Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/24/2019 in Posts

  1. 1 point
    Saalax, secessionists saa ugu nixineysay mar dhow inaa dhaqaatiirta deg gega keeno SOL ku dhownahay. Wadno xanuun iyo walbahaar balaaran ku riday for your one-man halgan against their dying, misplaced idealogy.
  2. 1 point
    The clip's vitriol comments on Youtube by the dying, last breed secessionists caadi ma'aha, maankoodana ma joogo. Dad jaad iyo maandarooyin kale soo cunay, cabay then wax soo qoray u egyihiin.
  3. 1 point
    On the positive side at least there will be cheaper meat for the local residents in Somaliland region.
  4. 1 point
    Don't forget that xoolaha ugu badan ee laga dhoofiyo Berbera waxaa laga keenaa deegaanka Somalida ee Ethiopia. I'm sure ganacsatada inay boosaaso ka dhoofin doonaa xoolaha.
  5. 1 point
    Bro, they don't care about Somalis n their livestock. You should know these Arabs, they operate with zero logic
  6. 1 point
    Some of the decisions.should be made by head of.the government , he should report. He cross.the lines many times. Anyway this is death by thousands cuts for secessionists.
  7. 1 point
    Gooni, abaartii xumeyd inkastoo ay soo socotay wali ma aynan bilaabin xilliga ee Cali Mahdi iyo Caydiid hilfaha isku qaadaayeen. Bisha Nofeembar, sanadkii 1991 ilaa bisha Maarso, sanadkii 1992 ayee toos dagaalkooda u socday. Nolol maalmeedka wey adkeyd waa runtaa laakiin abaar toos ah ma jirin. Sicirbararka waxaa keenay dalkii oo waxba soo galin afartaas bilood, gaar ahaan Muqdisho. Abaarta Koonfurta waxee aad u xumaatay bishii shanaad sanadkii 1992 wixii ka dambeeye, markaa ciidamadii Caydiid u dhaqaaqeen deegaanada Koonfur Galbeed markee asaga iyo Cali Mahdi xabad joojin ku heshiiyeen. Caydiid iyo Moorgan ku hardamay deegaanadaas, dhacayna beerihii iyo soo faagayna masagii duugneyd loogu badbaadi lahaa abaaraha. Cali Mahdi inkastoo dagaalka Caydiid la galay, he seemed like he was 'defending' himself, a reluctant fighter. Anyway, Xamar dhula ee la simeen. Waana xasuustaa mar aan Dayniile u qaxno, mar aan Afgooye u qaxno, mar aan Madiino u qaxno. Xaafadda gurigeenana Bermuuda loo bixiyey oo guryihii ku yaalay dhulka la simeen, waana agagaarka Isgoyska Bakaaraha ee Hodan. Keena lee taagnaa maadaama my old man diiday ka baxo hal habeen. Habeenkii waxaa xaafadrena heysan jiray Ciyaal Siigaale oo Cali Mahdi la jiray, subaxdiina waxaa imaanaayo kuwa Caydiid. Afar bilood saas la ahaa. What a comedic farce war. Kuwa Siigaale fiidkii markee imaadaan cashada aabo loo kariyo la cuni jireen. Kuwa Caydiidna subaxdii canjeerada loo dubo ka cuni jireen iyagoo leh "odeyga madax adkaa, ma guriga dahab ugu duugan." Yanci ma garaneynin oo Mudug ka yimaadeen laakiin Ciyaal Siigaale garan jiray duqa, xishmadna u haaye.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up