Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/14/2018 in all areas

  1. 1 point
    Madoobe wuxuu u egyahay nin doontiisa duleelinaya asagoon dabaal aqoon Kenya waxay la dagaalamaysaa shacab iyo waayarada telefonada ayadoo u eg in jaha wareer wayn, ka haysto qaabka dagaalkeeda. ilaalinta madoobe wax macnaa usoo kordhin mayso kenya, mar hadaysan banaanka kismaayo asaga iyo ayaguba midkoodna tegi karin, shacabku labo cadaw kii u roon yuu u dhawaan. iilama muuqdo madaxweyne maamul goboleed, aragtidayda wuxuu iila muuqdaa double agent u shaqeeya kenya iyo itoobiya maalinkii la doortay gurigii uu galay buu ilaa iyo hadda ku jiraa lugo baxsigiisuna waa ama itoobiya ama kenya tii war bixin uga baahata. Tan doollarka Doollar nin dhintay waxba uma taro ina iley waa tagey, dhirtaas dhuxusha laga shiday, in la dabar gooyo unbaa idmanayd.
  2. 1 point
    Xaaji, You have your interest and Galbeedi has. Galbeedi, If anything, I hope Somalis become pragmatic. We don't have to like each other but it has been clear and is becoming more clear everyday political unity is necessary in order to weather the winds of change in the Horn. More importantly, political unity is vital if we want to get the proverbial cad in the Ethiopia empire. For political unity to be possible, a genuine reconciliation and inclusive politics are necessarily. And lastly a system of government that will protect the individual.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up