Sign in to follow this  
Saalax

One of the famous sheikhs in Hargeisa Adan Siro regrets being against Riyaale

Recommended Posts

Saalax   

” DAAHIR RIYAALE WAAN KU QALDANEY , KUWII AAN IS LAHAA WAA AY DHAAMAYAAN WAXAANU KA BAQANEYNAA IN AY DADKA IIBIYAAN “.. SHEEKH AADAN SIIRO

 

 

January 22, 2016

 

 

Hargeysa(Ilays-News):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waa weyn ee somaliland waxaa uu is bar bar dhig ku sameeyey xukuumadii Daahir Riyaale iyo Xukuumadan Madaxweyne Siilanyo

 

 

Sheekh Aadan Siiro waxaa uu sheegay in ay ku khaldameen Xukuumadii Daahir Riyaale markii ay mucaaridka ku noqdeen waxaana uu xusay in xukuumadii ay soo saareen in ay hada ka baqayaan inay dadka iibiso waxaana uu yidhi ” dhulkan yar yaa bixiyey waan idiin sheegayaaye waa xukuumadii daahir riyaale kaahin , waanu ku khaldaney ilahay danbigiisa ha dhaafe dadkii halkan ka dagaalamay baan ahaa masaajidkan buu ahaa meeshii laga olaleeyey kuwii aan is lahaa wey dhamaayan waxaanu ka baqaneynaa in ay dadka iibiyaan ” ayuu yidhi sheekh Aadan Siiro

 

 

 

 

 

 

http://ilaysnews.com/index.php/2016/01/22/daahir-riyaale-waan-ku-qaldaney-kuwii-aan-is-lahaa-waa-ay-dhaamayaan-waxaanu-ka-baqaneynaa-in-ay-dadka-iibiyaan-sheekh-aadan-siiro/

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Are these Culumo, politicians or religious leaders?. They should teach people small minimal things like good manners, truthfulness, punctuality, generosity and helping the needy . Although he is telling the truth about the corruption of this government , His Mosque should not be a plat form for any political party.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this