Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Faaqidaadda: Doorashadii Kenya ka dhacday shalay

Recommended Posts

Dalka Kenya waxaa shalay mar kale ka dhacay doorasho ku celis ahayd, kadib markii maxkamadda sare ee dalkaas ay ku gacan seertay sharci ahaanshaha doorashadii dhacday sideeddii August, ee uu ku guuleystay madaxweyne Kenyatta. Doorashadii shalay ayaa waxaa qaadacay hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, una sheegay taageerayaashiisa inaysan codeyn. Haddaba barnaamijka faaqidaadda toddoaadbka ayaan ku eegeynaa. Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.  

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this