Sign in to follow this  
Garaad Bari

Macaws Qaaliya!

Recommended Posts

waa sheeko dhab ah oo dhacday, ninbaa waxaa uu soo iibsaday macaws qaaliya markaas buu ku soo lebistay, waxa uuna lasoo fadhiistay fadhi kudirirkii saaxibadii fadhiyeen.

 

wax la kaftamoba ninkii baa macawtii hoos uga dhacday markaas baa sxbkiis oo kasoo horjeeda yidhi war Faarax macawsta imisaa lagaa soo siiyey,, faarax intuu isla bogey buu yiri walaahi sxb qaali weeeye. markaas baa sxbkii ugu jawaabay sxbow waxaan ka xumahay say qaali u tahay iyo sida aanay waxba kuugu qarin loool!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this