Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/18/2018 in all areas

  1. 2 points
    Boqol milyan hadday maslaxad ku darsadaan toban milyan oo maskaxdooda iyo muruqoodu midaysnayn khatar badan baa ka imaan karta Badda waxaa ku jira nooc kaluun ah oo ilaaliya isu dheeli tirka noocyada kaluunka beeraha waxaa cuna cayayaan fara badan hadana waxaa ku dhex jira kuwa ka difaaca baabi'inta dalagga Dhirta sidoo kale qaar baa xididkoodu qalajiyaa kuwa ag dhaw ama nafaqeeyaa taas badelkeed. Waxaan aaminsanahay kooxdaan ka dagaalamaysa soomaaliya waxay ku dagaalamayaan fikir ay aaminsanyihiin runtiina dhib badan bay u gaystaan shacabka daallan Sidaas ooy tahay aragtidayda waa nooc ka mida isku dheeli tirka jiritaanka soomaaliya. La'aantood maba soo dhafneen beriggii c/yuusuf villa soomaaliya u goglay amxaarka turjumaanka wata. Cadawga koowaad ee soomaaliya waa federaalka kan labaadna waa kooxaha hubaysan oo isu arka inay keligood diinta wakiil nooga yihiin ayagoo inkirsan in diinteenu tahay dhexdhexaad wax sahasha marnaba ogolayn in la adkeeyo. Markaan soo koobo aragtidayda soomaaliya kama bixi karto maal gelin itoobiya ayadoo loo eg yahay dawlado qabiil ku dhisan oo kala masaalax ah taasna waxay keenaysaa in mid walba meesheeda loogu geeyo qunsiliyad iyo jenaraal ay hoos tagaan wayna adkaan doontaa in laga lug baxo. Dal aan xuduudkiisa ilaashan karin, heshiiskiisu waa fududeeyaha khataro badan.i Dawladaan ha isku daydo inay maal gashato maskaxda dadka intay ka gaari kartana haka takhalusto maamul goboleedyada.
  2. 1 point
    lol Chemistry of confident Jelabiya full money Bedewin seated comfortably and twisted and bent and shoulders squished Ethiopian begging for some of that Jelabiya pocket. It is co-ordinated in America as well. All the papers that recently used to print bad news about Chinese loan have forgotten and moved ON. I guess they won this round. The PM is actually least familiar with Arabs from his experience. If things continue with this Saudi/UAE/Egypt charm offensive, he will start talking arabic next year this time. If all this show business does not start the highway through kililka to Somaliland, then you will know what it was all about? Iran, Yemen, Djibouti, Chinese, Turkey are all targets but which is more important to America, UAE, Saudis, Egypt, Israel are all different.
  3. 1 point
    This is an old map. Maybe 2011 about. Your main point of course stands.
  4. 1 point
    He is employing all his nephews by the looks of it.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up