Sign in to follow this  
Saalax

Ethiopian PM: We have no intention of recognizing Somaliland

Recommended Posts

gooni   

(Adille) ama cadayn uma baahna in internet'ka laga raadiyo, itoobiya waligeedba way aqoonsanayd snm farxad ku seexda walaalayaal.

 

dhanka siyaasadda itoobiya iyo somaaliya waa laba dal oo dhul kusoo dagaalamay,dad badana naftooda ku waayeen,dalalka noocaasana aduunka meelay saaxiib ku noqdeen lama sheegin.

 

dawladda somaliya hadda ka jirta haba iska tabar yaraatee waxaa loo baahan inay mucaaradka itoobiya soo dhawayso, xafiis la wada ogyahay kasiiso, amaankoodana ilaaliso Tv'soomaaliana saacad ku yeeshaan ayarimahooda ku falaqaystaan afka amxaarigana ku hadla.

 

dheeli tirka siyaasaddu waa ilaalinta qaranimadaada.

 

haddii kale hal dhinac kaliya bay ka rarnaa, faragilina waligood kaa dayn maayaan,waa afrikaan qaniinyaa kaa fujin karta.

 

Ereteriya waa somali rubeceed agtoodana ma is taagi karaan iska daa inay arimahooda gudaha dhex galaane.

 

cad bisil haddaad miiska u saarto wuu muudsan awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this