Tallaabo

Kill all but the crows- an Aljazeera documentary

Recommended Posts

biyo-cad   

The general who coined the term “kill all but the crows” is dead in Pakistan.  Who knows Farmaajo might be planning a state funeral for the late general.   

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Axmed warsame allaha u naxariisto wuxuu ahaa nin culumo ah oo hadana dalkiisa usoo shaqeeyay, wuuna kala yaqaanay dilka waajibka ah iyo kan aan waajibka ahayn.

Dadkii walaalaheen waqooyi galbeed laayay hargaysay iminka joogaan, ayagoo qaarna madax ugu yeeray kuwii nolosha ka dhacayna mujaahid.

Ninkaan wax ka barta been idiin sheegi maayee waa waayo arag geesi ah oo aan beeshiisa been iyo dulmi ku raacin waligiis.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 minutes ago, Oodweyne said:

 

And besides there is no higher form of fun for me than to remind little F-aqash piglets (like you and this other fellow) of your yellow-belly sort of "conduct", that was legendary as it was recorded in so many ways throughout the ages of the Somali history....😎

I actually hope that was true. It would mean you been funny and much less aggrieved. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr.oodweyne.

Soo afjara walaal, cuqdadana iska saara, qofkii dhinta (fii dimatilaah) ilaahay baa oofsaday asagaana jano iyo cadaab labadaba haysta.

Waxaad kusoo afjartaan kuna samirtaan, hadii dad idinka dhintay soomaali bay ahaayeen waana lawada dhintay allaha u naxariisti dhamaantood.

Fulay waxaa ah ninkii qarankiisii soomaaliya soo dumiyay, oo sodon sano gaal aqoonsi u ag fadhiya.

Snm ssdf usc spm
Afartaa jabhadood waxaa lagu asaasay qabiilaysi.

Markii laga reebo( ssdf) intooda kale waxay ka dagaalameen lama yaqaano iyo waxa hadafkoodu ahaa

Is waydii su'aashaas isuna jawaab kaligaa.

Snm maxay ka dagaalantay?

Spm waa la yaqaanay shaaha iyo sonkorta yaa loo dhiibtay awrtana way iska daba gashay dambi wayn laguma soo oogi karo.

Usc dhari la kariyay oo bislaaday bay mar kaliya gacanta geliyeen, dharigiina waa jabiyeen wixii ku jirayna waa ciideeyeen ayagana caqligaa ka xumaaday waana la malayn karaa.

Ssdf waa jabhada kaliya oo si toos ah kuugu sheegaysa waxa ay ka dagaalameen.

Waxay leeyihiin dabaqa afraad yaan masaariifta khadamkeena  ugasoo tuuri jirney, inaan talino mooyee waligeen nalooma talin. 

Siyaad barre khaadimkeenii yuu dabaqa saaray waana midda keentay inaan ka dagaalno.

Hadafkoodu waa cadyahay ilaa iyo maantana manhajka wax barashada dooni maayaan inay cid la wadaagaan hadaan garoowe lagu qorin.

Mar labaad aan kuugu celiyo su'aasha snm maxay ka dagaalantay? Kow, labo, sadex.

Soomaalidu waxba kuma kala saarnayn saxiib waadna ogtahay hadaad jaamacdii lafoole dhigan jirtay, ciidanka, iskuulada, shaqaalaha, faqri iyo qani-nimo intaba waa loo sinaa.

Mar sadexaad maxay snm u dagaalantay? Ma inay taliso? Ma gooni isu taag? ma dulum gaara oo lagu sameeyay? 

Maxaa keenay daciifnimada intaa le'eg oo xataa qofkii dhinta aad naxariiste eebe haysto, ugu diidaan?

Isku day mudane inaad wax un lagaa faa'iido adigoo geedaha jaridda badan ka daynaya.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

i asked three times, same question.
Can you answer?

if you do that, i really appreciate because i don't know the reasons snm created. 

Siyaad barre miyuu idin gumaystay?

Ma kaligi talisnimadaa idinku dheeraatay?

Maxuu ka bilowday dagaalka sidaas ba'an maskaxda idinkaga duleeyay?

Waa fahmi waayay xabada intaadnan ridin wixii idinku kalifay oo laydinku sameeyay.

Ma doonayo kadib wixii dhacay.

Intaa kaliya noo sheeg adigoo mahadsan.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

So you have no any answer?
I rather ask Netanyahu he knows better than you.

Salaadda tuko inta yaqiitu kuu imaanayso waa talo walaalkaa soomaaliyeed.

Mowtidana faraha ka qaada mar hadaadnan waxba ku samayn karin intay noolaayeen

Ogowna qofku markuu dhinto la odhan maayo, duriyadda yaa ka jooga meesha iyo markhaati ha la doono.

Qof walba kitaabkiisa asaga qudhiisa, yaa akhrinaya.

Allaha khaatumada noo suubiyo... dheh aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

There is no such low born or high born. 

Alah created us sand and we will back one day for sure

You look victim many times.

First one, your own education, and that is the first and important one.

Snm created our enemy, but they were white english speaker and you know very well, how much we love english speakers.

Ask your self why we updating every year hate and envy all most half century?
Where we got this culture? Odweyne? 

I don't think so.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.