Mooge Posted January 11, 2015 if Ilkojiir is in this list, then CCC has proven once again that he is warrior fighting for Puntland's voice. niyoow Ilkojiir is a hardcore Puntlander who will make sure Puntland's voice is heard in any position he takes. puntland has been demanding that ilkajiir is included in this list. http://www.galgalanews.com/2015/01/05/puntland-oo-riixaysa-gen-ilkajiir/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted January 11, 2015 lol meeqaa ilkojir ayaa jirta hadaad maqashay magacaasi ma kii aad taqaanay ayaad moodaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted January 11, 2015 another name on the list the new deputy pm mohamed omar arte qaalib Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted January 11, 2015 guys hada ayey live uga socotaa radio muqdisho magacaabista Quote Share this post Link to post Share on other sites
thefuturenow Posted January 11, 2015 1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen 2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda 3. Cabdulqaadir Sh. Cali Ibrahim “Baqdaadi” Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta 4. Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka 5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda 6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga 7. Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga 8. Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha 9. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada 10. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda 11. Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga 12. Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka 13. Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha 14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska 15. Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 16. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada 17. Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta 18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha 19. Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada 20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha 21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska 22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska 23. Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda 24. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka 25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa 26. Saciid Xuseen Ciid Wasaaradda Caafimaadka State Ministers 1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha 2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada 3. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka 4. Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga 5. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga 6. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda 7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka 8. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda 9. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka Deputy Ministers 1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda 2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta 3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka 4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda 5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga 6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga 7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha 8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada 9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda 10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga 11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka 12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha 13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska 14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada 16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta 17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha 18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada 19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha 20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska 21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska 22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda 23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka 24. Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa 25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka http://www.hiiraan.com/news4/2015/Jan/97717/somali_pm_names_new_cabinet.aspx Quote Share this post Link to post Share on other sites
thefuturenow Posted January 11, 2015 <cite> @Mooge said:</cite> niyoow, I don't know why CCC is fighting qoslaye over this. meshan waxba ma yalan ee saxibis u daa tuuga, adiguna Puntland iyo howlahaga wado niyoow till 2016. we know qoslaye is not going to reform and you took the job knowing he is corrupt to the core and will not care about anyone else other than his equally corrupt friends so let it go niyoow. maxa cirirka kenay. lol HSM & CCC gov off to a good start. They came to an agreement and named ministers within 30 days. Top ministers returning means better continuity and faster progress. Good things to come IA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted January 12, 2015 Continuity was the missing ingredient in the past governments. I am glad to see Beyle, Dhuxulow and Co. return and continue in their respected positions. This can break the useless and stupid swings we accustomed to every 12 months or so. PPL like Beyle need to be given respectable time, in order to leave positive marks on the recovery of this unfortunate nation. Kudos to HSM and CCC to show the path for a compromise and mutual respect that was missing from Nomad politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites