Sign in to follow this  
Mooge

President of Upper Bakool autonomous region: No talks with Sharif Sakin

Recommended Posts

Mooge   

Separatist President of Upper Bakool autonomous region ruled out any talks with Sharif Sakin. Madoobe and Abdiweli are going to have hard time trying to convince this President to talk with Sakiin.

 

MADAXWEYNE BAKOOL SARE OO SHEEGAY INUSAN WADA HADAL LAGA LAYN KOONFUR GALBEED

Garowe-(Puntlandpost)- Madaxweynaha maamulka laga dhisay gobolka Bakool ee la magac baxay Bakool Sare Axmed Maxamed Mashruuc ayaa sheegay inuusan wada hadal lagalayn Koonfur Galbeed.

 

Mashruuc ayaa xusay in wada hadal labo maamul oo kawada hadlaya xiriirka iyo daris wanaaga uu la gali karo Koonfur galbeed, balse uusan marna ula hadlayn inay dib ula midoobaan.

 

Waxaa uu sheegay in dadka dega deegaanada uu maamulka cusub ka jiro inay kasoo gud been xiligii ay Koonfur galbeed kala hadli lahaayeen danahooda, hadase iyagu ay masiirkooda ka tashteen.

 

Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa horay u sheegay inuu wada hadal la furitoona maamulka ka dhinac samaysmay ee Bakool sare.

 

Odayaal ka tirsan Bakool ayaa la sheegay in Madaxweyne Shariif uu kula kulmay Muqdisho,isagoo kala hadlay sidii looga wada hadli lahaa khilaafka jira.

 

Madaxweynaha maamulka la magac baxay Bakool sare ayaa midaa beeniyey sheegayna inaysan jirin Odayaal matalaya maamulkooda oo wada hadal Muqdisho kula qaatay Shariifka

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is baseless,counter-productive like the raasasayr,maakhir state,in reality,they dont exist.it is like baydhabo community declaring buale,saakow and other areas inhabited by their tol as automonomous from Jl,madoobe is limited to the city and even inside the city he is under protection,he has nor the resources,nor the political ability to manage whole JL,he knows his tol is not MAJORITY ninyahow,that is why he is clever not to start inter-clan fightings,all towns,cities are shared in JL,no one clan can dominate.we are waiting until proper SNA is funded and equipped to help this weak manage.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this