Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Muqdisho Marathon

Recommended Posts

Muqdisho just hosted a mini marathon, opened by Soomaali legend Cabdi Bille Cabdi.

360 orodyahan oo ka qeybgalay tartan marathon oo ka dhacay magaalada Muqdisho

orod-muqdisho-4.jpg?resize=690,388

orod-muqdisho-1.jpg?resize=690,518

orod-muqdisho-3.jpg?resize=690,566

orod-muqdisho-5.jpg?resize=690,587

orod-muqdisho-7.jpg?resize=690,510

orod-muqdisho-6.jpg?resize=690,518

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay tartanka maalinta horumarinta ciyaaraha adduunka ee orodka gaaban, kaasoo loogu magac daray Muqdishu Mini Marathone.

Tartanka ayaa waxaa ka qayb galayay 370 orod yahan oo ka kala socda 17-ka demo ee gobolka Banaadir, iyadoo degmo waliba laga soo xulay 22 Ciyaartooy oo u badan kuwo da’ yar ah.

Tartanka oo kasoo billaawday Aargada KM 4 laguna soo gabagabeeyay KM O, ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiiradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Khadiija Maxamed Diiriye, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) , Guddoomiyaha sportiga Gobolka Banaadir Xasan Xaaji Yabaroow iyo masuuliyiin kale.

Maalinta caalamaiga ah ee horumarinta Sportiga Adduunka, ahna Maalinta Orodka gaaban ee Muqdisho 6-da April ayaa waxaa sidoo kale kasoo qayb galay quburo ku xeel dheer Orodka uu ka mid ahaa halyeey Cabdi Bile Cabdi iyo tababarayaal kale oo Taariikh ku leh dalka Soomaaliya.

Orodka oo ahaa mid xiisa gaar ah leh ayaa waxaa kaalinta koobaad ka galay Xasan Iidoow Xasan oo ka tirsan Ciyaartooyda xulka Qaranka Horseed, halka kaalinta Labaadna uu galay C/salaan Maxamed.

Halyeey Cabdi Bile Cabdi oo ka mid ahaa martidii ka qeybgashay tartankaasi ayaa aad ugu dheeraaday Taariikhda Marathone-ka Soomaaliya, doorkii uu kasoo qaatay, wuxuuna ammaanay niyadda ay u hayaan Dhallinta cusub inay ka mid noqdaan Orod yahannada Caalamka, kuwaasoo sida uu sheegay u haya Orodka niyad iyo han fiican, wuxuuna ugu mahad celiyay waalidkii u oggolaaday iyo Macallimiintii ku soo barbaarisay.

Ugu dambayntii waxaa halkaas Billado isugu jira Dahab, Qalin iyo Maar lagu kala guddoonsiiyay Saddexdii Orod yahan ee kaalimaha hore ka galay tartanka, waxaana Billadda Dahabka hantiyay Cali Iidoow Xasan oo 19 jir ah una dheela xulka Qaranka Horseed halka kaalinta Labaadna uu galay C/Salaan Maxamed. 

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 minutes ago, Tallaabo said:

Thank God for that. I was honestly shocked by the previous unfortunate image. 

It seems, there are two Mogadishus, one for Halane compound and the other for the rest of the Mogadishu. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Dadkaas iyagaa tooda qabsaday for non-Soomaalis, weynan qabsan karaan, ee beenta meesha kala tag.

Tell me again where did I make a lie? look again

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, cadnaan1 said:

MMA 

Cudurkii adeerkiis oodweyne hayey ayaa asagana Ku dhacday.

Obviously you did not like me posting the other Mogadishu event... :D 

I didn't make it up. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.