Sign in to follow this  
Saalax

The pot calling the kettle black:Musa Bihi says Farmaajo supported genocide

Recommended Posts

Tallaabo   

said:

umaddii badankoodii waa buskootay ilahay mahadiis snm si tartiib tartiiba bay godkii ugasoo baxaysaa

 

adeer qabiil iyo qabyaalad haddaad aaminto adiga wiilkaaga ama inankaaga sidaad u taqaanaan yaa laydiin gar naqi

 

somaalidu waa casabo iyo rixim,casabo waa reer adeerkaa riximna waa reer abtigaa, dhinac walba waa isku qoys.

 

suurta gal ma'ahan Dr,oodweyne inuu wakhti iyo qoraal dheer kaaga lumo,habeenkii 18ka may baan riyooday

 

dadka badankiisu caqligii waa usoo noqday sidii hore xaalku ma'ahan

 

reer waqooyi galbeed alaha xafidee way ogaadeen in badweynta kaluun fiican laga helo,adna wuxuu dhididkii kaaga dhamaaday baraag sii guraysa ha la ag taagnaado

 

raggii dagaalada sokeeye kasoo qayb qaatay mujaahid ha'gu yeerin si xisaabta alle kaaga yaraato waa talo saaxiibtinimo.

Dadkan aad ka hadlaysaa horta waa ayo. Sxb qoraalkani wuxuu ku saabsanyahay dad jumhuriyadda Somaliland kasoo jeeda markaa hamoodin in meesha lagu xusayyo sidii Villa Burundi iyo Gedo loogu dabaaldegay oo loogu soo dhaweeyay ina afwayne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Oodka iyo Barwaaqo, I wouldn't waste my time on a kid suffering from an extreme form of an Obsessive Compulsive Disorder and whose identity is as you found out, fraudulent.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Poor attempt at ad-hominems won't change the fact Musa

Bixi is a cheap war criminal folks. :D If there is one thing

I have a disdain for that is hypocrisy, he should hide

away from the public with his blood soaked hands.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

ciyaalku markay af barad yihiin bay ugu qurux badanbyihiin adeer qoraalku kuma saabsana jamhuuriyadda burindi

 

xaflad aroos oo reer burco gaar u dhigteena ma'ahan akhri cinwaanka oo fahan marka hore,

 

mujaahid umad soomaaliyeed horay u laayay yaa hadana reerihiisii kusii jihaaday asaguna waa soomaali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

macno samayn mayso haddaan xaqiiqda loo dhawaanayn waa un rag iska celin iyo reerkayga aduunkaa laga yaqaan

 

soomaalida dagaaladii sokeeye ay soo mareen haddii la barbar dhigo kuwii ruwanda suuriya ciraaq iwm waxba nama gaarin

 

balse snm waxay abuurtaa cadaawad dhiigga raacsiisan,runtii anigu nin weyn baan ahay waana iisoo bixi weyday sababta nabarka daa'uuska daawada loogu waayay!

 

mar waxaan is iraahdaa aqoonsi bay ku doonayaan cadaawad saa fog ma jirto

 

hadana markaaan dhagaysto odoyaal siyaasiyiin iyo culumada qaarkeed malahaygii hore waa ka shakiyaa

 

awoowe soomaalinimadu faa'iido gaara reer ku qaba ma jiro haddaan luuqadaada ku hadlo soomaalidu waa beelo, wax walbaa ka dhaxayso diin illaa luuqad midab iyo dhaqan qabiilka weyn oo laysugu yimaado waa soomaali

 

haddii aad jeclaato inaad gooni joog ahaato adigoo beela waad lumaysaa waana xil weyn ama waajib in maskax fayow wax lagu xaliyo.

 

tan ugu dambaysa dagaal dambe dhici maayo insha allah awoodda beesha noo kaydi,inta mayalka adag oo aad ka mid tahayna allaha soo hadeeyo

 

Amin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this