Sign in to follow this  
Ahmed Sacid

Puntland regional state in panick: blames Galmudug and SFG

Recommended Posts

Talaado, Oktoobar 11, 2016 (HOL) — War-saxaafadeed Madaxtooyada Puntland laga soo saaray maanta, ayaa lagu sheegay in maamulka Galmudug iyo Dowladda Federaalka ah oo iskaashanaya ay weerarro is-daba-joog ah kuqaadeen Magaalada Gaalkacyo maalmihii ugu dambeeyay.

 

War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in Dagaallada Gaalkacyo uu billowdeen kaddib markii Madaxweynaha Galmudug uu sheegay inuu Gaalkacyo ka taliyo hal maamul, iyadoo intaas lagu daray in Waqooyiga Gaalkacyo ay ciidamada Galmudug iyo ku Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku garaaceen hubka noocyadiisa kala duwan oo ay waxyeello kasoo gaartay shacab, ayna ku burbureen dhismayaal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this