Sign in to follow this  
Suldaanka

Somaliland to send 5,000 soldiers to Burma to support Turkish effort

Recommended Posts

gooni   

ilaahow umadda jaadka ka qabo,qaadku waa daroogo,wax walba kuu sahlaya diyaarado ma lihini turkigu burma ha na geeyo ku lahaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Nimay Xabashi iyo Kikuuyo xiniinyaha ka siibtay, kolay meel fog kama fakari karo.

 

Somaliland kama lidato dalka yar ee Burundi ee ciidamadeedii Xalane iyo Mogadishu maamula. Ayagaba diyaaraddo malaha laakin hadana waxay leeyihiin han ah inay ciidamadooda gayn karaan meelo shisheeye.

 

Somaliland kalideed waxba ma qaban karto laakin dawladda awooda u leh inay hogaamiyaan waxay ku darsanaysa rag u heelan inay ka qayb qaatan badbaadinta umadda la xaasuqaayo.

 

Hal ku dhega Hargeisa sanadkan waa "Hankaagu ha dhaafo reer Hebel". Waa bashar kula mida ninka aduunka ku dul kaajayaa, maxaa kuu diidaya inaad kartida ilaahay ku siiyay aad adna wixii aad qabsan karayso aad ku dhaqaaqdid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ma dhaafayo hankoodu reer hebel iyo sedexdaa magaalo awoowe

 

mowduuceenu halkaa ma'ahan

5000 oo kumaandoosa haday joogaan hargaysa, may xoogooda ceel biyood ugu qodaan dadkaan reer miyigaa oo ayaga iyo xoolahoodu isku kor bakhtiyeen

 

anigu waxaan u arkaa marqaan hadal han meeshaas kama muuqdo saaxiib

 

burma waxay ku dhex taal dawladaha muslinka ugu owooda badan xag dhaqaale iyo xag ciidanba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this