Deeq A.

Raasaaso Goos-Goos Ah oo Laga Maqlayo Jiida Hore Magaalada Tukaraq & Xiisada oo Saaka Jawi Cusub Leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka hada ka soo baxaya deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in xiisad laga dareemayo duleedka deegaankaasi ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland.

Warar hoose oo warbaahinta qaarkeed heshay ayaa sheegaya in mararka qaar rasaas goos goos ah ay ridayaan ciidanka Soomaaliland oo cabsi ka qaba weerar kaga yimaada malayshiyaadka xoraynta gobolka Sool ee lasafan ciidanka dowladda Puntland.

Dhinaca kale Isku socodka gaadiidka dadweynaha ee gobolada Puntland iyo Soomaaliland ayaa ah mid caadi ah oo aan waxba iska bedelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing will happen there, it will be suicide for Puntland to go there while locals abandon them, any war, those with locals win; and this time and the only thing Ali Khalif achieved is the hatred these people have for Puntland.

 

Yes there other areas where Puntland has support but not Tukaraq or Laascanood.

 

is not about peace loving or anything it is simple truth.

 

Faroole and mentally challanged Gaas  also has alianated Dhulos.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Maakhiri, where are you hearing the SSC community in Tukaraq abandoned Puntland? Isn't the sub clan in Tukaraq still loyal to Puntland as most refugees fled to Garowe?

 

Can you tell us more?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.