
Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
Fahima Osman, surgeon and Dove® role model (video)
Aaliyyah replied to Siciid1986's topic in General
I don't think anyone knows the exact number. But, they are estimated to be around 200 000. -
To me it seems that most Somalis (in the West) care mostly about the wedding, but unfortunately many barely work on their marriage and easily give up on it. It's really sad. I so agree with you. There is more focus on weddings, than the marriage itself.We should plan our marriages instead of our weddings.. salaam
-
Fahima Osman, surgeon and Dove® role model (video)
Aaliyyah replied to Siciid1986's topic in General
amazing woman, Fahima Osman is indeed a role model. Mashallah. -
"Shacabka Somaliland Waa Inayan Isku Dhejin Rabitaanka Inay Gooni Noqdaan" Shiikh Shariif Lasanod Online. Friday, June 29, 2012 Dubai,(lasanod Online)- Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa ka hadlay kulankii shalay uu la qaatay Axmed Siilaanyo. Madaxweyne Shariif oo xalay ka qeybgalay xaflad ay jaaliyada Soomaalida ku qabtay magaalada Dubai ee dalka imaaradka carabta, ayaa sheegay in kulankaas uu ahaa mid ah guul u ah immadda Soomaaliyeed, maadama uu hoosta ka xariiqay in ay la isku afgartay dhamaan qodobada lagu heshiiyay. Madaxweynahu wuxuu yiri ” Waxa aan ugu baaqayaa bulshada ku nool Somaliland in aysan isku dhejin rabitaankooda ah gooni u goosadka, maxaa yeelay dowladda KMG ah waxa ay diyaar u tahay xallinta waxa ay tabanayaan dadka ku nool waqooyi galbeed, Waxa aan dooneynaa in aad ka qeybqaadataan wadahadalada dhexmaraya Somaliland iyo Soomaaliya si aan u soo celino Soomaali weyn” Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan xalay magaalada Dubai ee waddanka Isku tagga Imaaraadka Carabta uu kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool waddankaas. Wuxuu u sheegay madaxweynahu in dhawaan magaalada Muqdisho uu ka billaabmi doono shirka ansixinta dastuurka, wuxuuna xusay in shirkaas kaddib ergada ay soo xuli doonaan baarlamaanka cusub, dalkana ka dhici doono doorashooyinka madaxtinnimada oo lagu wado in ay dhacdo 20-ka bisha August iyo wixii ka dambeeya. Dhanka kalena waxaa maanta Dubai shir albaabadu u xidhinyihiin oo loo diiday saxaafada wada galay Shiikh Shariif iyo Siilaanyo, shirkaas oo la sheegay in lagaga wada hadlayey sii xoojinta qodobadii shalay lasla qaatay.
-
Blackflash, you are right it does happen. Even though islam is a beautiful way of life, there are many messed up people. I guess somalis are no exception, and like you said now somalia has many vulnerable children. So definitely some people out there will take advantage of that situation. I agree with burahader do shoot them, subhanalah.
-
^ Madeey has a point - somaali ilaa xad waa lo taliyaa. Hadana showqi waad saxsantahay adba oo haday somaali is haysan lagama faaideesteen.
-
why is there such thing as prostitution in Somalia? waa yaabe? arent we muslims? and are you guys telling me kids are shipped from hamar to berbera for prostitution? I would say both the Mamul SL and the TFG somali government should get to the bottom of this and find out everyone that is involved in both sides. This is disgusting.
-
Natiijada kulankii Dubai+Shariifkoo guulaystay iyo Siilanyo sidii kal hore guuldaro xanbaartey! Written by Qaran news Jun 28, 2012 at 05:25 PM Dubai,(Qarannews)- Kulankii madaxweyne Siilaanyo iyo madaxweyne Sheikh Shariif markii u horeysay yeesheen oo ku qabsoomay Dubai (UAE) ayaa laga soo saaray war murtiyeed qoraala aan wax xikmad ahi ku ladhnayan ama laga dhadhansan karin qadiyada madaxbanaanida Somaliland iyo dood la xidhiidha toona, sidoo kale ayaaney war-murtiyeedka ka muuqan ballanqaad,wax lays weydiistay labada dhinac iyo wax laysku diiday midna. Qoraalkan loogu yeedhay war murtiyeedkii shirka Sheikh Shariif iyo Siilaanyo oo ka kooban afar qodob ayaa nuxurkiisu ku soo ururay sidii wadahdalada u dhexeeya Somaliya iyo Somaliland loo sii wadi lahaa ama loo sii ambaqaadi lahaa ,waxaanu u dhigan yahay sidan:- 1- Wadahadaladii dhexmaray Shariifka iyo Siilaanyo waxaa martigelisay UAE. 2- Shariifka iyo siilaanyo waxay ka wada hadleen sidii loo sii anbaqaadi lahaa go'aamadii ka soo baxay shirkii London (Chevening House). 3- Shariifka iyo Siilaanyo waxay isku raaceen si xidhiidhka u dhexeeya labadooda maamul taabagal u noqdo in wixii ka soo baxay wadahadaladii labada ergo London ku yeesheen la sii wadwado. 4-iyo qodobka kale oo aan wax xikmadi ka muuqan balse sheegaaya in iyadoo laga duulaayo shirarkii London iyo Isatnbuul bulshada caalamkana laga dalbaday inay taageero la garab istaagto wadahadalo dhexmara maamulada Somaliya & Somaliland maanta 28 June 2012 la kala saxeexday heshiiskan. Waxaan maqli jiray odhaah ama xikmad carbeed oo tidhaahda "Carabi waxay ku heshiisay inaaney weligeed heshiin" anigana war murtiyeedkani wuxuu ila dhadhamayaa markaan dhan kasta u rogay in " maamulada Somaliland iyo Somaliya ee Shariifka iyo Siilaanyo gadhwadeenka ka yihiin ku heshiiyeen inay weligood wadahadlaan uun waxbana wadahadalkooda ka soo bixin.Taas waxaan uga jeedaa ugu yaraanba laba jeer ayey labada maamul isa soo hor fadhiisteen labadii goorba waxa loo soo malmaluuqay erayo ingiriisiya balse xikmad dadka loo gudbiyaa ku jirin taas macnaheedu waxaa weeye way wada hadleen-khalas. Dhinaca kale waxaa meesha ku kashifmey oday Siilaanyo oo intuu sii socday ilaa Berbera ku tasbiixsanaayey gooni isutaga Somaliland waa lama taabtaan ee bulshoweyntana dhegaha ugu sii riday fariin culus iyo balanqaad ah inuu miiska wadahadalada dhigaayo qadiyada madaxbanaanida somaliland haddii allaba nabadgeeyo Imaraadka balse tiina wey ka hoostay odayga oo markuu Augustiina Mahiiga arkay ayuu qadhqadhay oo lacag iyo xaqul qalin xasuustay oo qarankii dhamaa uu madaxweynaha u ahaa iyo qadiyadii gooni iustaagab ilaabay. Isku soo wada duuboo waxaa meesha guul kala baqoolay Sheikh Shariif oo helay qodob mihiima oo wax ka taraaya ololuhu ugu jiro kursiga madaxtooyada Somaliya oo ah inuu yahay ninkii Siilaanyo iyo xertiisaba miiska wadahadlka soo fadhiisiyey laba jeer ee ay ku dhici waayeen inay miiska soo dhigaan wax la yidhaahdo gooni-isutag ama go'is ay somaliya ka go'een. Waxaa kaloo shariifka u banaan inuu ku faano inuu yahay ninka keliya ee mar kale Siilaanyo miiska keeni kara, kana saxeexi kara in midnimada Somaliya lama taabtaan tahay. wuxuuna gacanta midig ku haystaa labadii war murtiyeedka kii CHEVENING HOUSE iyo kii DUBAI oo aanu ku jirin qodob ka hadlaaya gooni isutaaga somaliland. Qarannews
-
Happy somali independence day Che and the rest of the solers. I agree with you we should definitely have our beautiful blue flag as an avatar. Here is a beautiful song dedicated to our flag by Saciido Shiino Calanyahow dhayal kumaad dhalanine rag baa ku dhintoo dhiig baa kugu daatayoo dhib iyo hadimo ku dhalatee
-
LANDER;845727 wrote: Let it be known to the democratic and civilized societies of the world that we are a backward people stuck in the tribal mentalities of centuries past, we refuse to evolve or change our ways and come to grips with the only democratic and progressive state in the horn of Africa. Yours Truly, Khatumo The maahmaah "danyeer dabadiisa ma arko ta kale u muqata" comes to mind. You are clapping for your one-clan state and you want it to secede from Somalia for clannish reasons. While people from khaatumo support unity, but simply want to govern their maamul under the Somali government. Marka if someone refused to change and evolve it is your one-clan that can't seem to get over the past and are causing havoc in the north of Somalia.
-
Che -Guevara;845780 wrote: ^Weren't you once vocal disgruntled bunch? They are still disgruntled bunch. Maanta xaq umad kale ayeey u badhedheen. Waa cajiib.
-
lool they can keep coming up with their farfetched numbers. But, bottom line every clan has its rightful territories. One that it has the right to govern. It is simple as that.
-
None of these people seem to know what June 26 stands for..kulaha somaliland markay xarowday? It is the day British Somaliland (not the one clan state that calls itself somaliland today) got independence. Kuwan waweynba baaba u baahan cashar. As for the younger ones who were like "marku nabigu dhashay"..Clearly it shows that they need to be educated about tariikhda somaliyeed iyo halgankii losoo maray xornimada. It is blatant that they were not taught anything about it. Shouldnt they have been taught about it in their history classes?? I am curious waxa la baro? mise reer waqooyi galbeed tariikhdoodu 1988 bay bilowmatay? salaam
-
Hey, Nuune, I'm sorry you didn't get the job with Turkish Airlines
Aaliyyah replied to Alpha Blondy's topic in General
^you and nuune are both something else lol I think I'll chalk this up to your usual make-believe. Haha Val. You got it. -
Ma photoshop baad miciin biday Xaaji..... Waalidu has no boundaries :D
-
Valenteenah.;845603 wrote: Somalis have always been free people. Nin nin aanan rabin utalin karaa ma jiro. It didn't work for dictatorship dhisan and it will definitely not work for a regional administration, whoever they may be imo. Isjiid-jiidkan socda wuu soo afjarmi doonaa, haduu Alle idmo. Haduu alle idmo wuu so afjarmi Val. Khasab dunida kama shaqeeyo, tariikhda aduunko dhan baaba taa cadeesay.
-
^ lool I adjusted the bechamel sauce too actually lol digsi dhan uu qofkan sameeyey I was like i dont need all that lol... ..waaba yaabey maanto dhan buu caano marba ku shubaa lol.... I made it yesterday and my little sister asked me what did you add this is so yummy and sweet did you add sugar. At first I was like my food is just yummy on its own lol..at the end i told her that I added sugar yeah me too hun. I cant cook without meansurements lol..but somalis usually cook without any measurements ..a bit of this and a bit of that and mashallah cunta macaan ee karinayaan.I need buug iyo qalin iyo measurements lol..wa nulugu khasaray ma istidhi and inshallah I will check out their other recipes. Thanks and glad you liked that cookie recipe. Try it inshallah. salaam
-
^^Wrong dear girl. For there was a British Somaliland that became Somaliland in eve of it's independence in 26 of June of 1960. And, then there was Italian Somalia, which became Somalia at the eve of her independence in 1 of July of 1960. And, thirdly, the amalgamation of Somaliland and soon-to-be-independent Italian Somalia became together the "Somali Republic". However, as usual, the crooked politicians of the south - i,e., Somalia - changed the name of the old Somali Republic into a plain Somalia. And they did that just so that they can deny the existence - of the historical kind of - that was the "half-baked" union between Somaliland on one hand and Somalia on the other hand. Hence, it was Somalia (or at any rate Italian Somalia) that united with Somaliland. And together they formed the then "Somali Republic". Not "Somalia" as you seemed to be alleging in here. Got that now, dear. You are wrong Oodweyne, British Somaliland did not become Somaliland in the eve of its independent in 1960. Who has been teaching you this messed up history? miskiin lol..walahi you humor me. Forget about 1960 even when the snm rebel group were fighting against siyad barre's government not once did they call themselves "Somaliland". Somaliland is the name the crooks from waqooyi galbeed decided to call themselves 1991, and which they wanted to interchangeably use it with "British Somaliland". But, mr that won't cut it, since khaatumo and Awdal that were part of the British Somaliland, do not support the secessionists. And, there is no difference between Somali republic and Somalia republic. You are getting lame here adeer lol.
-
Aadan Jugle;845502 wrote: no kid , somalia+somaliland= the somali republic, its been 52 years u southerns don't even know the name of your country Interesting discussion between you and Farah. But, Iet me educate you because clearly you need to heed to your own advice and learn your history. Did you actually say "Somaliland +Somalia = the somali republic ?? ...You will not find anywhere called "Somaliland" when you read about Somalia's history. But, rather British Somaliland, Italian Somaliland, French Somaliland. And, “British Somaliland” ended 52 years ago which included Khaatumo State, Awdal State and your one-clan state that conveniently called itself currently "Somaliland". So don't distort history because it suits the interest of your one-clan state.
-
Why so many somali-canadians who go west end up dead.
Aaliyyah replied to burahadeer's topic in General
^ I don't think there is a lack of meaningful jobs. It is just that for instance Toronto is overpopulated. Pehaps, due to that there is a high competition for good paying jobs . So that is where certain education background come in. But, overall that might be a factor but not the complete answer. Many people just have random 9-5 jobs and are mature and productive individuals of their community. Runtii these boys or should i say men "maskaxda ba laga xaday" ilaahay haso hadeeyo...of course I do know they see the drug dealing business as easy and fast paying way. And, lets note most of them probably got involved when they were really young and that is the only time someone is vulnerable to be influenced in the wrong way. There is no 28 years old person who today will suddenly get involved in drugs iyo wax lo joogin, this must have started when they were young - so their parents failed them a big part. I am not putting all the blame on the parents. But, a great deal of the blame is on their parents. I am not going to sugar coat it. -
Why so many somali-canadians who go west end up dead.
Aaliyyah replied to burahadeer's topic in General
I actually posted this exact article. Anyhow, I heard abt the recent death of a somali guy in his late 20s. It is pretty sad. Alle ha u naxaristo, inkasto nimankan oo dhan wax qashin ah ku jiraan. It is not abt them going to the west, hadey shaqo wanaagsan radsanayaan waxan kuma dhacdeen. Yaga wax daran ku jira, ilaahay ha u naxaristo inti dhimatay intal noolna ilaahay xaqa ha tuso -
Ms MoOns;845155 wrote: lol yh I wouldn't recommend using that much as well, adjust it to your own preferences Lol yeah most definitely I will adjust it. I never use even quarter cup of oil..less than that. Kana markaan arkay labo half cup of saliida iyo butter ayaanba naxay. Cafimaadkisa miyu nacay. Milix iyo saliidba wa la iska alaaliya sis. Other than that, your suggested recipe is amazing. salaam
-
^ waa runta naxar, shekada iyo dacayada waa qurbo waa iska hadal ee rabaan in ay ku qariyaan mamulkooda xumaanta iyo xaqdarada uu ku socdo.. halkan ka daawo muadaharad borame ka dhacay...