Deeq A.

Lasanod residents rejoice at the news of General Morgan's candidacy

Recommended Posts

Deeq A.   

Xili shalay uu ku dhawaaqay in General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan uu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha Puntland ayaa arintaasi waxaa taageeray qaar kamid ah shacabka ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Shacabkan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay aad ugu farxeen markii General Moorgan uu ku dhawaaqay in uu yhay musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Puntland.

Waxa ay sheegeen in ay ka rajeeynayaan Moorgan in uu dib u soo ciliyo Gobolada iyo Magaalooyinka ka maqan Puntland haddii jagada Madaxtinimo ee Puntland uu ku guuleeysto.

Waxa ay ku eedeeyeen madaxweynaha hadda talada haya ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas in uu ku fashilmay in uu dib Puntland ugu soo ciliyo deegaanada ka maqan.

Hoos ka dhageyso codka shacabka Laascaanood.

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/04/Codadka-Shacabka-laascaanood.mp3

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Laascaanood oo laga taageeray Musharxnimada General Moorgan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lool. morgan's candidacy is causing shockwaves in the political world. shekadani cirkay isku shareertay. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ifiye   

I am not surprised.   They are the same people that celebrated when IC and their Ethiopian donkey installed warlord Madobe in Kismayo.   They burned president HShM pictures and kissed the Kenyan president Uhguru as a form of protest.  This same people shamelessly try to tell us they are defending the Somali unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

ifiye isku xishood niyoow. you are insulting a whole somali can niyoow. why you mad?

anyways poltiical shockwave continues. LAASCAAANOOOD.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.