Sign in to follow this  
Barwaaqo

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Cabdilaahi CIro oo booq

Recommended Posts

galbeedi   

Barwaaqo, ina adeer, hawl weyn baad wadaa beryahane waa sidee. Waxaan u malaynayaa in laguu magaacabay Xogayaha war faafinta. .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

said:

Barwaaqo, ina adeer, hawl weyn baad wadaa beryahane waa sidee. Waxaan u malaynayaa in laguu magaacabay Xogayaha war faafinta. .

Malaa wadnahaa ku xanuunay markii aad aragtay inay reer sool kaalintii ay Somaliland ku lahaayeen soo galeen :-D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Galbeedi, Dee waxaan arkay nimankii Somalilanderka ahaa sida Xaaji, Talaabo & Co oo barkinta dheeraystay! Malaha markay arkkeen 5 karoon oo duulaysa ayey iska hawl yaraysteen ama dabaal degii ayaa la dheeraaday. Adigaagii sources wax og wax ka soo xigan jirayna, malaha markaad aragtay waxaad aaminsanayd oo jar ka laalaadda waad ka gaabsatay inaad isbadelka baaxadaa le'eg bal wax ka xusto.

 

Oodweyne isagu waa gaadh-haye meelo kale oo badana shaqo ayuu ka hayaa oon ku soo arkay, halkan lafteedda waa kaa heeganka ku jira. Cidi shaqo ima qorine , waxaan ahay isqor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this