Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Garoonka diyaaradaha Beledweyne oo xiran

Recommended Posts

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne oo halbowle u ah isku socodka Muqdishu iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa la sheegay inuu xiran yahay laba maalmood kasib markii roobab da’day ay waxyeelleeyeen dhabbihii diyaaradaha ay ka kici jireen. Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xusene Xasan Dhaqane.  

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this