Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/16/2019 in all areas

  1. 1 point
    Our chief bililiqo expert had spoken. Waa taqaanaa yaah all hantida bililiqada ah iyo meelahe ee kaga yaalaan Soomaaliya? Haye noo sheeg bililiqooyinka iyo guryaha la kala heysto ee magaalooyinka Baydhabo, Boosaaso, Berbera, Baardheere iyo Beledweyne. By the way, kala saar hanti guud iyo hanti gaar ah. Tan hantida guud waa la iska daba imaanaa, boqol sanaba ha qaadatee. Jardiinooyinkii qurxoonaa isgoysyada Xamar ku yaalay ayaana ka koow ah; dad aad ogtahay aadna difaacdid ayaa baqaaro, hoteello iyo gas stations ka dhistee. Laakiin hanti gaar loo leeyahay must be returned immediately, waa xaaraan tan u weyn ah.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up