Sign in to follow this  
Abdulladiif Al-Fiqih

Gabay: Soomaaliya - Dawladnimo

Recommended Posts

Gabaygan waxaan gocdey tirintiisa horraantii 2008, waanse ka wahsaday. Horraantii Bisha November 2008, ka dib markii la I weydiiyey maxay dawlad Soomaaliyeed u cago dhigan la’dahay ayaan ebyey curintiisa. Waxaan ku tiriyey Magaalada Khartoum, waxaanan ku halqabsaday Axmed Jaalle oo ah nin Soomaalinimadu aad ula weyn tahay.

 

 

Dawladnimo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tixdan gaabani waxay raad raac u tahay, gabaygii qaaliga ahaa ee Dawladnimo ee uu xaaladda Soomaaliya ka tiriyey abwaanka qiimaha iyo qaderinta mudan Xuseen Cabdi Xalane. Waxa aan tixdan curiyay bishan Diisambar 20 keedii 2008. Ninka aan ku hal qabsaday waa Axmed Cabdiraxmaan X. Xasan oo ah nin aanu saaxiib ku nahay fikirka, Soomaalinimaduna qiimo weyn ugu fadhido. Axmed waxaaan ku halqabsaday in badan oo maansooyinkayga ka mid ah. Tixdii Durugtay Dawladnimo waa tan ee iga guddooma

 

 

Durugtey Dawladnimo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this