All Activity

This stream auto-updates     

  1. Past hour
  2. Thought there would be somalilanders on this website. Looks like there are too many president Amisom tolient, Mr cheese, supporters on here. May the blue flag die as the Darood killed the concept of Somali nationalism.
  3. Yes my suspicions are correct there are more fagash than somalilanders on this website. You never sanction those that make fun of Somaliland. You talk about forum rules and how clans are not allowed but all you do is play games with clans like barre did in his time. I am going over to Somali spot forum as they have open debate and more isaaq to meet. f**k off you kacaan scum
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Gacanada ay kuwada xiriiraan Ciidamada Booliiska Soomaaliya (Isgaarsiinta Booliiska) ayaa xalay laga shaaciyay in magaalada Muqdisho ay ku jirto Haweeney darawal ka ah gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo damacsan in ay weerar ka fuliso magaalada Muqdisho. Saraakiisha ayaa sheegay in gaari nuuca raaxada ah ay wadato qofkaan dumarka ah islamarkaana dooneyso in ay weerarkeeda la beegsato Difaacyada Madaxtooyada Soomaaliya ama Xarunta Dowladda Hoose ee gobalka Banaador. Waxaa inta badan la fasaxay shaqaalaha aan baahida joogtada ah loo qaban ee ka tirsan Xarunta Dowladda Hoose, iyadoo sidoo kale aad loo adkeeyay amaanka Xarumaha Dowladda gaar ahaan Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir. Ma jirto cid si rasmi u xaqiijin karta arintaan balse waxaa jirta Qaraxyo sidaan oo kale ay Booliiska Soomaaliya uga digeyn balse markii dambe ka dhacay goobihii laga digay. Digniintaan ayaa ku soo aadeysa iyadoo shalay qarax xoog leh uu ka dhacay meel u dhaw garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaana qaraxaasi ku dhintay ku dhawaad 20 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 40 kale. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  5. ETHIOPIA SAYS ARMY TO TAKE OVER SECURITY IN TROUBLED SOUTH July 22, 2019 Efforts by the Sidama ethnic group, the largest in Ethiopia’s southern region, to establish a new semi-autonomous state, has put them on a collision course with the government of Prime Minister Abiy Ahmed Ethiopia announced Monday that soldiers and federal police will take over security in a restive southern region following days of violence that has left at least 18 people dead. “The regular security structure has been unable to ensure rule of law and has been stymied by various agendas,” said a statement read on regional state television late Monday. “From today onward the southern region will be under a federal security forces-led command post.” The unrest stems from efforts by the Sidama ethnic group, the largest in the southern region, to establish a new semi-autonomous state – a project that has put them on a collision course with the government of Prime Minister Abiy Ahmed. Protests erupted last week as Sidama activists sought to declare their own territory separate from the diverse Southern Nations, Nationalities, and Peoples’ Region. Ethiopia is already partitioned into nine semi-autonomous regions. The constitution requires the government to organise a referendum for any ethnic group that wants to form a new entity within a year of them requesting it. Sidama leaders submitted their request last July and were preparing to unilaterally declare their new state last week but instead accepted a government request to delay the move. Clahses broke out when it became clear that a declaration was not imminent, with violence carrying through the weekend into Monday. In its statement, the government said security had deteriorated and the southern region was plagued by “strife, destruction, displacement and robberies”. “Armed and illegal groups have been wreaking havoc in the region and the army has been trying to restore the rule of law,” it said. It said the federal takeover came at the request of regional officials. Details of a new central command post be made known in coming days, it added. – Rising death toll – Hospital officials in Hawassa, the regional capital, said last Friday that four people were killed in protests there. Security forces swiftly quelled the unrest but violence in towns outside Hawassa spread. A hospital official in Woreta Rassa, located about 30 kilometres (18 miles) outside Hawassa, said Monday that 12 people had died after being shot by soldiers late last week. “Twelve people from the community were killed and 19 were injured,” said the official, who spoke to AFP on condition of anonymity because he was not authorised to reveal casualty totals. “They were fighting the military.” In Yirgalem, around 40 kilometres south of Hawassa, two people died out of 10 who were admitted to the local hospital, said Gudura Funte, the hospital’s head. “One patient was shot at 4:00 am today. He was admitted in the morning and then he died. The rest came on Friday, Saturday and Sunday,” Funte said. He added that the security situation had largely stabilised by Monday afternoon. The numbers provided Monday by hospital officials are likely incomplete, as violence was also reported in other areas. Some Sidama activists have put the death toll as high as 60 but it has not been possible to verify their reports. Derese Desalegn, the head of the Sidama health department, said he planned to dispatch officials to affected areas on Tuesday to begin gathering comprehensive casualty figures. At least 150 people had been arrested in connection with the violence as of Friday, Hawassa Mayor Sukare Shuda told regional state media. Source: AFP
  6. Today
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Amar ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu aasay Meydka Askari katirsanaa Ciidamada Milateriga Soomaaliya, gaar ahaan Guutada 14-ka Oktoobar kaas oo lagu dilay Suuqa degmada Xamar weyne ee Gobalka Banaadir. Askarigaan iyo qof kale oo shacab ah ayaa dhintay dhamaadka Bishii Ramadaan kadib shaqaaqo ka dhacday Suuqa degmada Xamar weyne ee Gobalka Banaadir, taas oo u dhaxeysay Ciidamo Booliis ah iyo Askar uu katirsanaa marxuumka dhintay. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bishuu Juun Guddi u saaray arintaan waxaana muuqata in ay socon waysay oo ay lugaha la gashay xubno sar sare oo katirsan Dowladda Soomaaliya. Muddo ka badan 40 cisho ayuu Marxuumka ku jiray Finijeer laga leeyahay Isbitaalka Digfeer waxaana ku socotay lacag. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa todobaadkaan amray in Marxuumka la duugo waxaana la aasay iyadoo aysan ka war qabin qoyskiisa iyo dhamaan qaraabadiisa. Saraakiil katirsan Milateriga Soomaaliya oo isugu jira Booliis iyo Milateri ayaa shaqadaan qabtay waxaana lacagta kirida Finijeerka bixiyay Dowladda iyadoo ay dib u soo cusboonaatay arintaan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waqti badan geliyay sidii arrintaan loo damin lahaa balse waxaa ku dhagan Saraakiil uu kamid yahay Taliyaha Ciidamada Lugta Soomaaliya Jeneral Odawaa Yuusuf Raage iyo mas’uuliyiin kale. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  8. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin “Dheeg” oo kamida Xildhbaanada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta shaaciyey in Somaliland ay iska badalayso magaceed si beesha caalamka aqoonsi buuxa uga hesho. Xildhibaanka ayaa sheegay in Somaliland ay u howl-galeyso sidii ay iskaga badali laheyd magaceeda, taasi oo uu sheegay inay u horseedi karto ictiraafka ay mudada badan ugu jirtay baadi-goobka, isagoona xusay in dowladda Soomaaliya ay ku colaadineyso Somaliland magaceeda. Xildhibaa Dheeg ayaa sidoo kale waxa uu si adag uga hadlay Guddiga uu Farmaajo u magacaabay Dib u heshiisiinta iyo Wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Xildhibaanka ayaa ka dhawaajiyey inaysan Somaliland wada-hadal la fureyn dowlada Soomaaliya, ilaa inta ay ka imanayso dowlad loo dhanyahay. Dheeg ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay ku jirto colaad, isla markaan uu Somaliland ka raadinayo godob uu sheegay inay hore u gashay. Xildhibaan Dheeg oo arrimahaasi ka hadlayana wuxuu yiri “Waxa wada-hadlaya reer Talyaani iyo reer Ingiriiskii Soomaaliya, Soomaaliduna shan meelood ayey kala aheyd, Waxaana wada-hadlaya Somaliland iyo Soomaaliya, labadii maalintii isku darsaday kowdii luulyo ayaa wada-hadlaya”. “Nin anaga maalintii Somaliland ahaa, xagaa (Muqdisho) intuu ka soo jeesto sidii wax waalan la hadli mayno anagu, wuxuunba la hadleynaa Nimankii reer Talyaani ee aanu wax isku darsanay oo soocan, oo weliba goboladooda ka kooban, ilaa marka ay dowlad yeeshan, dowladaasina ciday inoo soo dirto ayaanu la hadleyna” Wuxuuna intaas kusii daray “Farmaajo intuu haysto la hadli mayno, waayo ninkan colaad baa ku jirta, Adeerkii ayaanu ka ridnay oo godobtii ayuu naga raadinaya anaga, waanu garaneyna halka uu nagala dagaalamayo, markaa wixiisa ha iska haysto, cidii uu wax ka qaadayo ha ka qaado, wuxuu naga cadaadinayo hanaga cadaadiyo”. “Waxa ina haysta waa magaca xun ee aan la sheeganeyno, waana raacsanahay in la iska badalo magaca oo waa in laga fikiro oo labada Golle loo diro magacaa, lana ansixiyo magacaasi, loogana tago sidaynu uga tagnay Baasaboorkeeni”. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Xaaska Madaxweymihii hore ee dalka Mareykanka Michelle Obama ayaa taageero u muujisay Ilhaan Cumar iyo saddex kale oo ka tirsan Kongreska dalkaasi. Michelle Obama ayaa si weyn uga horjeesatay hadalkii uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweyne Trump, kaas oo ahaa inay dalalkoodii hore ku laabtaan haweenka xildhibaanada midabka leh ee ka tirsan golaha Kongreska Mareykanka. Qoraal ay soo dhigtay haweeneydan barteeda Twitter-ka ayey ku sheegtay in Trump uu ku kacay gef aan garowshiyo laheyn. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in Mareykanka qofka u dhashay iyo kan Qaxootiga ku ah ay u wada siman yiihiin. “Xitaa, haddii aan ku dhalanay halkan ama aan soo raadsanay Qaxooti, waxaa jira meel aan wada leenahay, waana waajib inaan xusuusnaano inaysan ahayn Maraykankaya ama Maraykanka, ee waa Maraykanka aan wada leenahay” ayey ku qortay Twitterkeeda. Siyaasiyiin badan oo ka tirsan xisbiga Dimuqraaddiga oo ay ka mid tahay afhayeenka aqalka wakiillada Nancy Pelosi ayaa horay u cambaareeyey tallaabada uu qaaday Madaxweynaha dalka Mareykanka Donold Trump. Afarta haween oo uu Twitterkiisa ku weeraray Trump ayaa kala ah Ilhan Omar, Rashida Tlaib, Ayanna Pressley Alexandria iyo Ocasio-Cortez , kuwaas oo dhammaan loo doortay aqalka Koongreska doorashadii xilliga dhexe ee dhawaan ka dhacday Mareykanka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  10. Riyadh (Caasimadda Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka iyo diiwaanka Malakiga Boqortooyada Aala Sacuud ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in boqolaal Askari American ah iyo hub casri ah loo daad gureeyay gudaha wadanka Sacuudiga. 16 sano oo maqnaashiyo ah kadib ayay ciidamada Mareykanka dib ugu laabteen dhulka Xarameynka oo ay ka taliso dowladda Sacuudiga, saladhigga Melleteri ee Al Amiir Suldaan oo 70 Km dhanka Koonfureed uga beegan magaalada caasimadda ee Riyaad waxaa gaaray illaa 500 oo askar American ah waxaana ugasii horreeyay tobaneeyo diyaaradaha dagaalka ah. Wakaaladda wararka ufaafisa dowladda Sacuudiga waxay sheegtay in ay ogolaatay dalab uga yimid Mareykanka oo ahaa in ciidamada Americanka ay dib ugu laabtaan Saldhigga Amiir Suldaan si halkaas ay ugala socdaan dhaq dhaqaaqyada Melleteri ee ka jira mandiqadda loo bixiyay Bariga dhexe. Wasiirka gaashaandhigga Mareykanka ayaa dhankiisa xaqiijiyay in dowladda Sacuudiga ay ka dalbatay in ciidamada Mareykanka loo daad gureeyo wadankeeda si ay uga ilaaliyaan khatarta uga imaanaysa Iiraan. Shabakadda CBS News ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa sheegtay in diyaarinta saldhigga Melleteri ee Amiir Suldaan ay bilaabatay bishii June ee lasoo dhaafay islamarkaana halkaas loo daabulay qalab melleteri ka hor inta aan ciidamada lageyn. Salmaan Bin Cabdul Caziiz oo ah boqorka Ala Sacuud ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in uu Mareykanka u ogolaaday in uu dego dhulka Xarameynka iyadoo qeyb ka ah sugidda amniga mandiqadda sida uu hadalka udhigay. 26,Augst sanaddii 2003 ayay aheyd markii ciidamada Mareykanka ay isaga baxeen dalka Sacuudiga xilligaas oo loo dhigay xaflad sagootin ah, joogitaanka ciidamada Mareykanka ee dalka Sacuudiga ayaa soo bilaawday horraantii sagaashameeyadii waqtigaas oo uu dhacay dagaalkii Khaliijka ee ka dhanka ahaa dowladdii Sadaam Xuseen. Halkaan ka daawo Mursal oo ku kacay Farmaajo iyo Kheyre Caasimada Online Xafiiska Riyadh caasimada@live.com
  11. In dhowaale waxaa badatay in dawladda Puntland ay ku celceliso diidmada ay kala hor jeedo maamulka federaalka Soomaaliya iyada oo mar walba dhinaca kalena tiraahda waxaan nahay hooyadii federaalka, sidee labadatan hadal isu qabanayaan? Sida lawada ogyahay Soomaaliya waxay qaadatay habka federaalka waxayna yeelatay axdi qarameed ku meel gaar ah sugayana afti dadweyne oo lagu ansixiyo ama lagu diido. Taasna weli lama gaarin, waana hubaal inuu u baahan yahay in isbedel lagu sameeyo si loo waafajiyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed. Iyada oo axdigaas la raacayo ayaa waxaa la dhisay dawlad federaal oo ka kooban, baarlamaan, madaxweyne, raysal wasaare, golaha fulinta, maxkamad iyo guddoon baarlamaan. Anigu waxaan taageer sanahay habka federaalka guud ahaan waayo ma doonayo in awoodda dalka oo dhan iyo adeegga bulshada uu hal meel ku ururo ama laga hago oo laga maamulo. Balse dhinaca kale waxaan doonayaa dawlad federaal ah oo awood leh qaadatana doorkeeda kaga aadan midaynta, ilaalinta iyo dhawrista dadka iyo dalka Soomaaliya. U madax banaan dhamaan waajibaadkeeda qaran, taas oo la doonayo in aan maamul goboleedyadu ku qabsan arimaha federaalka khuseeya sida arimaha dibadda, ilaalinta xuduudaha dalka-bad iyo beri, maamulka lacagta iyo dakhliga guud, maamulka iyo xukunka ciidamada xooga dalka, suuq geynta iyo soo saaridda khay raadka dabiiciga, ilaalinta nidaamka federaalka iwm. Hadaan eegno xaalka Puntland iyo hab dhaqanka madaxda Puntland waxay u hadlaan mararka qaar kood sidii ay ka madax banaan yihiin federaalka dalka, amaba iyagu xaq u leeyihiin in wax kasta oo federaal khuseeya lagala tashado ama wax laga weydiiyo. Waxaad maqlaysaa dad siyaasiyiin ah oo ku hadlaya hadallo ay ka mid yihiin; Dastuurka Puntland ayaa ka horeeyey kan federaalka, tan macnaheedu waa maxay? ma dastuurka Puntland ayaa ka sareeya kan federaalka, Puntland ma dawlad iskeed u taagan baa, Maxaa laga wadaa marka la leeyahay Puntland dastuurkeeda ayaa horeeyey ama la hor sameeyey. Sax waa horeeyey waana la hor sameeyey balse waa maxay micnaha ku jira taas. Cidna kuu sheegi mayso waxa arinkaa laga wado. Waxaa sidoo kale ayaamahan jirta, in dawladda federaalka lagu eedeeyo inay dhinac martay dastuurka ku meel gaar ah ee federaalka loo dejiyey . Tani iyaduna war cad maaha, maxaa Puntland rabtay in federaalku kala tashato ama federaalka hada jira garab maray oo dastuurka ka dhigay in la jebiyey? Sidoo kale waxaad arkaysaa marar badan in maamul goboleedyaddu ay federaalka arimo khuseeya ka hadlayaan una diidan yihiin in dawladda federaalku hawl wadeen ka noqoto sida doorashooyinka qaranka, qaybsiga khayraadka dabiiciga iyo suuq geyn tiisa, dhisidda ciidanka xooga dalka iwm. Sax in dawlad goboleedyadu ku yeeshaan arimahaas aragtii iyo fikir balse maaha inay hor istaagaan iyada oo aan cadayn sababta diid mada, shacabkana aan laga dhaadhicin sababta loo hor istaagay arimahaas khuseeya dawladda federaalka si gaar ah. Midda kale, dawladda federaalka ee hada jirta waxaa hubaal ah inay hastaan sumcad shacab intay doonto ha leekaatee aadna mooddo inay fahmeen meesha laga taabto shacabka Soomaaliyeed ee muddada badan hamuunta u qabay dawlad Soomaaliyeed oo ka tarjunta dareen kooda guud iyo mid gaar ahba. Layskuma haysto sidoo kale in madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Khayre ay haystaan taageero shacab ayna maanta yihiin siyaasiyiin in badan oo shacabka Soomaalidu rajo u arkaan dalkaan u soo hoyatay. Haddaba Puntland oo ah sida dhabta ah hooyadii federaalka Soomaaliya, waxaan qabaa inay la gudboontahay madaxdeedu inay wada shaqayn dhab ah la yeeshaan dawladda federaalka iyo madaxda federaalka wixii kala aragti duwanaan ahna si hoose loo dhamys tiro iyada oo la adeegsanayo xigmad iyo isfahan aragti dheer ku dhisan iyo badbaado qaran. Middi middi ku taag waxba kuma hagaagan , dawladda federaalka ee aad adigu dhistay ha hor istaagin, shacabkana ha niyad jebin waayo shacabka Puntland waxay u taagan yihiin mar walba midnimadda iyo horumarka Soomaaliya guud ahaan iyo gaar ahaan tan Puntland. Ugu danbayn waxaan ku soo koobayaa inaan masiirka ummadda Soomaaliyeed iyo kan Puntland aan lagu soo koobi karin “labo biyo hoostood iska haraatiday iyaga ayaa is og”. arinku waa dan guud waxayna u baahan tahay daah-furnaan. Qore: Siyaad Cali Yuusuf Garoowe, Puntland, Soomaaliya AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  12. Hargeysa (Caasimada Online) ― Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku mabnuucayo in fadhiyo aan caadi aheyn yeeshan Goleyaasha deegaannada Somaliland. Wareegtada ayaa sidoo kale waxa lagu xusay in xildhibaanadu gebi-ahaanba aysan qaban karin fadhiyo ay xilka kaga tuurayan Maayarada iyo ku-xigeenadooda. Wareegtadan maanta ka soo baxday xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in xildhibaannada goleyaasha deegaanka qaarkood ay si khaldan oo fawdo ah u abaabulayaan Mooshino ka dhana Maayarada, waxayna u dhigneyd sidan: Ujeeddo: Mabnuucid Kalafadhi Aan Caadi Ahayn: “Iyadoo lagu jiro sannadkii u dambeeyay xilligii doorashada loo asteeyay oo ah 12/12/2019. Iyadoo xildhibaannada goleyaasha deegaanka qaarkood ay si khaldan oo fawdo ah u abaabulayaan Mooshin lagu ridayo Maayarrada. Iyadoo xildhibaannada qaarkood si badheedh Xad-gudub ugu samaynayaan Xeerarka iyo Sharciga dalka, qaab-darrada iyo Xad-gudubka Sharciyeed iyo weliba kicinta Dadweynaha, iyagoo Xildhibaannadu arrimahaa abaabulaya ay Dadweynaha sifo qabiil kicin ugu samaynayaan Dadweynaha kicin, taasina ay iska hor-imaad iyo nabad-galyo xumo dhaawacaysa Nabadgalyada guud ee dalka (keeni karto) iyo nidaamka Dawladnimo. Haddaba, dhammaan Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo degmooyinka waxa la farayaa inaan la qaban karin Kal-fadhi aan caadi ahayn oo ah Mooshin lagu ridayo Maayarrada iyo ku-xigeennada. Maaddaama oo wakhtigii Doorashadu soo dhow yahay, Dalkuna ku jiro Xaalad heegan ah oo dhinacyo badan leh oo u baahan in la iska kaashado oo wadajirna looga hor-tago Xaaladaha inna soo waajahay ee cadowgu inoo maleegayo”. Wareegtadan uu soo saaray Wasiirku ayaa waxay daba socotay muran baahsan oo maalmihii u dambeeyay ka dhexeeyay maayarka Gabiley iyo xildhibaanada golahaasi, taasi oo u muuqata in Wasiir Kaahin uu maaro kale u waayey. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  13. Yesterday
  14. One more reason for him not to like Somalis. Why visit a Somali website?
  15. That's a serious miscalculation. The only way Amhara will assume power has to be through sheer force and brutality. They would to have destroy Ethiopia first before it comes under their control. And they are being ethnically cleansed from regions where they form the minority. As we speak, the Sidama are targeting Amhara, burning their churches and looting their businesses. Addis will be their stand.
  16. It could actually pay off big for Abtigiis. He is probably have read the writing on the wall and it is inevitable that the Amhara will assume power. They are determined to get back on top. The only power that can stop them are the Tigray and they seem to be having internal issues as well as image problem. For the Amhara, the Oromo is a piece of cake. They will be able to divide them very easily along culture as well as religious lines. The Oromo in and around Addis Abeba are half-Amhara anyways, by culture and by religion.
  17. Wargeyska New York Times ayaa wuxuu daabacay warbixin Dheer oo ay kasoo xigteen Sirdoonka Maraykanka iyo ilo dublamaasiyedeed. Warbixinta waxaa lagu sheegay in Sirdoonka Maraykanka [...] Source
  18. By Ronen Bergman and David D. Kirkpatrick When a small car bomb exploded outside a courthouse in the bustling port city of Bosaso in northern [...] Source
  19. He's losing the plot. Hopefully, ONLF has more sense.
  20. Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Axmed Muse Nuur ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegay in Dawlada Puntland Ciidamo dheeri ah ay [...] Source
  21. All reasonable people knew Farmajo and Qatar are the real terrorists in Somalia. let us wait for Villa Somalia shills and stooges such as Galbedi and co to come and defend Farmajo.
  22. This kipara man is weak and chinless. He should have been aborted.
  23. PL will not be tricked by those called media. Soon we will hear the truth. But first Qataris should bring atam to PL.
  1. Load more activity


  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up