Sign in to follow this  
Mooge

Puntland gave Farmaajo 2400 well trained MASLIQ fighters

Recommended Posts

Mooge   

ciidamada-PL.jpeg

 

Puntland ayaa ku wareejisay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya 2,400 oo askeri, kuwaasi oo ka tirsanaa ciidanka difaaca Puntland -Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa qeyb ka noqonaya heshiis madaxda Qaranka iyo maamul goboleedyada ku gaareen magaalada Muqdisho, heshiiskaasi oo ahaa in ciidamada la isku dhafo maamul walbana uu keeno ciidan dhan 3000, oo askeri.

 

Xafladda wareejinta ciidanka ayaa ka dhacday xerada 54-aad ee magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxaana ka soo qeyb galay madaxweyne ku xigeenka Puntland, wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo saraakiil ka kala socotay Puntland iyo dowladda Soomaaliya.

 

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku wareejiyeen 2, 400 oo askeri oo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland, kuwaasi oo ka mid noqon doona ciidan xoogga Qaranka Soomaalieed,

..Maanta ujeedadu waxa weeye in caalamku u sheegno in ciidanka ka socday Puntland in aan ku wareejinay dowladda Soomaaliya oo wakiil ka yahay wasiiru dowlaha gaashaandhigga, howshan muddo badan ayey soo socotay, waxaan ku faraxsanay in maanta la soo geba-gabeeyo, waxaan wasiirka u sheegayaa maanta laga bilaawo xuquuqda ciidankaasi loo raacayo dowladda Soomaaliya ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey

 

Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa ah ciidamo ka qeyb qaata difaaca Puntland iyo la dagaalanka kooxda Al-Shabaab

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow the masliq (snake eaters) boys will be taking the battle to Alshabab terrorists. They need a leader to lead them. Puntland wants  to see what farmaajo can do to fight alshabab. if he is sincere and ready to fight the terrible terrorists, Puntland will send more troops to mogadishu. farmaajo hasn't proven he is capable of anything so far,  but Puntland thinks he should be given a chance. if he shows leadership and takes the fight to alshabab, people will get behind him. the terrorist enemy must be defeated all Somali people must join together to defeat them. 

 

time will tell. for now we pray for these well trained energetic boys. Hafidulaah tacaal. come back home safe inshalah. 

 

guul iyo gobanimo.

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

That is impressive. How long it took to train these 2400 soldiers?. 

 

Maybe they should send some more young recruits to Puntland and train them there.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this