not complain to Saacid or name call Hassan Culosow or Gedo boys, because there is an aura of confidence

     

    If war is of any benefit to anyone then the city of Kismayo is full of fighting men and guns, today more so than anytime before, 6000 ciidan caga cageenaaya ayaa kujira magaalada. But the people of Jubbaland are determined to have peace, administration and stability not by force or through gun but by vote, on the discussion table and through the legitimacy of the constitution.


  3. This shows how Siilaanyo had been cornered and has no friends left. The British have left him long time ago and the Turkish gave him a hard hitting medicine. This is rather desperate move by Siilaanyo and the admin over there to prepare the people of Habraha clan in the traingle the brutal truth that's awaiting them. His problem is more of inside struggle and convincing than an outside political pressure, Siilaanyo and his comrades in crime had known the position of the outside word all along but what is taught for them is how to reformat or rebrand and turn the clock 180 back on the gullible people that had been brainwashed for 2 decades to believe they are a different country.

     

    Dhibka ugu weyn ee Siilaanyo haysta ma ahan iney markasta ay caalamka lakulmaan lagu dhahaa 'Somalia ayaa tihiin' oo taasu waligood ayay ogaayeen laguna oran jiray ee iyagu inay sidaas shacabka beenta ay ku akhriyayeen 20-ka sano ay kuyiraahdaan kalmadaas oo ah 'Somalia ayaan kamid nahay', that's the biggest problem. It seems 20 years of indoctrination, brainwashing and seeding hatred has catch up with them. Taanaa ugu adag ayay u fakaraayaan sidii reerka duriyadda loogu diyaarin lahaa.


  4. The is a reason for concern. Puntland media along with other Somali media are doing investigation on the issue of Alshabaab and the forces from Gedo's recent alleged meeting, and government official rush visit to Kismayo yesterday, reports and interviews are being conducted with the locals and with some Alshabaab members.

     

    Puntland is expected to release a statement on this matter upon the outcome - its still early days and still gathering intelligence. Also the next move of the forces that came from Gedo will shed light to matter greatly and the allegation against Hassan Culusow and his government in Mogadishu.


  5. Macalinka Saxib, stop ignoring the facts, the whole region is up with tensions and you know all the reason for that. It's reer Gedo to blame for all this. Ahmed Blacky did not leave the city to attack others but its reer Gedo that sent forces to Kismayo whom ironically dodged and passed the enemy. So, now the enemy must be the group of Ahmed Blacky who are in Kismayo

     

    Waxaan waa iska cadahay, reer Gedo Hassan Culusow iyo Muqdisho ayaa antenna usurantahay. Maamul yaa lasameenin gobolka hala xoreeyo horta is an excuse, if xoraynta gobolka from Alshabaab was a priority they wouldn't have passed Alshabaab.


  6. The Zack;926087 wrote:
    Puntland are our brothers, we love them walaal. Brotherhood is not a choice, we will be together despite our difference on many issues.

    So are reer Gedo too, but political difference ayaa jiro. While Puntland and Azania want Maamul in Jubbaland it seems the Gedo clan are hell bent with Culusow's dislike for Federalism and the emergence of a strong peaceful state of Gedo and the two Jubbas.

     

    Its a failure for all groups and will effect reer Gedo the most specially marka ay sii noqdaan nimanka Hassan Culuosow uu marsado kaarkiisa? Having a PM does not mean you have to compromise your rights, Puntland-ba intaas oo prime minister ayay heleen never gave up on their ideals nor taken orders from Mogadishu, in fact they dictated matters and led reer Mogadishu enforced a lot of their policies including federalism.

     

    My point here is PM Saacid needs to wake and smell the coffee, he's a real and genuine opportunity to raise up to the occasion and lead the way. This is his real constituency and has huge responsibility to unite all three regions and form a strong state - if not, then history will judge him for harsh when he leaves office.


  7. This guy is either brilliant and focused person or a nutcase with some bolts missing his heard.

     

    I like his dedication and energy and specially if and when he decides to take after an issue he doesn't let it to rest for years or eternally, case in point against Somaliland and Dahabshiil - mentions in almost every writing, talk or discussion lolz

     

    War innaba caadi ma ahan, haduunan maskaxdiisa wax si ka aheen, then he must be brilliant individual and such person needs to be on your side, if I had a TV or Radio station I would have employed him to spew my propaganda and do some investigative journalism in my favour :D

     

    Ooh, and the last, If he sees this page on SOL, he will write on his website: 'Breaking News: SOL oo Daahir Culusow kahadashay'


  8. WAR- DEG DEG: Ra’isul Wasaare Saacid oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.

     

    Garowe(Puntlandi.com):- Magaalada Garowe ee caasimada Puntland waxaa dhawaan soo gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Ra’isul-wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Saacid.

     

     

    Wafdigan oo duhurnimadii manta ka soo duulay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe si weyn ugu soo dhaweeyay bulsho farabadan oo ay horkacayaan Madaxda dawlada puntland sida Madaxweyne ku xigeenka, xubno ka tirsan labada gole ee dawlada iyo waxgaradka qaybihiisa kala duwan.

     

    Wafdiga ra’isul-wasaare Saacid waxaa ka mid ah xobno ka tirsan labada gole ee dawlada federaalka ah ee Soomaaliya sida Xildhibaan Abshir faarax, wasiirka Maaliyada iyo Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga ee dawlada federaalka ah ee Soomaaliya.

     

    Wafdigu markii ay ka soo degeen Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe waxaa loo soo galbiyay xarunta Madaxtooyada dawlada Puntland halkaas oo uu hada kulan kula jiro Madaxweynaha dawlada Puntland mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud faroole.

     

    Madaxdani markii ay magaalada Garowe soo gaareen waxay si kooban uga warbixiyeen safarkoodan puntland.

     

    warbixintan oo faahfaahsan qaybaha dambe ee webka Puntlandi ayaanu idinkugu soo gudbin doonaa.