Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi iyo Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Leh Shir Caynaba caawa

Recommended Posts

Deeq A.   

Cali Khaliif Galaydh oo caawa ku sugan magaalada Cayanaba ayaa kulan la leh Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay Wasiirka Madaxtooyada SNM Maxamuud Xaashi Cabdi ,

Kulankan oo ay warbaahintu dibad Joog ka tahay isla markaana aan la ogolayn in Wariye uu ka soo agdhwaado ayaa la filayaa in maalinimad berri ay War murtiyeedka ka soo saaraan Waxa ay isla meel dhigaan Muuse Iyo cali khaliif.

Cali Khaliif Galaydh oo Caawa ay u tahay habeenkiisii 10 ee noqo si cad Somalilander sida uu Todobaadkii hore ku saxiixay inuu ka mid yahay Somaliland .

Malaga yaabaa inCali Khaliif oo ahaa aqoon yahana 20 sano wax ka badan wax ka dhigayey Jaamacado ku yaalla Wadamo kala duwan sida USA uu maro wadadii uu marey aqoonyahanka Saaxiibkii Axmed Ismaaciil Samatar oo kol hore ku biirey Xisbiga Kulimye , isla markaana u ololeeya imina Xisbiga Kulmiye . iibgeeyana barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye .?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow galaydh is 79 years old almost and this kind of action is khatumo xumo. lol. the respected professor has damaged his brand like Samatar. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this