Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Suldan Wabar Arrested inside Ethiopia by Ethiopian security forces

Recommended Posts

War-Deg-dag Ah:Ciidamada Faderaalka Itoobiya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Suldaan Waber

 

Hargeysa(ramaas)10.Jan.2015:-Waxa goor dhaweyd ay ciidamada faderaalka dawlada Itoobiya ay gacanta ku dhigeen Suldaankii dhawaan duurka galay ee Suldaan Waber.

Ma jiraan illaa hada warar faah faahsan oo arrin la xidhiidha, balse sida ay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay u xaqiijiyeen mareegta ramaasnews ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya oo muddooyinkii danbe suldaanka dusha kala socday ay ku ruqaansadeen aaga uu joogay, waxaana la sheegay in isaga iyo sida oo kale nimanka kale oo la socdayba gacanta lagu dhigay, illaa hadana lama soo sheegin wax khasaare ah oo halkaasi ka dhashay.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa dhawaan ay ahayd markii uu ciidamada amar buuxa uu siiyey in ay gacanta ku soo dhigi karaan Suldaan Waber, waxaana arrintan la la xidhiidhinayaa in ay tahay mid salka ku haysa hadalkii madaxweyne Siilaanyo, balse illaa hada ma cada in suldaanka loo soo gudbin doono dhinaca Somaliland iyo in kale.

Suldaan Waber oo ka mid ah madax dhaqameedka ka soo jeeda gobalka Awdal, ayaa muddooyinkii danbe ku jirey duurka ka dib markii uu ku dhawaaqay hadalo lid ku ah qaranka Somaliland.

ramaasnews

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/News/War-Deg-dag-AhCiidamada-Faderaalka-Itoobiya-Oo-Gacanta-Ku-Soo-Dhigay-Suldaan-Waber.html#sthash.mrbNdkyo.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninki Axmaaar dugsada Jeel Axmaar bu ku danbeya is the moral of the story , bal maxa Boramadisa ka kaxeeyey thinking the Xabashis would give him safe haven lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Xaaji, That is a big lie. I know Somaliland is desperate these days, but that is not a consolation. . A friend of mine did talk to the Suldaan in conference call few hours ago inside Awdal Border.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Xaaji, I think there's conspiracy against Sland ninyaow,

 

 

Tedros and IGAD, "Reaffirmed its respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence, and unity of Somalia."

 

It seems since Somalis failed to come to their senses; the world has embraced tribal federalism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Ninki Axmaaar dugsada Jeel Axmaar bu ku danbeya is the moral of the story.

 

So you're saying we're all screwed? Saaxiib from Kismayo to Djibouti--we're all amxaar subjects at the moment. Ha is ceebeenin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Che, Tribal federalism is the way. Tribal identity is bigger than ethnic identity. In ethnic communities, people embrace and acknowledge their differences and try to find the middle ground.

 

Halkan tuug ayaa kuugu soo dhumanaya magaca reerkiisa oo ku xadaya. In the real world Hirsi, Samaale and Cakuuse will not be a minister in any legitimate government.

 

Traditionally, tribes are independent confederates.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che Igad believed that from the begining and it has been their policy but its Just lip service to somalias authorites in xamar. But in the mean time they will continue their divisive politics in particular kenya and in ethiopia Will continue to intervene in somalias internal affaire. what is being said in the open and what happens behind the scènes are two different things. There for I dont believe there is a shift in policy same policy different communique.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

This arrest never happened xaaji. nobody else is reporting it xaaji. this was a desperate call from Somaliland authority which is now reduced to fabricating fake news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this