Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 07/08/2019 in all areas

  1. 1 point
    Allaha u naxariito intii dhimatay inta dhaawacana allaha buskeeyo Qaranimada beentaa markaanoo kale yaa bartaa wax dhex geli kara ma jiraan ilaa abaaru timaado.
  2. 1 point
    Tolmooge Doorasho lagu daydo puntland kama dhacdo, waligeedna kama dhicin Balse meesha waxaa ku nool shacab cadiim ah oo xadaarad fog leh, waxayna sugayaan inay arkaan dal wayn oo soomaali wada leedahay kala dambayn cadaalad hurumar iyo barwaaqo u horseeda umadda soomaaliyeed dhamaanteed..
  3. 1 point
  4. 1 point
    Dee waa sida shiinaha oo lagu sheego inay 52 qoomiyadood leeyihiin. But they all look the same to me. Only their national attire differ in colour and design.
  5. 1 point
    Puntland waligeed doorasho kuma dhicin adeer, niman ay meel ku xareeyeen yaa loo tilmaamaa jufada doorka leh Juba-land, waxaa ku nool 32 qabiil oo muslin-nmadu ka dhaxayso waligaa ha is barbar dhigin. Jubaland waa guriga soomaalinamadu ka asaasmi doonto insha allah.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up