
Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
Wadahadalkii Dawladda Somalia iyo Somaliland Oo Soo Gabagaboobey iyo Qodobo Kasoo Baxay- lasanod Online. Thursday, June 21, 2012 London,(lasanod Online)- Shirkii wadahadalka dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada London.. waxaana shirkani uu socday mudo labo maalmood ah. Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay qodobo dhowr ah oo ay isku afgarteen masuuliyiinta kala kala socday dowlada Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland. C/samad Macalin Maxamuud Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaran ayaa sheegay in shirkan aan gabi’ahaanba anaan lagu soo hadal qaadin arrimaha Soomaaliland inay ka go’ayso Soomaaliya inteeda kale. Wasiirka ayaa wuxuu sheegay in qodobo muhiim ah ay ka soo baxeen gaba gabadii shirkan, wxaana qodobadaasi ka koobnaayeen: 1. In Wada hadalada dhex maraya Dawlada ku meel gaadhka ah iyo dawlada bedelaysa ta ku meel gaadhka ah iyo Somaliland in wadahadalkoodu uu ku qotomo qodobkii Lixaad ee ka soo baxay shirkii London, xubintiisii tobnaad laguna ayiday shirkii Stanbul. 2. Waxaa la isku afgartay baahida loo qabo in la yeesho gundhig guud, lagana hor tago wax kasta oo carqaladaynaya wada hadalada habka loogu qeexay qodobka sare. 3. In wada hadalka lasii wado, Madaxwene Shariif iyo Silaanyo ay kulmaan si ay ula socdaan una eegaan qaabka ay wada hadaladu u socdaan. 4. Waxaa loogu baaqay dunida inay sii wadaan inay marti galiyaan oo ay fududeeyaan wada hadalada, iyaga oo ku taageeraya khubaro dibadeed, oo waayo aragnimo u leh dhinaca sharciyada, dhaqaalaha iyo arrimaha amaanka la xidhiidha. 5. In labada dhinac ay is dhaafsadaan wixii waayo aragnimo ah, iyada oo si firfircoona loola shaqaynayo dunida, lana caawiyo dadweynaha labada dhinac, sidoo kalana dunida waxa loogu baaqay in ay sii kordhiyaan caawimada iyo taageeradooda. 6. In si wada jir ah loola dagaalamo budhcad badeeda, dambiyada badaha lagu galo iyada oo badda iyo dhulkaba lagula dagaalamayo, ganacsiga tuugada ah ee kaluunka iyo khayraadka badda, iyo sunta lagu daadiyo badaha Somaaliya. 7. Waxa la isku raacay in la soo afjaro xiliga dawladda ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya.
-
^ Since when can one-clan maamul ask for 50% of the money Somalia gains in foreign aid and ask for recognition at that. I would say that makes your folks strange breed of humanity.
-
beshaad u sacabinasid waa qabiil. Qabiil weeye waxa maanta reer buuhodle lugu dilayo oo dhulkooda lo dayn weyey. Marka qabiil necebkeeda haday run ka tahay beshaada ku boori in ay umada dhulkooda u dhafaan. Ma dhacaso in aad u sacabisid mamul qabiil ku saleesan marna iska dhigtid nin qabil neceb.
-
http://horufadhi.com/
-
Waa nin aad iyo aad u qiimo badan. Lama so koobi karo wax qabadkisa. Ilaahayga weyn uun ayaa ka abaal marin kara. Aad iyo aad ayuu u mahadsanyahay, waa nin mudan in lugu daydo. You are welcome btw.
-
I see xaaji xanjuf decided to ignore my post about buuhodle. ileen qof xaqa ku tagan ma ahee, been iyo khurafaad ayuu raba dadka in uu ugu shekeeyo..mala yacnigaaga iska wado. salaam
-
lol@ thousands..few videos you saw on utube can't be considered thousands.
-
^ You haven't met the other 99.999 percent to decide if they can drive or not...so forget that woman who couldn't park. Anyways, I remember once seeing this truck who was turning and I swear the truck went on the side-walk (i can only imagine if someone was standing there who was waiting to cross) and that driver was a man by the way lol
-
I will listen to this clip inshallah, but there is a healthy jealousy and a bad one lol..you can say "I wish i had what hebel has" or something along those lines. But, you can't question God Oh Allah swt why did you give so and so that blessing? I wish he/she never had that. That is haraam. But, wishing to have what someone else has is completely fine. I am sure all of us has experienced it at least at one point in our lives. That is a normal jealousy salaam
-
I didnt watch the video but im assuming one woman failed at parking her car and you generalized to all women? LOL.. By the way why do you have the same avatar as Showqi, for a min I thought it was showqi who posted this. Get another avatar lol..
-
^ sheeko xariir miyaad i akhrini. What is your clan militia doing in sooljoogto? and keep attempting to take over buuhodle? failing each time but nevertheless attempting.. where does walaaltinimo and isjecel come in this? Heshiisku wuxu imanaya markaad dhamaan khaatumo state regions ka baxdaan. Inta ka hor hishiis ma jiro. Gurigaaga nin xabad kula hortaagan kuma odhan karo nabad baan rabaa.
-
^ do you think 2 minutes video justifies your clan's occupation in laascaanod? walahi you are more narrow minded than I thought.
-
Is Dad the New Mom? The Rise of Stay-At-Home Fathers
Aaliyyah replied to Nin-Yaaban's topic in General
^ lol@ lion kept in a cage.. I am sure it is not the same when you have your own kids or when you are just filling in one day for your niece and nephews. With your kids you will know that responsibility is yours and you will tackle it in a different way. Plus, im sure you dont hate kids you just dont know them yet. intsead of filling in few days here and there..try to babysit them some more lol...you will get used to it. As for bribing kids? that's not a good way to discipline them -
^ good question A khadar Is he saying burco, hargaisa, and berbera deserve to be recognized in the name of Somaliland? or is he including Khaatumo and Awdal? What about reer khaatumo and reer Awdal? don't they also the same right as reer waqooyi galbeed to decide their future? lol mise qabiilkisa uun ayaa xaqaas kali u leh? waa suaale?..as for him saying "hard earned independence" miyuu ka war la'yahay dagaalka darawiish usoo galeen xornimo? maa maanta ayeey reer somaliland daba fadhiistaan? oo iska ilowaan midnimadii awoowyashood usoo dhinteen? jawaabtu waa maya awoowayasheen bilaash uma dhiman, somali midnimadeedana waa muqadas ninki sadexdisa magalood somalida kale la rabin in ay ku biraan adaa og meshaad aadasid. salaam
-
Is Dad the New Mom? The Rise of Stay-At-Home Fathers
Aaliyyah replied to Nin-Yaaban's topic in General
^ I believe not too long ago i read a story where a kid broke his hand at a daycare centre .The mother wasn't told about it. But, the kid kept crying through the night and when she took him to the emergency department she found out that her kid had a hand broken?.. It is sad huh? and who knows how many stories out there are just as messed up.. Personally, I never liked daycare. There was a public daycare centre close to my house. And, im not kidding i would see the ladies just conversing while the kids are eating whatever they can pick up from the ground where those ladies supervising are oblivious - but at the end of the day those kids for them is a job. Those kids are not their kids. They get paid for standing there 8 hrs or whatever, they careless about the well being of those kids. Hoyadii u dhibatay ayaa ka daran - lemme add that there are ladies out there who don't work and still send their kids to daycare. Taas baaba waxkasta iga daran.As for those who are working then they should find an alternative to a daycare whether it is the father, or siblings or any other family member to help out. Those of you this does not work out for, then by all means send your child to day cares if you are okey with that. But, take that extra mile to make sure that you are sending your child to a good day care where your kid will be taken care of - inkasto as we all know no one and i mean no one can replace your parents at that young age. salaam p.s Blue loved reading your post mashallah -
easy to follow. Those of you who want to learn howta make somali rice, give this a shot. Althou instead of water I use "maraq" salaam p.s blue it is not my strength either. But, the more you practice the better you get at it, just like everything else in life.
-
Gabay:- Tixdan gabayga ahi waxay ku socotaa dhacdadii layaabka lahayd ee doraad ka dhacday magaalda Tukaraq ee Gobolka Nugaal Gudan(Sool). http://www.lasanod.com/details.php?num=7640
-
Is Dad the New Mom? The Rise of Stay-At-Home Fathers
Aaliyyah replied to Nin-Yaaban's topic in General
Mashallah juxa good to hear that abayasho dhan alle saa haka dhigo. Coming back to the topic, it is okey if both parents work so long they take turns staying home and taking care of the kids ( whether it is them workin different shifts different days and what not.) It is good to know that you came from hard working family. Qofna ciyaarciyaar kuma noqdo wuxu yahay, your family plays a major role Lol@sayid. Now you want the easier job huh. -
Is Dad the New Mom? The Rise of Stay-At-Home Fathers
Aaliyyah replied to Nin-Yaaban's topic in General
Lool koolkat abayasha caruurtooda aad u jecel ee mucangag ku ah way yaryihiine dhaaf. Abaha nocaasa bari caruurtiisu aad ayeey u jeclanayan bari. That is why my dad is my life. -
Is Dad the New Mom? The Rise of Stay-At-Home Fathers
Aaliyyah replied to Nin-Yaaban's topic in General
Lol@four green walls. That is perfectly understandable. You have an amazing husband, and you are both a couple to take as an example. Daycare caruurta lugu tuuru waa wax xun oo gaalo caruurtaada ku koriso oo bari aad is af fahmi doonin ugumana jeedo luqad ahaan inkasto taasi dad badan haysati dhaqanka ayaan uga jeeday. With that been said, mashallah koolkat may Allah swt bless your family. -
Is Dad the New Mom? The Rise of Stay-At-Home Fathers
Aaliyyah replied to Nin-Yaaban's topic in General
I agree with blue a man who wants to stay at home with his kids means he loves them and cares abt them. But, I personally wouldn't like the idea of a man sitting at home fully. But, rather if both are working outside then they should work around their schedule and figure out a way to be at home part time or something. I am completely against daycare. That's just one thing that I would never feel comfortable with especially when the kid is extremely young. And public daycares being pretty bad in my book. Perhaps there are good private daycares but even then hoyada qalbigeedu u dagayahay ilmaheedu oo dad qalaad gacantooda ku jira ayaan wali fahmi wayey. But each on his own.