Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Opening of Toyota office in Muqdisho

Recommended Posts

One more step of not being relied on Dubeey (Dubai). Straight from Jabbaan now. It is a small step and encourages other international companies to open their own offices in Soomaaliya. I hope they hire more Soomaalis.

_______________________________

Shirkadda baabuurta ee Toyota oo xarun ka furutay magaalada Muqdisho

Toyota.jpg?resize=960%2C540&ssl=1

toyotosomalia.jpg?resize=690%2C425

 

Shirkadda baabuurta ee Toyota ayaa 27 sano ka dib waxa ay Soomaaliya ka furtay xafiis ay leedahay Toyota. Toyota Soomaaliya ayaa waxa ay soo maraysaa Shirkadda SKA.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xariga ka jaray ayaa sheegay in ay qayb ka tahay maalgashiga shishiiye ee Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in ay wadaan in alaabaha Soomaaliya loo iib geeyo suuqyada caalamka halka maanta Soomaaliya wax loo soo iibgeeyo.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu wasiirku ugu warramay Muqdisho.

Xigasho: Calanka.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Good news but why SKA wax Somali ah oo Toyota wakiil Somalia uga noqdo maa la waayey SKA is known for corruption.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
11 hours ago, maakhiri1 said:

who the hell is ska? Turkish?

War  heedhe wadankii ma qandaraas baa lagu qaatey

Head office is in Dubai but is owned by western most likely British.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.