Barwaaqo

Banaanbaxyo lagu taageerayo go’aankii golaha sharci dejinta oo dhamaan ka dhacay dhulka Somaliland

Recommended Posts

gooni   

Iyadoo shucuur beena lagu abuuray shacabkaas  yaad indhahooda ka akhrin kartaa inay dad wanaagsan yihiin.

Midka matalaya xisbiga snm u qaabilsan oohinta oo shaadhka la baxay kuna doodaya inuu soo halgamay oo xabadiini wali  ku taal

waa jilaa maahira waxaana laga yaabaa inuu dadka tusayo meel musmaar ka muday asagoo jiingad ku ciyaarayo beriguu yaraa.

Afartan sano ka dib nin soo dagaalamay qiiradaas ulama yimaadeen dumar iyo caruur.

Dadku wuxuusan fahamsanayn siiba dhalin yaradu dagaalkii snm goortuu dhamaaday?  cidda dhamaysay iyo siduu u dhamaaday ?

Ciidankii soomaaliya qaybtii 26aad waxay hargaysa iyo berbara isaga baxeen markii dawladdii xamar dhacday xabad qudha laguma ridin dariiqay toos u qaadeen hubkiina sidiisii bay ula tageen marka laga reebo diyaaradda gaboobday oo hargaysa dhex sudhan. 

Waxaan u malaynayaa inay ula jeedaan dadkay xoroyadda ka qaateen inay ahaayeen dadkii kasoo barakacay dagaalkii 77 iyo shaqaalihii dawladda, ganacsato meesha lagu xasuuqay,lafahoodiina cid garanaysa meelay ku jiraan aanay jirin.

Waana sababta koowaad oo filimkaan u dhamaan la'yahay in kastoo jilayaashii soo kashifmayaan tartiib tartiib.

Ilaa saylac, raas casayr ilaa xuduudka kenya lafo soomaaliyeed yaa daadsan wax isu haystaana ma jiraan (Cafallah camaa salaf).

Su'aasha is waydiinta leh waxay tahay

Maxay aboorka ugu haystaan lafaha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
23 minutes ago, gooni said:

Haa abaayo waa la dhisi karaa haddii ingiriisku ogolaado.

Waad ka dhacsantahay su’aasha ee bal markale isku day inaad fahanto ujeedadeedda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

"

Quote

Waad ka dhacsantahay su’aasha ee bal markale isku day inaad fahanto ujeedadeedda

She is about to process him into her Somaliland  saussage michine :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.