Sign in to follow this  
cadnaan1

Good example oo ubaahan in dhiirgaliyo

Recommended Posts

cadnaan1   

waa wiil jaamacad kasoo baxay laakiin ku shaqaysta as waiter jazeera hotel oo dadka la yaaban yihiin oo waxan dhaqan ka dhiganay inuu qofka ka xishoodo shaqo laakiin uu shaxaad ku noolaado.

 

xamar waxaad arkaysaa the constructions sector iyo customer serviceka hotelada waxaa ka shaqeeyo ajaanib u badan kenyan iyo ugandan iyo qaar turki iyo hindi ah dhalinyaro badan waxay usoo shaqo tagan shaxaad hotelada iyo xafiisyada dowlada

 

http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/7325-daawo-yaabka-wiil-jamaacada-hargaysa-kaso-baxay-oo-muqdisho-hotel-jazeera-waiter-ka-ah-iyo-sida-dareenkiisa-video

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this