Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 04/16/2021 in all areas

  1. 2 points
    Waxaan sheeko ciyaaleedka ayuu la soo shirtagayaa arka. Deni Uusbuur, the Imaaraadka puppet, is more important than madaxweynaha qaranka miyaa? Qabyaalad qurunkeena qaabdaranaa.
  2. 2 points
    Ramadan is a time of self-reflection, purification, improvement and meaningful engagement between people and communities. Source: Hiiraan Online
  3. 1 point
    Caqliga idinkuma tuhmayn laakiin waxaan lahaa: dhagaxuguba marbuu rog rog leeyahay". Deni haduu iscasilo iyo hadii kalaba wax isbadalaya majiro maxaa yeelay madaxwayne Somalia ma aha. Laakiin intaas inaad fahantaan la idinkama fadhiyo oo ciyaal qar iskaxoor Farmaajo taageera caqli laga sugimaayo. Anyway, hada ayaa xoogaa dhagaystay waraysigii: waa cunug yar oo Somaligaba si fiican u kasayn iskaba daa inuu Su'aal fiican waydiiye.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up