Barwaaqo

Banaanbaxyo lagu taageerayo go’aankii golaha sharci dejinta oo dhamaan ka dhacay dhulka Somaliland

Recommended Posts

Oodweyne   
14 minutes ago, cadnaan1 said:

Maxaa loo yiri da'da iyo caqliga wey Isla socdaa rag waxaan aragnay Ku socdo lixdan Jir hadana caqligooda yahay 15 Jir.

 

And of course, "social manners" (of grace and equanimity) on one hand and "sniffling thievery" (of pilfering purses in public and grand looting of public's assets) on the other hand, also have a close "relational connection".

Hence, I very much doubt that those who specialize in the later or at least are "culturally acquainted" with the notion of public grand larceny, will have any inkling of "social manners" of the kind that will teach them how to conduct themselves in public forum.

Hence, why they are liable to talk about other people's age when they run out of any other useful thing to contest others with. So it's understandable they will do that, and it's also touch forgivable, since they do not know any better.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Aniga magac mana sheegin ee maxaa kaa waalay Mise waad is ogtahay xantaada horay ayey kusoo gaartay inaad reerka ugu caqli liidato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
34 minutes ago, cadnaan1 said:

Aniga magac mana sheegin ee maxaa kaa waalay Mise waad is ogtahay xantaada horay ayey kusoo gaartay inaad reerka ugu caqli liidato.

 

I was merely making an "observation" that is the general connection that actually exist of between those who we brought (at least culturally speaking) in an environment of "permissive criminality"  on one hand.

And the poor "social manners" they are likely to demonstrate in public square when they come of age in their later years, particularly in their 20s and 30s on the other hand.

And this "connection" is actually "socially observable phenomena", which is much observed in the street kids from any run-down low social-capital and high-criminality instances of most poor third-world countries.

And such places where this "direct connection" is observable are in the "favelas" of Brazil, where "bad manners" of those who were brought up in there, particularly those boorish social traits they exhibit in later years can directly be "trace back" into the socially permissive criminality environment in which they as children were brought up in it.

So I was making a general social argument bordering a scientifically provable fact in here, not merely having you in mind, although part of it was precisely that.

And who knows whether in ten (10) years time there may be a teeming of sociologists who actually deign to look in the "social consequences" that was the results of that "large scale criminality" which took place in places like Mogadishu after the collapse of the Somali State in 1991.

And what "observable phenomenon" did that social break-down had indeed "culturally inculcated" into those who were brought up in that environment afterwards.

So who knows your currently pronounced socially-speaking "bad-manners" may eventually end up as a "social test case" (as it were) much in demand by those clipboard-carrying social scientists.  Hence, there is still a hope for you after all, mate.    

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Here is the last word about the " Mudaharaad".

In Borama , the governor and the mayor order all government workers, schools and some elders to support the DP World project i BErbera.  Since when people wear tie for demo.There is no public demonstration, everyone is either government and city employee or poor education institutions forced to march, just like October 21 where we all marched by orders of the government.

 

Even Kulmiye supporters refused to come out. After the some of details of the DP World contract became public, people are ungrey that a government would sign a deal the prohibits building other ports in Somaliland. 

By the way, the latest sources say that the deal to build Berbera will be halted temporarily until things are sorted out in the future. We heard that the UAE is now focused on the military base issue. Last month, Somaliland halted the building of the base unless Dubai implements the other provisions of the agreement that stipulates them to build airport, roads and other perks for Somaliland.

The latest news is Muuse Biixi was told to allow the construction of the base. There is no news whether Biixi signed again or accepted the base issue. The Gulf boys want to pay monthly lease of the base without building anything according to the old contact. In the DP World Somaliland deal, everything seem to be changing and shifting according to events . The Dubai boys might just throw few dollars and get their way. DP World does not intend to sign straight forward deal that is legally binding. 

 Rather clarify his reasons of traveling their and tell the public, the Jeegaan are inciting the public to hysteria about Mogadishu and the false looming war, which  forced all  government workers and allies to demonstrate without telling them about the shifting  priorities from Dubai.

Will see what comes down. So far no one knows the real agreement of the deal. Our friend Holac had published some info about the deal a week ago, yet those six points are not the whole agreement. So far no one has confirmed the deal that prevents  the people of Somaliland to build any other port.

THese deal might allow Ethiopia to deploy forces and allow her transit goods off limits from Somaliland and DP World inspections. THey might even demand that certain sections of the port be cordoned for their transit activity where no one can get in. WEll, beware of what you wish.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Biixi will take anything given. He desperately needs cash. Siilaanyo left empty coffins. The military base will make sense for now. Win-win for Dubai and Biixi in short term. In long run, it will be a mess. This emonstration will not be the last. The end of separatist collapse may come too close. They have already shaken.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
47 minutes ago, Duufaan said:

Biixi will take anything given. He desperately needs cash. Siilaanyo left empty coffins. The military base will make sense for now. Win-win for Dubai and Biixi in short term. In long run, it will be a mess. This emonstration will not be the last. The end of separatist collapse may come too close. They have already shaken.

The fiction some folks tells them is sight to behold. But then again, that is all they have against Somaliland. Their fiction against reality of Somaliland. And it's all that they have.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Galbeedi, you made valid points. We will wait for the details, but it seems the UAE is interested more in having a proxy base than building a port. The military base has little or no value for the average Somalilander. Few politicians will benefit from the rental fee with very little trickle-down effect.  What we need is for DP World to honor its commitment and build a world-class port in Berbera, after it sorts its disagreement with the Federal government.

The UAE doesn't want to lose Somalia altogether. That would be a terrible foreign policy blunder on their part and the Emiratis understand that.  Mogadishu is very important in UAE's geopolitical calculus. That is why I think the dispute will end after Saudi mediation and Somalilanders will find out DP World's true colors that it never intended to make serious investments in Somaliland.

Let us see what Biixi brings back. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Galbeedi waaba Ciil madaxa timo ku leh. 

Wax kale oo lagu macneeyo ma jiro.

 

Galbeediyow, waa doorkeygii ee ha dhaqdhaqaaqin, otherwise I will have to apply some pressure on my foot resting on your luqun. Lay  still untill oromo comes and break you out of that concentration camp. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Iyadoo shucuur beena lagu abuuray shacabkaas  yaad indhahooda ka akhrin kartaa inay dad wanaagsan yihiin.

Midka matalaya xisbiga snm u qaabilsan oohinta oo shaadhka la baxay kuna doodaya inuu soo halgamay oo xabadiini wali  ku taal

waa jilaa maahira waxaana laga yaabaa inuu dadka tusayo meel musmaar ka muday asagoo jiingad ku ciyaarayo beriguu yaraa.

Afartan sano ka dib nin soo dagaalamay qiiradaas ulama yimaadeen dumar iyo caruur.

Dadku wuxuusan fahamsanayn siiba dhalin yaradu dagaalkii snm goortuu dhamaaday?  cidda dhamaysay iyo siduu u dhamaaday ?

Ciidankii soomaaliya qaybtii 26aad waxay hargaysa iyo berbara isaga baxeen markii dawladdii xamar dhacday xabad qudha laguma ridin dariiqay toos u qaadeen hubkiina sidiisii bay ula tageen marka laga reebo diyaaradda gaboobday oo hargaysa dhex sudhan. 

Waxaan u malaynayaa inay ula jeedaan dadkay xoroyadda ka qaateen inay ahaayeen dadkii kasoo barakacay dagaalkii 77 iyo shaqaalihii dawladda, ganacsato meesha lagu xasuuqay,lafahoodiina cid garanaysa meelay ku jiraan aanay jirin.

Waana sababta koowaad oo filimkaan u dhamaan la'yahay in kastoo jilayaashii soo kashifmayaan tartiib tartiib.

Ilaa saylac, raas casayr ilaa xuduudka kenya lafo soomaaliyeed yaa daadsan wax isu haystaana ma jiraan (Cafallah camaa salaf).

Su'aasha is waydiinta leh waxay tahay

Maxay aboorka ugu haystaan lafaha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
23 minutes ago, gooni said:

Haa abaayo waa la dhisi karaa haddii ingiriisku ogolaado.

Waad ka dhacsantahay su’aasha ee bal markale isku day inaad fahanto ujeedadeedda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

"

Quote

Waad ka dhacsantahay su’aasha ee bal markale isku day inaad fahanto ujeedadeedda

She is about to process him into her Somaliland  saussage michine :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
6 hours ago, gooni said:

Iyadoo shucuur beena lagu abuuray shacabkaas  yaad indhahooda ka akhrin kartaa inay dad wanaagsan yihiin.

Midka matalaya xisbiga snm u qaabilsan oohinta oo shaadhka la baxay kuna doodaya inuu soo halgamay oo xabadiini wali  ku taal

waa jilaa maahira waxaana laga yaabaa inuu dadka tusayo meel musmaar ka muday asagoo jiingad ku ciyaarayo beriguu yaraa.

Afartan sano ka dib nin soo dagaalamay qiiradaas ulama yimaadeen dumar iyo caruur.

Dadku wuxuusan fahamsanayn siiba dhalin yaradu dagaalkii snm goortuu dhamaaday?  cidda dhamaysay iyo siduu u dhamaaday ?

Ciidankii soomaaliya qaybtii 26aad waxay hargaysa iyo berbara isaga baxeen markii dawladdii xamar dhacday xabad qudha laguma ridin dariiqay toos u qaadeen hubkiina sidiisii bay ula tageen marka laga reebo diyaaradda gaboobday oo hargaysa dhex sudhan. 

Waxaan u malaynayaa inay ula jeedaan dadkay xoroyadda ka qaateen inay ahaayeen dadkii kasoo barakacay dagaalkii 77 iyo shaqaalihii dawladda, ganacsato meesha lagu xasuuqay,lafahoodiina cid garanaysa meelay ku jiraan aanay jirin.

Waana sababta koowaad oo filimkaan u dhamaan la'yahay in kastoo jilayaashii soo kashifmayaan tartiib tartiib.

Ilaa saylac, raas casayr ilaa xuduudka kenya lafo soomaaliyeed yaa daadsan wax isu haystaana ma jiraan (Cafallah camaa salaf).

Su'aasha is waydiinta leh waxay tahay

Maxay aboorka ugu haystaan lafaha?

 

Rag waxa u liita nin ceesaantiisii raq-ahaan loo cunayo hadhka cad, oo hadana ka sheekeynaya wax ku waajib ah niman kale iyo geela ay leeyihiin sida ay u dhaqan lahaayeen.

Taas-na waxa aan uga jeedaa, ninkan, Gooni, ah, oo ah shaqsi naxli-daxaleystey uu beerka jiifo, isla-markaana aan arag maxastiisa habeen iyo maalin lagu xasuuqayo Gedo iyo sida waliba dhulkiisa loogu haysto oo mar-ba inyar Kenya iska goosaneyso, ayaa haddana aqli-foorara ee ku jira darteed ayaa siiinaya in uu ka "heeleeyo" Somaliland iyo dadkeeda. Xataa hadddii dadkaasi aaney-ba ogeyn in isaga oo kale uu hadal u banaan yahay.

Markaa, halkaa wax ka muuqata, sheekaddii aheyd: "waan socon weynaye aanu arodno" iyo aqli aan taas dhaamin.

Laakiin, mar haddii arintiisu xag-xagasho iyo ficiltan raqiis ah ka dhamaan la-yihiin, waxaan odhan lahaa, waxaa ku fiiicnaan laheyd in uu "gambadh" iska soo qaato oo halkan SOL ah iska soo dhex-dhigto.

Dabadeed-na, inantayedda, "Qaali-Barwaaqo", ayaa "caawin" doonta oo duruucdeeda kuwa ka gaboobey ee ay "sadaqadda" u dooneysay in ay u bixiso ayey mid kamid ah siin doontaa.

Isna, ileyn, waa "sagagar" siyaasadda ka dhacay oo dabadeed-na moodey cay iyo afka oo lagu ciilbaxo in rag kaa adkaadey layskaga celin karo, waan hubaa in uu "diracaas" uu "jam" isku soo siin doono, "gambadhka-na" uu ku soo fadhiisasho-xumaan doono, dabadeed-na halkaas ayuu naxligiisii aan ku ogaa ayuu kasii deyn doonaa.

intaas ayaa u hadhsan, saaxiibkey, Gooni, in uu ku dhaqaaqo, Markaaa, ninka halaga "caawiyo" sidii uu u heli lahaa "gambadh" uu SOL lasoo dhex-fadhiisto.

Gaar ahaan mar hadaan hubo, in Barwaaqo-na, ay dhinaceeda, mid "dirac" ah oo gaboobey ay ugu ku soo "sadaqeysan" doonto. Sidaa-daraateed, waynakaa, yaa SOL Jamaaca, ninka, Gooni ah, haloo gurmaddo. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.