maakhiri1

Jawaariyoow Adaa Jiitayoon Aqalkan Joogeyne.

Recommended Posts

Jawaariyoow Adaa Jiitayoon Aqalkan Joogeyne.
Jeelka Loo Taxaabyoow Kolkaad Baydhabo U Jihato.
Xasan Khayre Suu Kuu Jirrabey Mari Jawaabteeda.
Baarlamaanku Jimic iima Gelin Tan Iyo Jeerkii Dheh.
Kuwii Jifideey Ahaana wax bey Igu Jaguugeen Dheh.
Ju’ Markaan Iraahdaba Codkay Igu Jikraareen Dheh.
Waxaa Maanta Ila Jira Shantii Juulle Oo Qudha Dheh.
Farmaajii Waa Iga Jirsaday Mana Jawaabeyn dheh.
Jawaanno Buuxoo Lacaga iyo Jeeg Wixii yaalley.
Laaluush jin-jiman Sannado Waxaan Jalamsadaaba Dheh.
Dheexaan ka Jiitee Afkey Iga Jifeeyeeeeen Dheh.
Mushahar Jow Ah mooyee Majiro Jeeb Galkii Hore Dheh.
Dadkii Idil Waygu Jeestoo Jaanis Ima Siin Dheh.
Jallaafooyinkaan Horay U dhigay Iyo Jabkaan Geystey Ruuxaygu.
Iyagoo Jumlo Ah Nabsigu Jeebka Ii Geli Dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Maakhiri1,

Afaray wanaagsan baad soo daysay. 

Ismaaciil mire rag badan baa qaatay oo wax ku daray.

Let me try my own Afaray.

Alahayow nin ii daran,  Maxaan deefta hore seexshey

Ma degdegee xaajada,  Maxaan uGu dulqaad yeeshe

Duulkii Jawaari Waakaas,  Rabbi naga dulqaaday

Duli iyo Ajaanib muxuu, Jawaari dan mooday

Dalka malihid anagaa Ku Nidhi, Duulkii Ugaandhada e

Rabow Guusha Soo Dhawee , Oo Daalimiinta naga Qabo.

 

Che, probably is not fluent in the language, but I know Barwaaqo and company could do well than  most , but the problem is " meel baas bay u jeedaan".

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.