Sign in to follow this  
Xudeedi

Soccer Tournament Begins for Over 11 High schools in Sanag, Haylaan, W.Bari (pic)

Recommended Posts

Xudeedi   

dhaharsecondaryteam_thumb_other604_459.j

 

DHAHAR: Waxaa maanta lagu qabtay degmafa dhahar ciyaar kubada cagta ah oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Shaqada/shaqaalaha/dhalinyarada iyo sportiga taasi oo ay iskaga hor yimadeen dugsiyada sare ee degmada xingalool iyo dugsiga sare ee Mubaarak ee degmada Dhahar.

 

Ciyaartan ayaa waxay ka mid noqon doonta cayaaro loo qaban doona 11 dugsiyo sare ee gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa furitaankeeda wasiir xigeenka shaqada/shaqaalaha/dhalinta/sportiga Siciid Daahir Qodax oo halkaasi kasoo jeediyay war bixin ku saabsan horumarka cayaaraha iyo isdhexgalka dhalinyarada. Cayaarahan ayaa waxaa maalgaliyey Hay’ada Save the Children.

 

Ciyaarta ayaa waxay ku soo gabagabowday muran kadib markii dhamaadka ciyaarta uu xaakimku dhigay rigoore una dhigay nadiga Mubaarak ee Dhahar taasi oo ay ka baxeen garoonka kooxda degmada Xingalool.

 

Hadaba waxaa halkaas go’aan kagaaray markii lagaaray waqtigii loogu talagalay gudigii ciyaarta waday xaakinka ciyaarta ayaa waxuu ku dhawaaqay inay guushu sidaas ku raacday kooxda kasocotay dugsiga sare ee degmada

 

www.spr.fm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

^Miskiin Macruuf, adeer this is highly political and points to stability in those regions. Also, there is a minister in the pics and the games were organized by a political entity.

 

Hadaad wax kale uga dan leedahay dee inoo sheeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Easy yaa Xudeedi, what MMA means is that SPORTS is a SPORT, whether you have a minister in it or not, in fact, since it is schools and colleges that are doing the tournaments, it is more educational than politics, how many presidents were watching and cheering for World Cup games, yet they were not political!

 

 

PS: Great pictures, more engagements like that is needed to integrate the masses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this