Waranle_Warrior

Nomads
  • Content Count

    978
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Waranle_Warrior

  1. Dumar fiican way jiraan, anigu ilaahay amarkii gabdho badan oo fiican ayaan aqaan.
  2. Beesha Cawramale oo Xoolo iyo Agab kale ugu deeqday Shirka Kismaayo Gedoweb Online admin on Saturday, March 30 @ 12:28:23 EDT Wararka (News) Iyadoo Magaalada Kismaayo gaar ahaan Jaamacadda ay ka soconayaan Shir loogu go-gol xaarayo Shirwaynaha Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa waxaa maanta deeq iskugu jirto Xoolo iyo Agab kale gaar siiyay Beesha Cowromaleh oo kamid ah beelaha ka wax daga Jubbooyinka. Beesha Cowromaleh ayaa gaarsiisay ergooyinka hal neef oo geel ah iyo sidoo kale Caano farabadan oo ay sheegeen inay ku soorayan Ergada ku xaraysan Jaamacadda, waxaana ay sheegeen inay sii wadi doonaan taageerada ay siinayaan Shirka Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo Qaar kamid ah odayasha Beesha Cowromaleh oo goobta ka hadlay ayaa ku booriyay beelaha kale ee Jubbooyinka inay ku daydaan isla markaana ay muujiyaan inay dadka Jubbooyinku isku filan yihiin. Halka loo yaqaan jaamacadda oo ku taala Duleedka Kismaayo ayaa waxa ku xarayan ergooyinka kor u dhaafaya ilaa 500 waxaana ay dhamaantood sugayaan inay qayb ka noqdaan dhimaha Maamulka Jubbaland. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa sidoo kale ku sugan Masuuliyiin xilal sare ka hayay dowladdihii KMG ahaa sida Raisul Wasarihii hore ee Xukuumaddii KMG ahayd Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya Prof Maxamed Cabdi Gaandi iyo siyaasiyiin kale oo Caan ah oo dhamaantoodba doonaya inay qayb ka noqdaan dhismaha Maamulka Jubbaland. Wafdi ka socda dowladda oo dhawaan tagay Kismaayo ayaa ku guul daraystay ka qayb qaadashada Dhismaha Maamulka Jubbaland, waxaana labada dhinac waa Dowladda iyo Maamulka KMG ah ee Kismaayo ay saxaafadda isku mariyeen erayo u muuqda kuwa Khilaaf kale sii horseedi kara. Hoos ka dhagayso Odayaasha oo arimo badan ka hadlaya Riix halkan si aad u dhagaysato gedoweb Online gedoweb@gedowb.com
  3. Wafdi uu hogaaminayo Ugaaska Beesha **** oo Kismaayo lagu soo dhaweyey 30. marts 2013 APL Waxaa maanta Kismaayo ka degay wafdi ballaaran oo uu hogaamiyo UgaasMaxamed Ugaas Xaashi oo ah Ugaaska guud ee Beesha ****,waxaana safarkan ku weheliya Ergooyin iyo siyaasiyiin qayb ka noqon doona shirweynaha lagu dhisayo Jubbaland. Ujeeda wafdigan Kismaayo u gaaray oo si heer sare ah loo soo dhaweyey ayaa ah sidii uga qaybgeli lahaayeen dhamaystirka shirka maamulada loogu dhisayo Jubbooyinka iyo Gedo, shirkaas oo ka soconaya Kismaayo. Tigitaanka waftigan miisaanka culus ee Kismaayo garay ayaa meesha ka saaraya sida dad badani qabo mad madow la muujinyey oo ku saabsan in beelaha Gedo aysan isku raacsanayn shirka maamul u samaynta ee Jubooyinka iyo Gedo. Waxaa kele ee macno ay u yeelaysa xilliga ay ku soo adeen oo maalin laga joogo markay guul daraysteen wadahadaladii dhex maray maamulka kumeel gaarka ah ee Kismaayo iyo waftigii dawladda ee uu hogaaminayey Raysalwasaare Saacid. Nagala soo xiriir >> webmaster@allpuntland.com Warkaan Ra'iyigaaga ka Dhiibo
  4. ^Aamin, one of the most sensible comment made so far, excellent!
  5. ^Ooh yes, did you even listen to the audio posted by Zack. Oba, you must know that charity begins at home. HAG must leave other people's land, give back the occupied properties, install proper and fair for Mogadishu, then and only then will be able to speak about Kismayo, Garowe or Hargeisa.
  6. What's with the Ugaas of Gedo and delegates arriving Kismayo got to do with any block vs block crap. Also don't you think its Hassan Culusow who has been calling the shots and turning this in clan with his clan federalism and nidamka Jubboyinka as clan based propaganda. I said it before, the more Mr. Culusow opposes Jubboyinka and calls it clan administration the better for the unity of Jubbooyinka, therefore let him continue his stance.
  7. oba hiloowlow;932041 wrote: Reer puntland had a bigger stake in Banaadir Actually Xataa Baay iyo Bakool waa buuxeen iyagoo maay maay kuhadlaaya walibana oo lafa dhan ah, aaway buraashadley lafahi ladhihi jiray? hadana wax sheegta majiraan its D&M corner stone.
  8. Zack, the problem is these people think we are in 1991 civil war era and that everyone wixii uu qabsaday barigaas isagaa iska leh ay aaminsanyihiin. Anaa taabsaday iyo mooriyaanimo waa dhamaatay xataa guryihi xamar xooga lagu qabsaday in la iskaga daba imaanaayo ma oga oo dhabarka inta laga taabto iskaaga bax adeer kan adiga madhisanin ladhahaayo ma oga.
  9. ^ ObaThat's a big lie, I can tell you that reer Puntland had more numbers in Merca and Shabeelaha Hoose in General than the Galgagaduud guyz you are talking about. Still that does not make it theirs.
  10. The Zack;932017 wrote: Here....listen to one of the Marka elders accusing the interior minister of appointing his kins from Galguduud as the admin of Shabeelaha Hoose: http://saadaalnews.com/magaalada-marka/ Such a sick minded HAG indoctrinated minister talks about justice and fairness elsewhere, that's cajiibka aduunyada kajirta?
  11. Kismaayo oo ay soo gaareen Ergo ka timid Gedo Published: March 30, 2013 Kn:Magaalo xeebeedka Kismaayo oo uu ka socdo shir lagu taagayo maamul goboleed ay yeeshaan gobolada sii koonfureed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Gedo, J/dhexe iyo J/hoose, ayaa waxaa maanta soo cago dhigatay gagida dayuuradaha ee garoonka caalamiga ee Kismaayo, diyaarad siday Ergo ka soo kicitintay gobolka Gedo. Ergadan oo qaby ka ahady ergo dhawaan soo gaartay Kismaayo oo ayagu cilad dhinaca duulimaadka ugu hartay Gedo, ayaa maanta soo gaaray magaalada kadib markii diyaarad loo diray ay soo daadguraysay. Ergadan waxaa garoonka ku soo dhaweeyay maamulka Kumeelgaar ee Kismaayo, waxaana loo galbiyay xarunta Jaamacadda Kismaayo oo ay ku xaraysanyihiin ergooyinkii kale ee sadexda gobol, ayadoo isla halkaasi uu ka socdo shirkii maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. Ergadan maanta soo gaartay Kismaayo ayaa ku soo aadaysa, maalin uun kadib markii warsaxaafadeed ay soo kala saareen dawladda iyo maamulka Kismaayo ay isku weerareen, ayadoo qolana sheegtay inaan shirkaasi ansax ahayn wixii ka soo baxana aysan aqbalayn, qolada kalana ay sheegtay inaan shirka saacad loo hakinayn cid kale. KismaayoNews.com
  12. Qeybtii labaad Qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka ee Gobolka Gedo oo gaarey Magaalada Kismaayo Print here| By: allgedo.com: Saturday, March 30, 2013 // u Jawaab Qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka Gobolka Gedo oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa Magalada Dolow ayaa Galabta waxay u duuleen Magaalada Kismaayo, si ay ugu qeyb galaan shirka ku saabsan Maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka ee ka soconaya Magaaladaasi, islamarkaana uu ka taagan yahay khilaafka xoogan. Xubnaha oo isla galabtaba gaarey Magaalada Kismaayo oo ay qaadey diyaarad gaar ah oo ka timid dhinaca Magaalada Muqdisho ayaa waxay gaarayeen ilaa 50 ruux oo isugu jira Odoyaal, Siyaasiyiin iyo Waxgarad kale, iyadoo maalinta Beri ahna la filayo in ay soo gaaran Kismaayo Duulimaad kale oo Daabula Ergooyinka ku sugan Dolow. Imaansha Xubnahan ee Magaalada Kismaayo ayaa waxay ku soo beegmaysaa xilli khilaaf aad u xoogan oo la xariira arimaha Maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka uu ka taagan yahay Magaaladaasi, kaasi oo sababay is afgaranwaaga jira aawadeed in Wafdigii ka socdey Xukuumada Soomaaliya in ay dib ugu laabtaan Magaalada Muqdisho. Maxamed Sheekh, Garbaharey/Gedo. Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com
  13. I told you before, any attempt or silly move from Culusow's camp to oppose the formation of Jubbaland without proper consideration of the constitution will only embolden the resolve of the people of the three regions to form their federal state and immediately. The more Culusow opposes recklessly its the better for the unity of Jubbaland.
  14. KISMAAYO: Wafdi iyo ergo uu homaaniyayey Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo maanta ka degay Magaalada Kismaayo March 30, 2013 2:33 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print Print Kismaayo: (pp)- Waxaa maanta kasoo degay magaalada Kismaayo wafdi ballaaran oo isugu jiray Ergooyin iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Gedo, wafdigaas oo uu hogaaminayey Ugaaska Beesha **** Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi. Wafdi uu hogaaminayo Ugaaska Beesha **** óo maanta ka degay magaalada Kismaayo Wafdi uu hogaaminayo Ugaaska Beesha **** óo maanta ka degay magaalada Kismaayo Wafdiga ayaa magaalada Kismaayo u yimid sidii uga qaybgeli lahaayeen dhamaystirka shirka maamulada loogu dhisayo Jubbooyinka iyo Gedo, shirkaas oo si habsami leh uga socda magaalada Kismaayo. Wafdiga Ugaaska oo si fiican loogu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ayaa loo galbiyeyGuriloo diyaaariyey, isagoo ka dibna toos u tegaya madasha shirka. Puntlandpost, Kismaayo, Jubbaland
  15. ^Saaxib federalism cid lagu dhacaayaa majirto waa nidaamka dowlada Somalia udagsan. Qolyaha hubka heesta ee Marka kawada boobka iyo dhaca ay waligood kuhayeen halaga qabto taas waa la isla ogolyahay waana cadahay dhibaatada ay geesanayaan.
  16. ^Dadka reer Jubbaland wax aan sharci ahayn loo yeerin maayo dowladu waa inay ogaataa wadanku inuu federaal yahay, hadii uu diidana waa lafadsiini cid uu Hassan Culusow iyo Dowlada maganta AMISON ugu ah Xamar ay wax kabadali kartaa majirto, AMISOM Kismaayoba waa joogaan. Sharciga halagu kala baxo dowladuna haku dhaqanto sharciga wadanka udagsan.
  17. ^Federalism is the law of the land and also to use politics is a fair game but guns, killing people and abuse is completely wrong and injustice. You are laughing at the abuse of Reer Marka by your HAG militia, its HARAAM and not Somalinimo.
  18. Inaar been baa sheegaysaa laba group meeshaan majiraan. Waa kuwa dadka dulminaaya and the left overs of the Mufti Sheekuna Al Generale Indhacade militia keeping their loot and abuse against reer Marka.
  19. Oba Hilawlaw, isku xishood, you are HAG supremacist trying the justify the abuse of reer Shabeelaha Hoose through other useless propaganda, isku xishoo waryaa.
  20. Xiinow, it has been long coming, they suffered a brutal abuses for the two decades of the civil at the hands of HAG militia. Finally, they found the gal to resist and are fighting back. Lets hope their nightmares and long suffering comes to an end very soon.
  21. ^It doesn't matter what a secessionist man who wished for a war in South Somalia say, but sadly what matters is Culusow is falling into that trap and your wishes.. The people of Merca will fight for their right to defend and govern themselves. Xx, dee Raaskambooni will go there to help your long lost brothers in Merca against the subjugation of HAG militia.
  22. Labada meelood ee Dowladda Federaaliga ah u samaysey maamulka Shabeellada Hoose iyo gobolka Bay waxaa ka taagan xiisad iyo isku qabsi maamul kuwaas oo gaarey gacan ka hadal.
  23. ^I know that's a good move but I think Ahmed Blacky should send at least two Battalions to Merca to tell HAG militia: Niggerz stop abusing your fellow Somalis. Not join or support any group but at least mediate them. Waa inuu dhahaa Ciidan kala dhaxgala oo dhaxdhaxaadiya ayaan Marka udiraynaa. But its not a joke the conflict in Merca has been going on for a while and its bad, an embarrassment for this SFG.
  24. ^It grave injustice against the people of Merca and Shabeelaha Hoose. Inkastoo laga tira badanyahay lagana xoog badanyahay but reer Marka are fighting back. The rest of the Somali people should talk about this issue and call for a greater Somali gogol to solve the problem of Shabeelaha hoose and specially the Somali media has a role to play; highlight the issue and stand alongside dadka laga gardaranayahay. Otherwise HAG militias from Galgaduud will continue ruling over and abusing reer Marka.