Sign in to follow this  
MR ORGILAQE

Facaa iskadhici

Recommended Posts

ORGI-QASHE, arintan maxaa ka jira sxb?

 

waxaan maqalay Gaalkacayo aroortii markaad maqaayada timaadid eed qureec dalbatid mid uunbaa intuu agtaada soo fadhiisto, rooti yar oo qalalan soo qaato, uunbuu qareecdaadii dhinaca kasoo gali isgoon ku weydiin. Markaad tidhaahdo war Jaamac see wax ujiraana, wuxuu ku dhihi, balo war maandho maaniggaa qoreecdaada cunaya fuudkaas/maraqaas ayaan rootigga iskaga dhuuqiye smile.gif

 

Tukale, must every reer Gaalkacayo person have a weird nick(my roommate adeer is called adeer lac-wase)---even islaamaha have one I heard :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AbduL-Ladiif:

ORGI-QASHE, arintan maxaa ka jira sxb?

 

waxaan maqalay Gaalkacayo aroortii markaad maqaayada timaadid eed qureec dalbatid mid uunbaa intuu agtaada soo fadhiisto, rooti yar oo qalalan soo qaato, uunbuu qareecdaadii dhinaca kasoo gali isgoon ku weydiin. Markaad tidhaahdo war Jaamac see wax ujiraana, wuxuu ku dhihi, balo war maandho maaniggaa qoreecdaada cunaya fuudkaas/maraqaas ayaan rootigga iskaga dhuuqiye
smile.gif

 

Tukale, must every reer Gaalkacayo person have a weird nick(my roommate adeer is called adeer lac-wase)---even islaamaha have one I heard :eek:

Waryaa abdul latif magaca haa igagacayaarin.ORGILAQE yaan ahay ma aha orgi qasg.Anigu ariga maqalo!

 

Tan labad raashin waa shey kadhaxeesaa dadka oo dhan(communist style).Magacyadana hadee ma maanta oo dhan baa dhihi kartaa war maxamed kii xaafadaas iyo maxamedkii xaaafadas kale.Waa in magac layeeshaa.Tusaalo

 

Guri baan kudagay markaan magaalada tagay

waxaa joogey 6 dalinyaro

magacyadooda waxay kala ahaayeen

ilbalac

indhabur

ilgiir

indhogagi

indhoyare

indho lax

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Orgilaqe sxb sorry, this is belated answer to your question, married life is great. I wish i would have gotten married a long time ago. Anyhow, it is great. y'all need to join with us.. :D;)

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Originally posted by MR ORGILAQE:

 

Guri baan kudagay markaan magaalada tagay

waxaa joogey 6 dalinyaro

magacyadooda waxay kala ahaayeen

ilbalac

indhabur

ilgiir

indhogagi

indhoyare

indho lax

:D:D
[/QB]

:D I wonder if that was our house....... :D Three of those names are very familiar. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

lol

 

you forgot this part.

 

dukaanka magaciisa waa,

 

Facaa iska dhici

 

wuxuuna gadaa ulo kaliya.

markaa gudaha gasho waxaa arkakysaa ulaha magacyadooda iyo qiimahooda.

 

magacyada waxaa kamida

 

qur-gooya

suuxiya

lagama kaca

dhangad

abris dila

askaaxiya

 

enjoy

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ismalura:

lol

 

you forgot this part.

 

dukaanka magaciisa waa,

 

Facaa iska dhici

 

wuxuuna gadaa ulo kaliya.

markaa gudaha gasho waxaa arkakysaa ulaha magacyadooda iyo qiimahooda.

 

magacyada waxaa kamida

 

qur-gooya

suuxiya

lagama kaca

dhangad

abris dila

askaaxiya

 

enjoy

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo oooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

 

 

oh my God Ismalura that was funny and yes they do exist those names!!!!!.

loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

i cant stop laughing

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Facaa iska celi

 

chick style..

 

Jidka u farriiso

Indhaha u gedi

Candhuuf u tuf.

Basbeys sii

Carro sii

Wajiga ka badel

Timaha ka rif

Dharka ka jeex jeex

Cajiinka carro oga shub

 

 

Go figure:....

Share this post


Link to post
Share on other sites

aboow aboow WIILO! ar sida udhaan, riftey oo dishey looooooooooooooooooooooool :D

 

Ushee isticmaashey ma dhangad baa misee askaaxiya mise abris dila looooooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Ay Caramba, Wiilo, maalintaa cajiinka iga daadisay weli ma hilmaamin,

 

that's how I ended up walking into the store, "facaa iska dhici" in the first place,

 

Hadda ulaan kula gaadooyaa, waa kaa naxaa kistoo marka waxaa soo gatay, gagabiya.

 

jiirada saaxiibtaa sinsaarto saa usoo mari laheed aa lagaa rabaa galabta. icon_razz.gif

 

me waiting there you know?

 

til leta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

ajaajah tan dagaal aa u kulushahay abaa, waraa adi basbeeys maa laqdi maxaa. waraa bud aa sheegoosaa ee bududyaal soo gado haddii aad rabdid... ani hadda waa ii sheegtay ma soo maraayo jiiradaas mar kale. abaa ani maa waalan..

 

 

go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this