Sign in to follow this  
Mooge

Jubaland Liberated Baardheere today

Recommended Posts

Mooge   

niyoow this is a big accomplishment for Jubaland young administration.

 

they kicked Alshabab out of Bardhere today, something the FGS couldn't do for years. we need to congratulate the Jubaland admin.

 

ciidanka-jubaland.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Kismaayo–22 luuliyo 2015–Pi– Howlgalada ka socda Jubaland ee ay wada jirka u bilaabeen Ciidamada Jubaland oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Itoobiya ayaa ah mid wakhti dheer loo tabaabusheysanayay, hadana si xowli ah u bilowdey kasoo dhowaan laguwada xoreyn doono dhamaan deegaanada Jubaland ka taliso.

Waxaa xaqiiq ah in Ciidanka Dowlada Federaalku aysan wax lug ah ku lahayn qabsashadii Baardheere ee maanta, Ciidanka darwiishta ee Jubaland oo kaashanaya walaalaha Kenya ayaa gacanta ku dhigey Baardheere, Deegaanada kale ee iyana ay howlgaladu ka socdaan waxaa ka howlgalaya kuma jiraan Ciidan ka amar qaata Dowlada federaalka amaba ay mushaar siiyaan.

Hoos ka dhagayso Madaxweyne Xigeenka Jubaland oo ka warbixinaya howlgalkii lagu qabtay Baardheere

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

(Dhageyso) Jubbaland oo si weyn usoo dhoweysay gacan ku dhigida magaalada Baardheere.

(Pi Gedo) Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Gen. Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Farataag ayaa si weyn usoo dhoweeyay qabashada magaalada Baardheere oo laga xoreeyay kooxda Alshabaab.

11 barqanimo ee maanta ayaa ciidamada Kenya iyo kuwo Jubaland waxay gudaha u galeen magaalada Baardheere, halkaas oo ay isaga carareen firxadka kooxda Alshabaab.

Alshabaab ayaa mudo 7 sano ah maamulayay magaalada Baardheere oo kamid ahayd meelihii muhiimka ahaa ee ay ku xooganayeen sanadihii ugu dambeeyay.

Gen. Farataag ayaa sheegay shacabka inay ka dulqaadeen dhibaatada Alshabaab ku hayeen, isagoo ugu baaqay inay u dabaal dagaan guusha ciidamada huwantu gaareen.

Kooxda Alshabaab ayaa magaalada Baardheere inta aysan ka bixin waxay ku dileen ilaa dhowr qof oo dadka deegaanka katirsan.

Halkaan ka dhageyso codka Farataag.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge

 

dawladiid desperate pirate ,

 

 

Col Cabaas is in Bardheer speaking live , SNA with Ethiopian and KDF force came from two direction

 

http://saadaalnews.net/?p=70916

 

LIVE: Saraakiisha Gobalka Gedo ”Ciidanka Jubba qeyb kama ahan howlgalka lagu qabtay Baardheere”

Jul 22, 2015 - jawaab

Col. Khaliif Xiirey oo goor dhoweyd la hadlay Saadaal Media ayaa been abuur ku tilmaamay hadalka ka soo yeeray maamulka KMG Jubba ee ku aadan in qabashada Baardheere ay kaalin

http://saadaalnews.net/?p=70910 Page 1 of 5

LIVE: Saraakiisha Gobalka Gedo ”Ciidanka Jubba qeyb kama ahan howlgalka lagu qabtay Baardheere” |

Wuxuu sheegay in ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM oo kaliya ay Baardheere qabteen oo aanay jirin wax ciidan Jubba ah oo Baardheere ku sugan.

FG: Warbaahinta Saadaal Media waxay goor dhow idin soo gudbinaysa wareysi dhinacyo badan ka hadlaya oo ku saabsan Baardheere iyo cidda la wareegtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xabasho degmo Soomaaliya ku taalo qabsatay, call whatever you want to call, 'liberated' it is not. Ciidan Soomaali meel xoreeye iska yar. Xabashi ayaa qabsatay meesha, masaakiintaas dagaalada ka daalay inay barakiciyaan lee rabaan. Berina wey ka baxaayaan, kuwii kale soo noqonaayo. Jug jug meeshaada joog ahaa. Filin ay Xabashada ku bilowday Koonfur Galbeed ilaa iyo bartamihii sagaashameyadii socdo.

 

It is a shame qof Soomaali kula sheeganaayo, yet supporting Xabashida. Ceeb looma dhinto ileen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this